Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda
|
|
- Eeva-Kaarina Nieminen
- 9 vuotta sitten
- Katselukertoja:
Transkriptio
1 Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda Juwanka dawada ee internetka Kaydka faylasha macluumaadka bukaanka
2 Adeegga Kanta waa mid kuu dhow Meel kasta oo ad ka dagantahay Wadanka Finland. Juwanada dawada ee internetka iyo kaydka faylasha macluumaadka bukaanka waxa isticmaala hayadaha adeegga daryeelka caafimaadka bixiya ee dowliga ah iyo kuwa an dowliga ahayn ee hantida khaaska ah. Adeegga Kanta Wuxuu ku socdaa muwaadiniinta Wuxuu ku socdaa farmasiyada Wuxuu ku socdaa hayadda dowliga ah ee bixisa adeegga daryeelka caafimaadka Wuxuu ku socdaa hayadda hantida gaarka ah ee bixisa adeegga daryeelka caafimaadka Farmasiyada ku yaala ku yaalla Finland oo dhan ayaa awooda inay bixiyaan dawooyin lagu qoray juwanada daawooyinka ee internetka. Adigu waxad awoodaysaa inaad juwanada daawooyinkaaga iyo macluumaadka daryeelkaaga ka eegato adeegga Omakanta.. Adeegyada Kanta ee si khaas ah adiga kuu khuseeya: Omakanta ( Juwanka dawada ee internetka ah Kaydka faylasha macluumaadka bukaanka Adeegga Kanta macluumaadkaaga waxa loogu falanqaynayaa qaab aamin ah oo badbaado ah. Macluumaadkaagu waa kuwo si adag looga difaacay in uu qof saddexaad arko. 2 kanta-palvelut
3 Juwanka dawada ee internetka Juwanada dawada ee internetka waxa isticmaala farmasiyada oo dhan, hayada adeegga daryeelka caafimaadka ee dowliga ah iyo haayadaha dhamaan wada bixiya adeegyada daryeelka caafimaadka ah ee hantida gaarka ah ku jira. Juwanka dawada ee internetka sidan ayuu u shaqeeyaa: Dhakhtarku waxa uu kuu qorayaa juwan dawoda ad u baahantahay laguugu qoray kadibna wuu saxeexayaa. Kadib waxa uu ku kaydinayaa xarunta juwanada dawoyiinka ee Reseptikeskus. Warqad ahaan ayuu lagugu siinayaa macluumaadka lagaaga hagayo qaabka ad dawooyinka u qaadanayso iyo magacyada dawooyinka. Dawadaada waxad ka soo qaadan kartaa farmasi kasta oo ad rabto. Macluumaadka juwanka dawooyinka ee internetka waxa lagu kaydinayaa xarunta juwanada dawooyinka ee Reseptikeskus muddo 2,5 sano ah, kadibna waxay galayaan faylasha kaydka juwanada dawooyinka ee Reseptiarkisto halkaasna waxay kayd ku ahaanayaan 20 sano. Haddii uu qof kale kaaga soo qaado dawadaada farmasiga waa in uu wataa warqadahaaga hagitaanka bukaanka ah iyo kaarkaaga Kelada. Marka uu qof kuu adeegaya kuu soo dalbayo ama doonayo lacagta kabitaanka ah ee dawooyinka waa in uu wataa kaarkaaga Kelada ama oggolaansho kaa socda oo qoran oo u idmiya in uu dalban karo macluumaadkaaga ku saabsan kabidda lacagta dawooyinka. Guud ahaan dawooyinka maanka dooriya iyo dawooyinka saameeya nidaamka xarunta u ah nerfyada ee jidhka qofka waa in internetka laga dhex sameeyaa juwanadooda laga bilaabo meelaha nidaamka juwanada internetka laga isticmaalo oo dhan. Dawooyinka kale waxa ad u heli kartaa juwano dawada oo warqad ku qoran illaa , taasoo ah ilaa dhamaadka Sähköinen resepti ja Potilastiedon arkisto 3
4 Faaidooyinka juwanada dawooyinka ee internetka Marka ad bixiso oggolaansho u idmaya in uu qof kuu adeego waxa uu kuu qaban karaa shaqooyinkan xiga: in uu dalbo macluumad lagu soo koobay dawooyinka ad isticmaasho oo dhan in uu ogaado dawooyinka ad isticmaasho oo dhan in uu dalbo in juwanada dawooyinkaaga la baabiiyo marka baahida dawada ad u qabto ay dhamaato in uu dalbo in juwanka dawada internetka ah laguu cusboonaysiiyo Oggolaansho qoran waxad siin kartaa tusaale ahaan shaqaalaha guryaha daryeelka ama qofka ku matala ee guryaha adeegga ka shaqeeya. Markaas kadib waxa u suuro gal ah in uu qofkaas kuu dhameeyo arrimaha kaaga xidhan juwanada dawooyinka. Waa adeeg sahlan oo isticmaalkiisu fududyahay Waa adeeg adkayna sii socodka daryeelkaaga caafimaad waxa uuna fududaynayaa maamulka dawooyinkaaga oo dhan Dawada kuugu qoran juwanka internetka ma aha mid kaa lumi karta ama mid lagaa xadi karo ama mid la been abuuri karo Adeeggu waxa uu sidaas ku xoojinayaa badbaadada bukaanka. Macluumaadkaagu waxay ku jiraan kayd badbaado ah. Waxad ka dhexdirsan kartaa adeegga Omakanta codsigaaga cusboonaysiinta juwanka dawada. Waxad la socon kartaa codsiga cusboonaysiintu halka uu kuu marayo. Haddii ad rabto waxad ka cusboonaysiin kartaa juwanka dawadaada farmasiga ama xarunta daryeelka caafimaadka. 4 kanta-palvelut
5 Qof kasta kaama arki karo macluumaadkaaga Waxad ka dhex heli kartaa ogaysiin marka laguu cusboonaysiiyo juwanka dawada, ogaysiinta waxa laguugu soo dirayaa fariin ahaan tilifoonkaaga gacanta. Adiga ayaa ka eegan kara Omakanta juwanada dawooyinka laguu soo qoray iyo dawooyinka ad juwanadaas ku iibsatay. Haddii anad isticmaalin kompiyuutar waxad heli kartaa dawooyinkaaga oo dhan macluumaadkooda oo warqad laguugu daabacay. Waxad warqada ka heli kartaa farmasiga iyo xarumaha daryeeka caafimaadka. Dawada waxad ka doonan kartaa farmasi kasta. Si waadix ah ayaa loo qoondeeyay cidda arki karta macluumaadkaaga ku jira xarunta juwanada dawooyinka ee Reseptikeskus: Dhakhtarka dawada qoray wuu arki karaa dawada uu qoray. Dhakhtarka ama kalkaaliyaha caafimaadkaaga daryeelay wuu arki karaa dawooyinka laguu qoray iyo juwanadaada internetka ku jira hadii ad afka uga idinto. Adiga oo anan idmin dhakhtarku ma arki karo macluumaadkaaga wixii an ka ahayn xaalad kadis ah oo halis wadata. Adeegga Omakanta waxad ku dooran kartaa cidda arki karta macluumaadka juwanadaada dawooyinka. Dhakhtarku mar kasta wuu arki karaa dawooyinka uu isagu ama iyadu kuu qortay. Adeegga Omakanta waxad ku diidi kartaa in ay dhakhtaro kale iyo farmasiyo kale kaa arkaan dawooyinka laguu qoray. Markaas xasuuso inaad farmasi kale ka heli karin dawada kuu qoran ilaa ad tusto juwanka dawada oo daabacan ama warqada hagitaanka qofka bukaanka ah kuwa ku qoran. Sähköinen resepti ja Potilastiedon arkisto 5
6 Faylasha kaydka ah ee macluumaadka bukaanka Macluumaadka ku saabsan daryeelkaaga caafimaad waxa lagu kaydinayaa kaydka faylasha macluumaadka bukaanka. Dhakhtarada ama kalkaaliyeyaasha ku daryeela ayaa arki kara maclumaadkaagii bukaannimo ee hore meel kasta oo ay Finland ka joogaanba, haddii ad u idinto. Arinkan wuxuu sahlayaa in macluumaadka ku saabsan daaweyntaada iyo daryeelkaaga uu hore u gudbo si ayna u dhicin in baadhitaano amo daaweyn isku mida lagugu celiyo. Nidaamka lagu kaydiyo faylasha bukaanka macluumaadku tartiibtartiib ayaa loogu siyaadinayaa. Imika waxa lagu kaydiyaa macluumaadka daryeelkaaga iyo jawaabaha baadhitaanada. Adeegga Omakanta waxa uu sahlayaa inaad arki karto macluumaadkaaga bukkaannimo adigoo ka eehaya faylasha lagu kaydiyo macluumaadkaas oo la dhaho Potilastiedon arkisto. Adeegaas waxad ka heli kartaa ciwaanka 6 kanta-palvelut
7 Adiga ayaa sameyn kara cidda isticmaalaysa macluumaadkaaga bukaannimo Macluumaadka kaydka ah bukaannimadaada looma gudbin karo shaqaalaha kale ee daryeelka caafimaadka, haddi anad raali ka ahayn. Haddii ad u idinto waxay suurogalinaysaa in baadhitaanada iyo xanuunada lagugu sheego aynan noqonin in dib laguugu celiyo. Taasi waxay suuro galinaysaa in badbaadada daryeelka caafimaad uu kordho. Sidoo kale waxa arrinkaas ku dhaqaaloobaya lacag iyo wakhti. Waxad sidoo kale diidi kartaa isticmaalka macluumaadaaga ee xarumaha kala duwan ee daryeelka caafimaadka ah. Oggolaanshohaaga iyo diidmadaadaba waxad ku gudbin kartaa adeegga Omakanta iyo ama xarunta daryeelka caafimaadka. Adeeg badbaado ah Kaydka maacluumaadka bukaannimada (Potilastiedon arkisto) ku jira oo dhan waxa loo falanqaynayaa qaab aamin ah oo badbaado ah. Qof saddexaad ma arki karo maclumaadkaaga. Kaydka macluumaadka bukaannimada (Potilastiedon arkisto) macluumaadka lagu kaydiyo waxa falanqayn kara oo kaliya dadka xirfadda daryeelkaaga caafimaad u leh. Inta anan macluumaadkaaga laga soo saarin kaydka waa in la hubiyaa in adiga iyo qofka macluumaadka soo saaraya ay idinka dhaxeyso xidhiidh daryeel caafimaad ku salaysan. Adeegga Omakanta waxad kala socon kartaa meelaha macluumaadkaaga loo gudbiyay ama farmasiga macluumaadkaaga lagu falanqeeyay. Sähköinen resepti ja Potilastiedon arkisto 7
8 Halkeen ka heli karaa macluumaad dheeri ah? Bandhigga Omakanta Su aalaha marar badan la waydiiyo Bixi talobixin waydiina su aalo Waaxyada xarumaha caafimaadka Farmasiyada Kanta-palvelut, Kela 11/2015
SOMALI. Ka qayb qaado!
SOMALI Ka qayb qaado! Mannerheimin Lastensuojeluliiton Varsinais-Suomen piiri ry Perhetalo Heideken (Guriga Qoyska Heideken) Sepänkatu 3 20700 Turku Telefoon. +358 2 273 6000 info.varsinais-suomi@mll.fi
KU SOCOTA AKHRISTAHA
La noolaanta HIV KU SOCOTA AKHRISTAHA Qoraalku waxa uu ka koobanyahay macluumaadka la noolaanshaha HIV. Waxa la abuuuray iyadoo la kaashanayo HUS (Cisbitaalka Degmada Helsinki iyo Uusimaa) rugta caafimaad
Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)
Vammaisen TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU TALAGALAY maahanmuuttajan QOFKA NAAFADA AH EE WADDANKA U SOO GUURAY palveluopas Xarunta Vammaisten taageerta dadka maahanmuuttajien waddanka u soo guurey tukikeskus
Buuggayga xasuus qorka
Buuggayga xasuus qorka Wuxuu dadka soo galootiga ah ka caawinayaa sidii ay wax uga qabsan lahaa xafiisyo badan oo Helsinki ku yaal Magaca: Taariikhda. Qofka shooshalka kuu ah Telefoon: Qofka haggaha shooshalkaaga:
QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA
QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA Fiinish Soomaali Sosiaalialan sanakirja suomi somalia Julkaisija: Vammaisten maahanmuuttajien tukikeskus Hilma Vammaisfoorumi ry www.tukikeskushilma.fi Paino: Bookwell Oy, Jyväskylä
Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:
Buugeyga xusuusta Magac: Taariikh: Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel: SOCCA - Pääkaupunkiseudun sosiaalialan osaamiskeskus Käenkuja 3 a B, 1.krs PL 7409, 00099 Helsingin kaupunki www.socca.fi
HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?
HAGAHA xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Jelena
Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna. www.hameenlinna.
1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista Finland. Hagaha waxaa ku jira is-diiwaangelinta,
Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää
Sharciga sinnaanta -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää Maajo 2004 Qoraalkan waxaa sameeyey mashruuca SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää (Mashruuca SEIS Finland
Latalin ku saabsan deggenaanshaha
Hai degenaha! Halkan waxad ka helaysaa warbixin ku saabsan sida loo degenaado guryaha-ijaarka ah. Latalinta waxaad ka helaysaa meelahan Sida wanaagsan ee loola deggenaado dariskaaga Daryeelka iyo nadiifinta
Deegaan lagu raaxeysto
Deegaan lagu raaxeysto Guri qaabka aad jeceshahay Howsha ugu muhimsan ee guryaha SATO waa iney sahashaa macamisheda adeeg guri oo kaamil ah. Adeega halku dhigiisu yahay "Guri qaabka aad u jeceshahay" waxay
WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA
WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA KU SOO DHAWOOW KA NOQOSHADA MACAAMIIL EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAXSOOSAARKA! Xafiiska shaqabixinta iyo wax soo
Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?
Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah? Somali Pääkaupunkiseudun Omaishoitajat ja Läheiset ry, YOMO-projekti Hagaha afka finnishka waxaa soo koobay islamarkaasna waqtiga la simay: Koskela,
Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?
Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad? Tilmaamo iyo warar meelaha la xiriirayo ah oo loogu talagalay dadka takooridda iyo cunsuriyadda loo geystey Sii dhaweyn Takoorid waxaa la dhihi karaa, haddii dadka
SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN
SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN -kurssin toteutus ja materiaalit Tervetuloa Ouluun -kurssin toteutus ja materiaalit 3 Kurssin toteutus 6 Macluumaad aas aasiya oo ku sahabsan Finland 6 Perustietoa Suomesta
Ku soo dhowow Finland
SOMALI Ku soo dhowow Finland Warbixin aasaasiya oo la xiriirta ku noolaanshaha iyo daganaashaha Finland Usoo guuris Finland? Xageen wax ka billaabaa? Xali marka hore arrimahan, markii aad usoo guurto Finland
HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA
somali HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA Ohjeita päivähoidossa olevien lasten infektioiden ehkäisyyn ja hoitoon Magaaladda Tampere Xannaano Adeegga caafimaadka
Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto
Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry Nidaamka kirooyinka Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto TUSMADA BUUGGA Kahor inta aan heshiiska la gelin... 3 Wareejinta guriga
Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA
Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA 1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista
GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA
GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA -KESKUSTA BULSHADA FINISHKA AH BARKEED WAXAY DEGAN YIHIIN GURYAHA DABAQYADA AH KUWAAS OO LEH QAAB NOLOLEED WANAAGSAN OO AMAAN LEH. KUSOO DHAWOW KOOXDEENA! JAWIGA
SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali
SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali Tässä materiaalissa esitellään 7. 9.-luokkalaisille suunnattu oman äidinkielen (somalin kieli) tukemista edistävä oppimateriaali. Oppimateriaali on valmis käytettäväksi
Hurdo iyo hurdo xumo
Barnaamijka ETNIMU, koorsada horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 9aad. Hurdo iyo hurdo xumo Hurdo Hurdada waa xaalad maskaxeed ee dadka, taas jarta jiritaanka xiriirka jirka. Inta hurdada lagu jiro
JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA
JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETIMU, kaas
Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah
1 (8) SÄHKÖASENNUSSANASTO SUOMI A Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa D Diodi E Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys Evakuoida
Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka
Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka Ka jawaabista su aalo-weydiintu waa mid aan qasab aheyn. Ka dooro su aalaha lakala dooranayo tan sawirka ugu fiican ka bixineysa xaaladdaada
Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda
Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad Farxada maskaxda Firfircoonida maskaxda Farxada iyo qalbi wanaaga waa saxiibada maskaxda Anaga guud ahaanba, qof walba waxaa u gaar
Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin
1 Abdiasis Omar Naasir / ISOK SÄHKÖASENNUS Suomi - Somali Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa Diodi Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys
Ma hadli karnaa? Mashruuca
Ma hadli karnaa? Casharrada wada sheekeysiga ah iyo Hanaanka Kulanka waalidka Khamriga iyo waxbarashada maandooriyeyaasha ee ardayda fasallka 5aad iyo 6aad Mashruuca Qoreyaasha: Jenni Helenius, Maareeyaha
Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola
Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada TUSMADA BUUGA HOR U DHAC! 1. CARUURTU WAA
SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda
SOMALI Tilmaanbixiye ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda qada waxbarasho xirfadeed dugsi sare xiriirrada bulsho goob shaqo oo loo
Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 3aad Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka Xasuustu waa mid iskuxirxiran taasoo maskaxda neerfaha iyo xuubkiisa wada shaqayn
Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla
Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla KOTISIVU 1 KLIKKAA ja valitse ELÄINTARHA, TARINATALO TAI KIELISEIKAILU Guji / riix oo kala dooro BEERTA XAYAWAANKA, AQALKA SHEEKADA AMA DALXIISKA
Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland
Af Soomaali - somali hage ganacsi Kaganacsiga dalka Finland Horudhac Horudhac Dadka dalka u soo guurey inay aasaastaan ganacsi ay ayagu leeyihiin waa hab wanaagsan oo ay dalka Finland uga shaqaaloobi karaan.
Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011
Somaliopettajien Yhdistys Suomessa ry - Lärarna i somaliska i Finland rf Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011 Waqtiga: 20. 22.10.2011 Magaalada iyo meesha: Xarunta dhaqamada Sofia,
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada. Dareemada adduunka Marka la indha indhaynaayo degaanada waxaa la istimaalaa dareenka. Si joogto ah ayaan ula soconaa
WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY
XAFIISKA ARRIMAHA U SOO GUURIDDA WADDANKA WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY MAGANGALYO CODSADAHA SHARFTA LAHOOW Waxaad Finland ka codsatay badbaadin caalami ah, taas oo macnaheedu yahay
Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah
Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah Daryeel deegaanka sidoo kalana dhaqaale Kusoo dhawow Finland! Finland waa wadan kuyaala waqooyiga oo leh dhir iyo wabiyo badan. Dabeecad iyo biyo nadiifi
Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo
Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti 11.5. iyo 18.5.2011 FT Sylvia Akar, Helsingin yliopisto, FT Marja Tiilikainen, Helsingin yliopisto
YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA
YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI-ENGLANTI-SOMALI SANAKIRJASTA Suomen Somalia-verkosto on Somalian
Q A A M U U S I S L A A M I A H:
Q A A M U U S I S L A A M I A H: SOOMAALI-FINISH ISLAM-SANAKIRJA: SOMALI-SUOMI 1 1. Painos / Dab cadii koobaad 2008 IQRA Islam Yhdistys ry, M. Abdulkarim ja M. Elo Kopiointioikeudet: Tätä kirjaa voidaan
Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah
Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah GURIGA IYO RAAXADA Gurigaaga laftigiisa ayaa noqon kara
Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay
Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay 1 Tusmooyinka Sideen usoo sheegaa danbi?...4 Waa maxay diyaarinta baadhitaanka?...5 Waa maxay amarka xayiraadu?...6 Maxaa ka dhexdhaca
Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah
Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah TUSMADA Akhristaha qaaliga ahow, Qish kooban oo ku saabsan degganaanshaha... 3 Nagula soodhawaada Finland, Tampere! Kustantaja: Tampereen kaupunki
Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda
1(6) Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda FT Tuija Saarinen Horudhac. Tirada kurdida aduunka waxaa lagu qiyaasaa tiro kala duwan. Iyadoo kooban sida
Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay
Säännöt/Shuruudaha Solay 1 Nimi, kotipaikka ja tarkoitus Magaca, xarunta iyo ulajeedada. 1 Yhdistyksen nimi on Somaliland seura ry:n nuoriso- osasto (SOLAY). Yhdistyksen kotipaikka on Helsingin kaupunki.
JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012
JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012 Järjestötiedote Maahanmuuttajajärjestöt kotouttajina Järjestöhautomo ja Pohjanmaan Etno järjestävät 15.5.2012 Vaasassa seminaarin, joka käsittelee maahanmuuttajajärjestöjä
Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013
Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013 Sisällys Johdanto 3 1. Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen toiminta-ajatus 3 2. Maahanmuuttajataustaisen lapsen polku 3 3. Kotoutuminen 5
AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI
AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI Oma kieli, oma mieli Oman äidinkielen oppiminen taiteen keinoin päiväkodissa Warda Ahmed ISBN 978-951-98493-4-8 Teksti: Warda Ahmed Tekstin tuottamiseen ovat osallistuneet
Rikosseuraamusalan sanastoa
Rikosseuraamusalan sanastoa SUOMI SOMALI Finnish Somali apulaisjohtaja maamule ku-xigeen arviointikeskus xarunta qiimeynta asianajaja qareen erikoissuunnittelija qorsheeye gaar ah erityisohjaaja hage khaas
1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)
olo q» date reliioso olo 7 K (2003) KE2a7 1. Kaikki kaatuu, sortuu uust Forsma (Koskimies) olo 14 olo 21 3 3 3 3 3 3 3 3 Ÿ ~~~~~~~~~~~ π K (2003) KE2a7 uhlakataatti (kuoro) - 2 - Kuula: - 3 - uhlakataatti
Kanta-palvelut vauvasta vaariin ja mummiin
Kanta-palvelut vauvasta vaariin ja mummiin Sähköinen resepti Potilastiedon arkisto Kanta-palvelut ovat ulottuvillasi asuitpa missä päin Suomea hyvänsä. Sekä julkisen terveydenhuollon että yksityisen terveydenhuollon
MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA
MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA Busteyo Barale Opinnäytetyö, syksy 2016 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Barale, Busteyo. Maahanmuuttajalapset tulkkeina.
HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA
HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA Emilia Fagerlund (toim.) WILPF, Suomen osasto Women s International League for Peace and Freedom (WILPF) on kansainvälinen naisten rauhanjärjestö, joka toimii
AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK
1 UU mmk 2006 AIKAKAUSLHDT 75 : O R V A I L m U J Am I M Kää JAS ä M A KU r 0 1 ä y ö d K h h H r Sm Sr SSSSh ärkkää RUOKA, JUOM A, KITT IÖ, M AT K A ILU, HY VIVO ITI r y, y 3 ää & r h r d 2008 öö r g
Suomeksi Näin käytät sähköistä reseptiä
Suomeksi Näin käytät sähköistä reseptiä Kaikki apteekit ja julkinen terveydenhuolto ovat jo liittyneet sähköisen reseptin käyttäjiksi. Yksityinen terveydenhuolto siirtyy parhaillaan vaiheittain sähköisen
Apteekkisopimus Päihdelääketieteen torstaikoulutus Maritta Korhonen, Kela Kanta-palvelut
Apteekkisopimus Päihdelääketieteen torstaikoulutus 4.10.2018 Maritta Korhonen, Kela Kanta-palvelut 1 Kanta-palvelut Kaikille kansalaisille Apteekeille (~810) Julkiselle terveydenhuollolle ( > 1000 palveluyksikköä)
PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö
PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö Adil Mohamed Opinnäytetyö, kevät 2018 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Mohamed, Adil Omar.
HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA
USUNTO X.. HYNÄÄN UUN UNTTEN o Hgo h y Coygh öyy Fd Oy X X SSÄYS YESTÄ... OHJ J OHJESOOSUHTEET... To j... To j... To, j... To j... To j... To j U... UEEN RENNETTUUS UONNOSEEN ERUSTUEN.... Yä.... R....
K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A
K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A 2 0 1 7 Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A Forssan kaupunki Talousarvio ja -suunnitelma 2017-2019 / T O I M I A L A P A L V E L U 50 YHDYSKUNTAPALVELUT 5 0 0 T E
Suomeksi Potilastiedot valtakunnalliseen arkistoon
Suomeksi Potilastiedot valtakunnalliseen arkistoon Potilastiedot tallennetaan jatkossa valtakunnalliseen Potilastiedon arkistoon. Potilastiedon arkisto on osa uutta terveydenhuollon tietojärjestelmää,
Omakanta on kansalaisille tarkoitettu verkkopalvelu
Omakanta portti omiin terveystietoihisi Omakanta on kansalaisille tarkoitettu verkkopalvelu näet omat hoitotietosi ja sähköiset reseptisi voit itse päättää, miten terveystietojasi käytetään terveystietosi
Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle
32 758 Marina Kostik Joulu Naiskuorolle 2017 Copyright by the Composer All Rights Reserved No part of this publication may be copied or reproduced in any form or by any means without the prior permission
Kanta-palvelut, Kelan näkökulma
Kanta-palvelut, Kelan näkökulma Pia Järvinen-Hiekkanen Lääkäriliitto 6.3.2014 Kela Kanta-palvelujen toteuttajana Kela on myös iso IT-talo Tietohallinnon toimialalla toimii IT-osasto, Tietohallinto-osasto
SOTE-TIEDON TOISSIJAISEN KÄYTÖN LAINSÄÄDÄNNÖN VALMISTELU
SOTE-TIEDON TOISSIJAISEN KÄYTÖN LAINSÄÄDÄNNÖN VALMISTELU Kehittämispäällikkö Arto Vuori, THL Tietovarantopalvelut Tietoarkiston ja ATT-hankkeen seminaari, Tampereen yliopisto 17.3.2016 17.3.2016 1 SOTE-TIETO
Kanta-palvelut asiakkaan tueksi. Potilaan päivä, Kuopio Konstantin Hyppönen
Kanta-palvelut asiakkaan tueksi Potilaan päivä, 17.11.2016 Kuopio Konstantin Hyppönen Kanta-palvelut Kansalaisille Apteekeille (~810) Julkiselle terveydenhuollolle ( > 1000 palveluyksikköä) Yksityiselle
Kanta- Tiedonhallintapalvelun lääkityslistamiten se auttaa meitä
Kanta- Tiedonhallintapalvelun lääkityslistamiten se auttaa meitä 20140303 THL / OPER - Heikki Virkkunen; THL/TILU päivi mäkelä-bengs, Riikka Vuokko 1 Kanta koostuu kolmesta osakokonaisuudesta Sosiaali-
Kirjainkiemurat - mallisivu (c)
Aa Ii Uu Ss Aa Ii Uu Ss SII-LIN VII-LI-KUP-PI I-sot, pie-net kir-jai-met, sii-li neu-voo aak-ko-set. Roh-ke-as-ti mu-kaan vaan, kaik-ki kyl-lä op-pi-vat! Ss Har-joit-te-le kir-jai-mi-a li-sää vih-koo-si.
Kanta-palvelut sosiaalihuollossa ja asiakastiedon kirjaamisen kehittäminen
Kanta-palvelut sosiaalihuollossa ja asiakastiedon kirjaamisen kehittäminen Koulutusorganisaatiot Kansa-koulu-IIhankkeessa -aloitusseminaari Sisältö Kanta-palvelut sosiaalihuollossa Sosiaalihuollon asiakastiedon
Kanta-palvelut graafinen ohje , versio 6.0
Kanta-palvelut graafinen ohje 18.9.2017, versio 6.0 Sisältö Kirjoitusasu Palvelut, taivutus, kieliversiot Tunnus Värillinen, musta valkoinen, värillisellä taustalla ja pohjalla sekä suoja-alue, mittasuhteet
Resepti Potilastiedon arkisto. Kanta-palvelut vauvasta vaariin ja mummiin
Resepti Potilastiedon arkisto Kanta-palvelut vauvasta vaariin ja mummiin Kanta-palvelut ovat ulottuvillasi asuitpa missä päin Suomea hyvänsä. Sekä julkisen terveydenhuollon että yksityisen terveydenhuollon
Kansallisen arkiston ja ereseptin tilannekatsaus Terveydenhuollon atk päivät 25.5.2009 Erkki Aaltonen
Kansallisen arkiston ja ereseptin tilannekatsaus Terveydenhuollon atk päivät 25.5.2009 Erkki Aaltonen Esityksen sisältö KanTa ja sen tausta Käyttöönotto ja tilanne nyt Mikä muuttuu eresepti earkisto Omien
Sähköinen resepti Terveystalossa
Sähköinen resepti Terveystalossa Sähköinen resepti Terveystalossa Terveystalo on siirtynyt sähköisen reseptin eli ereseptin käyttöön. Kaikki apteekit ja julkinen terveydenhuolto ovat siirtyneet sähköiseen
Henrietta Linde 5.2.2013. Proviisori
Henrietta Linde 5.2.2013 Proviisori Sähköinen lääkemääräys (eresepti) Kansallinen Terveysarkisto (KanTa) on yhteinen nimitys terveydenhuollon valtakunnallisille tietojärjestelmä-palveluille, joita ovat
Terveydenhuollon todistusten välitys Kelaan -palvelu 7.3.2016
Terveydenhuollon todistusten välitys Kelaan -palvelu 7.3.2016 Terveydenhuollon todistusten välitys Kelaan Toiminnallisuus yleisellä tasolla Palvelun käyttöönotto Tekniset määrittelyt Merkitys terveydenhuollon
Näin käytät ereseptiä
Näin käytät ereseptiä Kaikkialla Suomessa siirrytään vaiheittain käyttämään sähköistä reseptiä (eresepti). Tiedot ereseptin käyttöönottaneista organisaatioista saat terveydenhuollosta, apteekeista ja sivustolta
Terveystiedot Omakannassa
Terveystiedot Omakannassa 11.4.2016 Kaija Leskinen 1 Informaatio, suostumus ja kiellot 1. Kuittaa ensin informaatio potilastietojen käytöstä, mikäli et ole sitä jo tehnyt 2. Voit antaa suostumuksen tietojen
t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<
1(0 1 4 1 1 4 UiH 0 0 0 1 S< A S I A N A J O T O I M I S T O O S S I G U S T A F S S O N P L 2 9, Ra u h a n k a t u 2 0, 1 5 1 1 1 L a h t i P u h e l i n 0 3 / 7 8 1 8 9 6 0, G S M 0 5 0 0 / 8 4 0 5
Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa
Suomi somali suomi sanakirja Qaamuus finnish soomaali finnish Laatinut Abdirizak Elmi Diyaariyay CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa Ensimmäinen painos Daabacaaddii koowaad 1 La soo xiriirka qoraha ee
Kaikki kuuluu Värinä
8 iina Myllärinen for mixed choir (Henriikka avi) 009 / 08 Coyright by the Comoser ll Rights Reserved No art of this ublication may be coied or reroduced in any form or by any means ithout the rior ermission
Kanta-palvelujen tilannekatsaus. Kanta-info Yksikön johtaja Marina Lindgren, Kela
Kanta-palvelujen tilannekatsaus Kanta-info 18.1.2016 Yksikön johtaja Marina Lindgren, Kela Tässä esityksessä Mitä Kanta-palveluja on käytettävissä? Mitä uutta on tulossa? Mitä vaatimuksia Kanta-palvelujen
earkki vaikuttajafoorumi Potilastiedon arkisto Eeva Huotarinen 31.8.2014
earkki vaikuttajafoorumi Potilastiedon arkisto Eeva Huotarinen 31.8.2014 Esityksen sisältö Potilastiedon arkiston tuotannon tilanne Kelan tarjoamat palvelut Yksityisen terveydenhuollon liittymisen tunnistetut
Sähköinen lääkemääräys Käyttöönottojen tilanne ja tuki käyttöönottojen jälkeen
Sähköinen lääkemääräys Käyttöönottojen tilanne ja tuki käyttöönottojen jälkeen erespa-loppuseminaari 12.3.2014 Kehittämispäällikkö Riitta Konttinen 12.3.2014 Riitta Konttinen 1 Yksityisen terveydenhuollon
LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja
LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja SYNTYMÄPÄIVÄTAIVAS (aapinen s. 114 125): JAKSOARVIOINTI, opettajan ohjeet Jaksoarvioinnin kolme ensimmäistä tehtävää ovat sanelutehtäviä ja ne tehdään
Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit
Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Luo 6 Luoavuus a vkaaumsrosss Ah alo ysmaalyys laboraoro Tkll korkakoulu PL 00, 005 TKK Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Määrlmä Tarkaslava ykskö luoavuus o s odäkösyys,
Aakkoset Aa Ii Uu Ss Nn Ee Oo Ll Rr Mm Tt Ää Pp Kk Jj Vv Hh Yy Öö Dd Gg Bb Ff Cc Ww Xx Zz Qq Åå Numerot 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Kuka on...? (adjektiivit) 1. 2. 3. 4. 5. 6. 7. 8. Kenellä on...? (omistaminen)
Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI
Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen hanke SELVITYSRAPORTTI Suomen somalialaisten liiton missio Suomen somalialaisten
KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE
KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE Hibo Awale Farah Opinnäytetyö, syksy 2015 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki
Omakanta on kansalaisille tarkoitettu verkkopalvelu
Omakanta portti omiin terveystietoihisi Omakanta on kansalaisille tarkoitettu verkkopalvelu näet omat hoitotietosi ja sähköiset reseptisi voit itse päättää, miten terveystietojasi käytetään terveystietosi
Suomeksi Näin käytät ereseptiä
Suomeksi Näin käytät ereseptiä Kaikkialla Suomessa siirrytään vaiheittain käyttämään sähköistä reseptiä eli ereseptiä. Tarkista, mitkä apteekit ja terveydenhuollon toimipaikat käyttävät jo ereseptiä. Saat
Omakanta kehitys Sanna Kavén
Omakanta kehitys 24.4.2019 Sanna Kavén Omakanta Tuotannon häiriöt 2-4/2019 Puolesta asioinnin häiriötilanteita 11.2.2019 13:01 13:44: häiriötilanne VTJ-tietojen haussa 23.3.2019 klo 6:09 15:18: suunniteltu
JARI PORRASMAA
Genomitieto terveydenhuollossa - ajatuksia kokonaisarkkitehtuurista 11.11.2014 JARI PORRASMAA Kokonaisarkkitehtuuri? (VM et al) TOIMINTA prosessit palvelut TIETO käsitteet tietomallit TIETO- JÄRJESTELMÄ
Kansallinen Terveysarkisto - KanTa
Kansallinen Terveysarkisto - KanTa KanTa-palvelut pähkinänkuoressa 14.5.2012 Heikki Virkkunen THL / OPER 1 KanTa-palvelut: Tiivistetysti KanTa-palvelut ovat kansallisia terveydenhuollon tietojen sähköisiä
Myllypuron koululaisten harrasteopas
Myllypuron koululaisten harrasteopas 2008 Tekijät Tämän oppaan on toteuttanut Helsingin Sosiaaliviraston Klaari Itäinen yhdessä Myllypuron Nuotta-tiimin (alueen lasten ja nuorten parissa toimijat) ja Myllypuron
Usko, toivo ja rakkaus
Makku Lulli-Seppälä sko toivo a akkaus 1. Ko. 1 baitoille viululle alttoviululle a uuille op. kummityttöi Päivi vihkiäisii 9.8.1986 iulu a alttoviulu osuude voi soittaa sama soittaa. Tavittaessa alttoviulu
Omien tietojen katselu. Terveydenhuollon ATK-päivät 28.5.2013
Omien tietojen katselu Terveydenhuollon ATK-päivät 28.5.2013 Aktiivisessa käytössä Omien tietojen katselu on aktiivinen sähköinen asiointipalvelu Kirjautumisia jo yli 750.000, yksittäisiä käyttäjiä vähemmän
Kela, Kanta-palvelut ja tietointegraatio
Kela, Kanta-palvelut ja tietointegraatio Maritta Korhonen, Kela tietopalvelut Sosiaali- ja terveydenhuollon atk-päivät Tampere 7.5.2019 Kelan tietopalvelutoiminnan kehittämistä ohjaavat tekijät Sosiaali-
Naantalin kaupungin äänestysaluejako
Kaupunginhallitus 144 18.04.2017 Kaupunginvaltuusto 38 24.04.2017 Naantalin kaupungin äänestysaluejako 187/00.00.00/2016 Kaupunginhallitus 18.04.2017 144 Kaupunginlakimies Turo Järvinen: Naantalin kaupungin
Toimilaitteet AJAC, pneumaattinen
Toiilaitteet AJAC, peuaattie Käyttökohteet euaattie syliteritoiilaite autoaattisee kiii/auki- tai säätökäyttöö. Kaikille 90 käätyville sulkuvettiileille, esi. pallo-, läppä- ja tulppa. Laaduvaristus Toiilaittee