Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011
|
|
- Pirjo Tikkanen
- 6 vuotta sitten
- Katselukertoja:
Transkriptio
1 Somaliopettajien Yhdistys Suomessa ry - Lärarna i somaliska i Finland rf Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011 Waqtiga: Magaalada iyo meesha: Xarunta dhaqamada Sofia, Kallvikintie 28, Helsinki Waxaa loogu tala galay seminaarkan: - Barayaasha dugsiyada aasaasiga, dugsiyada sare, dugsiyada xirfadaha - barayaasha afka soomaaliga - caawiyayaasha iskuulada iyo barbaariyayaasha xanaanooyinka Maxaan ka faaideysan doonaa seminaarka: (Himilada siminaarka) - horumarinta baridda afka soomaaliga, suugaanta iyo sidii loo horumarin lahaa - in laga wada hadlo afka, waqtigan iyo xaaladan an ku jirno - sidii loo sii xoojin lahaa aqoonta barayaasha - in la soo bandhigo buugaagta cusub ee luqada soomaaliga iyo suugaanta waqtiga uu seminaarka socdo Tusmada seminaarka: - luqada soomaaliga iyo suugaanta qoran ee waqtigan jira - cilmi baarista cusub ee luqada - habka wax loo baro caruurta iyo gudbinta aragtida la xiriirta - buugaagta cusub - Shir gudoonka: - Cabdulqaadir Jaamac, bare afka soomaaliga, magaalada Vantaa - Axmed Maxamed Axmed, bare afka soomaaliga, magaalada Espoo - Xaawa Aalto, bare afka soomaaliga, magaalada Helsinki Qabanqaabiyayaasha: Hogaanka waxbarashada, Väestöliitto, Gudoomada waxbarashada magaalooyinka Helsinki, Vantaa, Espoo iyo ururka macallimiinta afka soomaaliga
2 Wixii faahfaahin intaa dheer kala xiriir: - Hogaanka waxbarashada Terhi Seinä, tel , terhi.seina@oph.fi - Gudoonka waxbarashada magaalada Helsinki Annamari Kajasto, tel , annamari.kajasta@hel.fi - Barayaasha afka soomaaliga Xamdi Cabdalla hamdi.abdalla@edu.hel.fi iyo Cabdulqaadir Jaamac abdulkadir.jama@vantaa.fi Qiimaha / kharashka/ lacagta ka qeyb galka: Waa inaad isdiiwaan gelisaa ugu dambeyn Iska diiwaan geli www- Kharashka ka qeyb galuhu waa 120. Waa inaad bixisaa lacagta kama dambeys Mudadaas ka dib lacagta waxey noqoneysaa 150. Lacagta waxey kaa dabooleysaa jiifka, seminaarka, cuntada, kafeega, gaadiidka kaa soo qaadayo doonta kuna geynayo doonta iyo gaadiidka aan ugu tagi doono xarunta duqa magaalada Helsinki aan ka aheyn macallimiinta ka imaan doonta magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa. Wixii kharash intaa dhaafsan ka qeyb galaha ayaa iska bixin doona. Waxaa suurtagal ah in barnaamijka seminaarka is bedel ku yimaado. Lacag bixinta: Ku soo shub lacagta akoonka: IBAN FI BIC OKOYFIHH marka aad lacagta bixineyso ku soo qor nambarkan /1351 iyo magacaaga, magaaladaada iyo wadanka Haddii aad ka baaqato seminaarka: Haddii ay dhacdo inaadan ka soo qeyb gelin seminaarka kuna soona sheegto 2 ilaa 7 maalmood gudahooda waxaan kuu soo celin doonaa kharashka / lacagta ka qeyb galka 70%. Haddii ay dhacdo in mudadaas aan kor ku soo sheegnay aadan noo soo sheegin inaadan ka soo qeyb geli doonin seminaarka wax lacag ah oo laguu soo celin doono ma jirto. Tan kaliya ay suurtagal ku tahay in lacagtaada laguu soo celiyo waa inaad keento warqad dhaqtar taasoo cadeyneysa inaad xanuunsaneyd waqtiga seminaarka. Qoraal noogu soo sheeg haddii aadan ka soo qeyb geleynin seminaarka si qof kale loo diiwaan geliyo oo raba inuu ka qeyb galo seminaarka. Qolalka jiifka: 2 qofood qolkiiba
3 Barnaamijka seminaarka Khamiis Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Cabdulqaadir Jaamac, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Vantaa (baska kaa soo qaadi doonaa doonta Vikingline wuxuu ka soo bixi doonaa meesha ay doonta ku soo xerato 10.30, wuxuu ku soo beegan yahay baska Kiasma oo dad kale aan ka soo qaadi doono ka dibna Mannerheiminaukio 2) Isdiiwaan gelintii iyo kafee Ereyo gaaban oo soo dhaweyn ah Cabdulqaadir Jaamac iyo furitaanka seminaarka Wada shaqeynta dhex mari karta waalidiinta iyo iskuulka, maamulaha iskuulka Della Lamb elementary school Maxamed Nuur, magaalada Kansas, USA Qado iyo qeybinta qolalka jiifka Wabarshada ardeyda ajnabiga wadankan Finland, Terhi Seinä oo ka socota hogaanka waxbarashada Nasasho Baska ayaa naga qaadi doona xarunta dhaqanka ee Sofia Waxaa na qaabili doona duqa magaalda Helsinki Waxaan ku soo noqon doonaa xarunta dhaqanka ee Sofia Casho Jimce Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Axmed Maxamed, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Espoo 8.00 Quraac 9.00 Masùul ka socda gudoonka waxbarshada magaalada Helsinki Marjo Kyllönen 9.15 Baridda afka soomaaliga masùul ka socda hogaanka waxbarshada Mats Wennerholm, Skolverket, Sweden Afka soomaaliga, bare soomaaliyeed Saciid Saalax, Minnesota, USA
4 12.00 Abaalmarinta ardeygii ku guuleystay tartanka, Cabdulqaadir Jaamac ururka macallimiinta afka soomaaliga Qado Shaqo kooxeed (u tag kooxdii aad iska diiwaan gelisay inaad la shaqeyso) Kooxaha waa sidan 1) Heeso iyo ciyaaro, Shamso Ciise, Gävle, Sweden iyo Faadumo Bile, Vantaa 2) U isticmaalka kombiyuutarka iyo waxbarida Xamdi Cabdalla, Helsinki 3) Ardeyga aan waxna qori karin waxna akhrin karin Axmed Maxamed, Espoo 4) Shirkada daabacaada buugaagta ee Scansom, isticmaalka buugaagta waxbaridda, Cabdulqaadir Jaamac, Vantaa iyo Maxamed Xasan, Kanada 5) Wax ku baridda labo luqadood ardeyga, luqadiisa hooyo iyo luqada wadanka uu degen yahay Muxudiin Xirsi, Turku iyo Axmed Carees, Espoo 6) Sidee waalidka ama guriga uga caawin karaa ilmaha inuu barto luqadiisa hooyo, Maryan Cabdulqaadir, Väestöliitto 7) Barbaarinta caruurta Caseriye Shaqo kooxeed (u tag kooxdii aad iska diiwaan gelisay inaad la shaqeyso) Kooxaha waa sidan 2) Heeso iyo ciyaaro, Shamso Ciise, Gävle, Sweden iyo Faadumo Bile, Vantaa 3) U isticmaalka kombiyuutarka iyo waxbarida Xamdi Cabdalla, Helsinki 4) Ardeyga aan waxna qori karin waxna akhrin karin Axmed Maxamed, Espoo 5) Shirkada daabacaada buugaagta ee Scansom, isticmaalka buugaagta waxbaridda, Cabdulqaadir Jaamac, Vantaa iyo Maxamed Xasan, Kanada 6) Wax ku baridda labo luqadood ardeyga, luqadiisa hooyo iyo luqada wadanka uu degen yahay Muxudiin Xirsi, Turku iyo Axmed Carees, Espoo 8) Sidee waalidka ama guriga uga caawin karaa ilmaha inuu barto luqadiisa hooyo, Maryan Cabdulqaadir, Väestöliitto 9) Barbaarinta caruurta Gabagabeyn iyo maanta wixii aan ka faaìideysanay Cabdulqaadir Jaamac Dhammaad
5 18.00 Casho Sabti Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Xaawa Aalto, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Helsinki 8.00 Quraac 9.00 Sameynta qaamuus cusub oo soomaali ah, professor Birgitta Romppanen, turjubaan. Mashruuc lagu diyaarinayo u isticmaalka kombiyuutarka waxbarshada Ella Kiesi 9.45 Gabyaa iyo qoraa Amran Maxamed Axmed iyo Maxamed Xasan Aalto, wadanka Ingariiska Qado Dood ama panel xeritaanka waxaan uga doodi doonaa: Baridda afka soomaaliga ee mustaqbalka, dhibaatooyinka soo wajahay iyo fursadaha ka jira wadamadan aan ku nool nahay. Xiriiriyaha doodan ama panelkan waa Xasan Nuur, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Helsinki Gabagabeyn iyo kafee Baska wuxuu ka dhaqaaqi doonaa xarunta dhaqamada ee Sofia wuxuuna ku geyn doonaa bartamaha magaalada Helsinki ka dib ilaa doonta Vikingline. **** Waa suurtagal inuu isbedel ku yimaado barnaamjkan******
SOMALI. Ka qayb qaado!
SOMALI Ka qayb qaado! Mannerheimin Lastensuojeluliiton Varsinais-Suomen piiri ry Perhetalo Heideken (Guriga Qoyska Heideken) Sepänkatu 3 20700 Turku Telefoon. +358 2 273 6000 info.varsinais-suomi@mll.fi
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda Juwanka dawada ee internetka Kaydka faylasha macluumaadka bukaanka Adeegga Kanta waa mid kuu dhow Meel kasta oo ad ka dagantahay Wadanka
Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna. www.hameenlinna.
1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista Finland. Hagaha waxaa ku jira is-diiwaangelinta,
Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:
Buugeyga xusuusta Magac: Taariikh: Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel: SOCCA - Pääkaupunkiseudun sosiaalialan osaamiskeskus Käenkuja 3 a B, 1.krs PL 7409, 00099 Helsingin kaupunki www.socca.fi
Buuggayga xasuus qorka
Buuggayga xasuus qorka Wuxuu dadka soo galootiga ah ka caawinayaa sidii ay wax uga qabsan lahaa xafiisyo badan oo Helsinki ku yaal Magaca: Taariikhda. Qofka shooshalka kuu ah Telefoon: Qofka haggaha shooshalkaaga:
Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)
Vammaisen TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU TALAGALAY maahanmuuttajan QOFKA NAAFADA AH EE WADDANKA U SOO GUURAY palveluopas Xarunta Vammaisten taageerta dadka maahanmuuttajien waddanka u soo guurey tukikeskus
Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?
Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad? Tilmaamo iyo warar meelaha la xiriirayo ah oo loogu talagalay dadka takooridda iyo cunsuriyadda loo geystey Sii dhaweyn Takoorid waxaa la dhihi karaa, haddii dadka
QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA
QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA Fiinish Soomaali Sosiaalialan sanakirja suomi somalia Julkaisija: Vammaisten maahanmuuttajien tukikeskus Hilma Vammaisfoorumi ry www.tukikeskushilma.fi Paino: Bookwell Oy, Jyväskylä
Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola
Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada TUSMADA BUUGA HOR U DHAC! 1. CARUURTU WAA
KU SOCOTA AKHRISTAHA
La noolaanta HIV KU SOCOTA AKHRISTAHA Qoraalku waxa uu ka koobanyahay macluumaadka la noolaanshaha HIV. Waxa la abuuuray iyadoo la kaashanayo HUS (Cisbitaalka Degmada Helsinki iyo Uusimaa) rugta caafimaad
WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA
WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA KU SOO DHAWOOW KA NOQOSHADA MACAAMIIL EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAXSOOSAARKA! Xafiiska shaqabixinta iyo wax soo
Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää
Sharciga sinnaanta -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää Maajo 2004 Qoraalkan waxaa sameeyey mashruuca SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää (Mashruuca SEIS Finland
Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto
Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry Nidaamka kirooyinka Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto TUSMADA BUUGGA Kahor inta aan heshiiska la gelin... 3 Wareejinta guriga
Deegaan lagu raaxeysto
Deegaan lagu raaxeysto Guri qaabka aad jeceshahay Howsha ugu muhimsan ee guryaha SATO waa iney sahashaa macamisheda adeeg guri oo kaamil ah. Adeega halku dhigiisu yahay "Guri qaabka aad u jeceshahay" waxay
Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka
Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka Ka jawaabista su aalo-weydiintu waa mid aan qasab aheyn. Ka dooro su aalaha lakala dooranayo tan sawirka ugu fiican ka bixineysa xaaladdaada
HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?
HAGAHA xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Jelena
Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?
Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah? Somali Pääkaupunkiseudun Omaishoitajat ja Läheiset ry, YOMO-projekti Hagaha afka finnishka waxaa soo koobay islamarkaasna waqtiga la simay: Koskela,
Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA
Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA 1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista
Ku soo dhowow Finland
SOMALI Ku soo dhowow Finland Warbixin aasaasiya oo la xiriirta ku noolaanshaha iyo daganaashaha Finland Usoo guuris Finland? Xageen wax ka billaabaa? Xali marka hore arrimahan, markii aad usoo guurto Finland
Latalin ku saabsan deggenaanshaha
Hai degenaha! Halkan waxad ka helaysaa warbixin ku saabsan sida loo degenaado guryaha-ijaarka ah. Latalinta waxaad ka helaysaa meelahan Sida wanaagsan ee loola deggenaado dariskaaga Daryeelka iyo nadiifinta
Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda
Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad Farxada maskaxda Firfircoonida maskaxda Farxada iyo qalbi wanaaga waa saxiibada maskaxda Anaga guud ahaanba, qof walba waxaa u gaar
SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali
SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali Tässä materiaalissa esitellään 7. 9.-luokkalaisille suunnattu oman äidinkielen (somalin kieli) tukemista edistävä oppimateriaali. Oppimateriaali on valmis käytettäväksi
GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA
GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA -KESKUSTA BULSHADA FINISHKA AH BARKEED WAXAY DEGAN YIHIIN GURYAHA DABAQYADA AH KUWAAS OO LEH QAAB NOLOLEED WANAAGSAN OO AMAAN LEH. KUSOO DHAWOW KOOXDEENA! JAWIGA
SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda
SOMALI Tilmaanbixiye ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda qada waxbarasho xirfadeed dugsi sare xiriirrada bulsho goob shaqo oo loo
HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA
somali HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA Ohjeita päivähoidossa olevien lasten infektioiden ehkäisyyn ja hoitoon Magaaladda Tampere Xannaano Adeegga caafimaadka
Ma hadli karnaa? Mashruuca
Ma hadli karnaa? Casharrada wada sheekeysiga ah iyo Hanaanka Kulanka waalidka Khamriga iyo waxbarashada maandooriyeyaasha ee ardayda fasallka 5aad iyo 6aad Mashruuca Qoreyaasha: Jenni Helenius, Maareeyaha
JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA
JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETIMU, kaas
Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah
1 (8) SÄHKÖASENNUSSANASTO SUOMI A Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa D Diodi E Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys Evakuoida
Hurdo iyo hurdo xumo
Barnaamijka ETNIMU, koorsada horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 9aad. Hurdo iyo hurdo xumo Hurdo Hurdada waa xaalad maskaxeed ee dadka, taas jarta jiritaanka xiriirka jirka. Inta hurdada lagu jiro
WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY
XAFIISKA ARRIMAHA U SOO GUURIDDA WADDANKA WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY MAGANGALYO CODSADAHA SHARFTA LAHOOW Waxaad Finland ka codsatay badbaadin caalami ah, taas oo macnaheedu yahay
Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland
Af Soomaali - somali hage ganacsi Kaganacsiga dalka Finland Horudhac Horudhac Dadka dalka u soo guurey inay aasaastaan ganacsi ay ayagu leeyihiin waa hab wanaagsan oo ay dalka Finland uga shaqaaloobi karaan.
Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin
1 Abdiasis Omar Naasir / ISOK SÄHKÖASENNUS Suomi - Somali Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa Diodi Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys
Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo
Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti 11.5. iyo 18.5.2011 FT Sylvia Akar, Helsingin yliopisto, FT Marja Tiilikainen, Helsingin yliopisto
Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 3aad Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka Xasuustu waa mid iskuxirxiran taasoo maskaxda neerfaha iyo xuubkiisa wada shaqayn
JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012
JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012 Järjestötiedote Maahanmuuttajajärjestöt kotouttajina Järjestöhautomo ja Pohjanmaan Etno järjestävät 15.5.2012 Vaasassa seminaarin, joka käsittelee maahanmuuttajajärjestöjä
Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda
1(6) Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda FT Tuija Saarinen Horudhac. Tirada kurdida aduunka waxaa lagu qiyaasaa tiro kala duwan. Iyadoo kooban sida
YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA
YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI-ENGLANTI-SOMALI SANAKIRJASTA Suomen Somalia-verkosto on Somalian
Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla
Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla KOTISIVU 1 KLIKKAA ja valitse ELÄINTARHA, TARINATALO TAI KIELISEIKAILU Guji / riix oo kala dooro BEERTA XAYAWAANKA, AQALKA SHEEKADA AMA DALXIISKA
Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay
Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay 1 Tusmooyinka Sideen usoo sheegaa danbi?...4 Waa maxay diyaarinta baadhitaanka?...5 Waa maxay amarka xayiraadu?...6 Maxaa ka dhexdhaca
SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN
SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN -kurssin toteutus ja materiaalit Tervetuloa Ouluun -kurssin toteutus ja materiaalit 3 Kurssin toteutus 6 Macluumaad aas aasiya oo ku sahabsan Finland 6 Perustietoa Suomesta
Q A A M U U S I S L A A M I A H:
Q A A M U U S I S L A A M I A H: SOOMAALI-FINISH ISLAM-SANAKIRJA: SOMALI-SUOMI 1 1. Painos / Dab cadii koobaad 2008 IQRA Islam Yhdistys ry, M. Abdulkarim ja M. Elo Kopiointioikeudet: Tätä kirjaa voidaan
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada. Dareemada adduunka Marka la indha indhaynaayo degaanada waxaa la istimaalaa dareenka. Si joogto ah ayaan ula soconaa
Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah
Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah TUSMADA Akhristaha qaaliga ahow, Qish kooban oo ku saabsan degganaanshaha... 3 Nagula soodhawaada Finland, Tampere! Kustantaja: Tampereen kaupunki
HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA
HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA Emilia Fagerlund (toim.) WILPF, Suomen osasto Women s International League for Peace and Freedom (WILPF) on kansainvälinen naisten rauhanjärjestö, joka toimii
Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah
Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah GURIGA IYO RAAXADA Gurigaaga laftigiisa ayaa noqon kara
Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013
Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013 Sisällys Johdanto 3 1. Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen toiminta-ajatus 3 2. Maahanmuuttajataustaisen lapsen polku 3 3. Kotoutuminen 5
AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI
AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI Oma kieli, oma mieli Oman äidinkielen oppiminen taiteen keinoin päiväkodissa Warda Ahmed ISBN 978-951-98493-4-8 Teksti: Warda Ahmed Tekstin tuottamiseen ovat osallistuneet
Rikosseuraamusalan sanastoa
Rikosseuraamusalan sanastoa SUOMI SOMALI Finnish Somali apulaisjohtaja maamule ku-xigeen arviointikeskus xarunta qiimeynta asianajaja qareen erikoissuunnittelija qorsheeye gaar ah erityisohjaaja hage khaas
KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE
KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE Hibo Awale Farah Opinnäytetyö, syksy 2015 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki
MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA
MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA Busteyo Barale Opinnäytetyö, syksy 2016 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Barale, Busteyo. Maahanmuuttajalapset tulkkeina.
Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah
Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah Daryeel deegaanka sidoo kalana dhaqaale Kusoo dhawow Finland! Finland waa wadan kuyaala waqooyiga oo leh dhir iyo wabiyo badan. Dabeecad iyo biyo nadiifi
K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A
K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A 2 0 1 7 Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A Forssan kaupunki Talousarvio ja -suunnitelma 2017-2019 / T O I M I A L A P A L V E L U 50 YHDYSKUNTAPALVELUT 5 0 0 T E
Espoo IKÄVAKIOIDUT. Yhteensä 0,0. Ikäluokittain. IKÄVAKIOIMATTOMAT Yhteensä -100-50 0 50 100 1,8 0,6 8,3 2,9
Espoo % -00-0 0 0 00 0 -, -,, 0,,,,0, -, -, -0, -, -, -,, - v. -, -0,,,, -, Espoo -00-0 -0-0 - 0 Miljoonaa euroa 0 -, -, -, -,0 -, -,0 -, -,, 0,, 0,,, 0, - v. -, -0,,, 0, -, Helsinki % -00-0 0 0 00 0,
Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay
Säännöt/Shuruudaha Solay 1 Nimi, kotipaikka ja tarkoitus Magaca, xarunta iyo ulajeedada. 1 Yhdistyksen nimi on Somaliland seura ry:n nuoriso- osasto (SOLAY). Yhdistyksen kotipaikka on Helsingin kaupunki.
Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa
Suomi somali suomi sanakirja Qaamuus finnish soomaali finnish Laatinut Abdirizak Elmi Diyaariyay CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa Ensimmäinen painos Daabacaaddii koowaad 1 La soo xiriirka qoraha ee
Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä
Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä Maahanmuuttajien neuvontapiste toimii asukastila Myyringissä (Kauppakeskus Isomyyri, Vaskivuorentie 10B, 3 kerros). Ilmaista neuvontaa annetaan: - ma, ti, ke
LASKU. Kuukausimaksut 335,45 77,48 412,93 Käyttömaksut 267,05 61,36 328,41 Kampanjat ja alennukset -426,20-98,20-524,40. Yhteensä 176,30 40,64 216,94
LASKU 1(20) DNA Oy PL 41 01741 VANTAA Eräpäivä: 26.07.2012 Viitenumero: Viivästyskorko: 8,00% 01234 56789 01234 56789 YHTEENVETO sis.verot 335,45 77,48 412,93 267,05 61,36 328,41-426,20-98,20-524,40 176,30
Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)
Ohjeita asumiseen 12.06.2016 svenska, english, soomaali, eesti Google :) Yhteiset tilat Lukituista ovista kuljettaessa on huolehdittava ovien uudestaan lukkiutumisesta. Tupakointi ja turha oleskelu niissä
Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle
32 758 Marina Kostik Joulu Naiskuorolle 2017 Copyright by the Composer All Rights Reserved No part of this publication may be copied or reproduced in any form or by any means without the prior permission
AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK
1 UU mmk 2006 AIKAKAUSLHDT 75 : O R V A I L m U J Am I M Kää JAS ä M A KU r 0 1 ä y ö d K h h H r Sm Sr SSSSh ärkkää RUOKA, JUOM A, KITT IÖ, M AT K A ILU, HY VIVO ITI r y, y 3 ää & r h r d 2008 öö r g
Nice Shot JS Production
Nice Shot JS Production Helsingin kaupunki Kaupunginorkesteri Ostolaskut PL 4427 00099 Helsingin kaupunki 16.10.2015 LASKU no 1615 Päivä Kuvauspaikka Sisältö Kilometrit, kasetit, pysäköinti ym. 02.09.
SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA
SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA Yusuf Hassan Mohamed Opinnäytetyö, syksy 2016 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ
arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012
arjen aakkoset b a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck turun kristillinen opisto 2012 1 { Tekijät: Julkaisija: isbn 978-952-5803-23-5 Paino: 2 SISÄLTÖ Opettajalle...7 Aakkoset
t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<
1(0 1 4 1 1 4 UiH 0 0 0 1 S< A S I A N A J O T O I M I S T O O S S I G U S T A F S S O N P L 2 9, Ra u h a n k a t u 2 0, 1 5 1 1 1 L a h t i P u h e l i n 0 3 / 7 8 1 8 9 6 0, G S M 0 5 0 0 / 8 4 0 5
Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus
Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus Osallistumis- ja arviointisuunnitelma täydennysrakentamisesta, kaupunkisuunnitteluvirasto Julkisten kaupunkitilojen kehittämishanke, Lähiöprojekti Meri-Rastilan
2 Keminmaa 3 4 5 6. Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi
LIITE.. Pek ka ti injun Heik rä npe ä nper kkaa u u L joki Kylä L LIITE.. i aar Na u ska ang as ik ju Koi vuh ar Ru u tti Mä nt Väi nöl ä y lä Ma rtta Vai n io n ine Tor v o Paa tti Las si ik ko Kem inm
Kuvio 1. Suurten kaupunkien ja koko maan väestö (ikäryhmittäin ).
Kuvio 1. Suurten kaupunkien ja koko maan väestö (ikäryhmittäin 31.12.24). Ikäryhmät 85 + v. 1,43 1,59 %-osuus koko maan väestöstä %-osuus suurten kaupunkien väestöstä 75-84 v. 4,74 5,68 65-74 v. 7,41 8,6
PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö
PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö Adil Mohamed Opinnäytetyö, kevät 2018 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Mohamed, Adil Omar.
1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)
olo q» date reliioso olo 7 K (2003) KE2a7 1. Kaikki kaatuu, sortuu uust Forsma (Koskimies) olo 14 olo 21 3 3 3 3 3 3 3 3 Ÿ ~~~~~~~~~~~ π K (2003) KE2a7 uhlakataatti (kuoro) - 2 - Kuula: - 3 - uhlakataatti
i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto
i lc 12. Ö/ 1 ( 5 ) LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 1=Täysi n en mi eltä. 2=Jokseenki n er i m ieltä, 3= En osaa sanoa 4= Jokseenki n sa m a a mieltä, 5= Täysin sa ma a
Ohjausnäkymä. 6.2.2009-8.3.2009 Vertailu: Sivusto. 62,33 % Välitön poistumisprosentti. 2 705 Käynnit. 00:01:19 Keskim.
Ohjausnäkymä 2 705 62,33 % 7 923 Näyttökerrat 00:01:19 2,93 86,14 % Kaikki liikenteen lähteet Lähde/Yhteydenottotapa % käynnit google / organic 662 24,47 % (direct) / (none) 422 15,60 % troija.net / referral
Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit
Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Luo 6 Luoavuus a vkaaumsrosss Ah alo ysmaalyys laboraoro Tkll korkakoulu PL 00, 005 TKK Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Määrlmä Tarkaslava ykskö luoavuus o s odäkösyys,
Perhehoidon palkkiot ja kulukorvaukset muuttuvat lukien.
Liperin sosiaali- ja terveyslautakunta Liperin sosiaali- ja terveyslautakunta 101 15.12.2015 22 22.03.2016 Perhehoidon palkkiot ja korvaukset 1.1.2016 alkaen 444/02.05.00/2015 Soteltk 15.12.2015 101 Perhehoidon
Vapaaehtoiset palkattomat virkavapaat ja työlomat (5+2)
Yhteistyöryhmä 1 16.01.2013 Kunnanhallitus 71 04.02.2013 Yhteistyöryhmä 14 24.10.2013 Kunnanhallitus 289 02.12.2013 Vapaaehtoiset palkattomat virkavapaat ja työlomat (5+2) 26/01.01.03/2013 Yhteistyöryhmä
Heinolan kaupunki Pöytäkirja 8/ Otsikko Sivu 32 Kokouksen asioiden käsittelyjärjestyksen hyväksyminen 3
Heinolan kaupunki Pöytäkirja 8/2016 1 Tarkastuslautakunta (2013-2016) Aika 22.08.2016 Käsitellyt asiat Otsikko Sivu 32 Kokouksen asioiden käsittelyjärjestyksen hyväksyminen 3 33 Teknisen toimen johtajan
Tervetuloa ecraft Service Deskiin
Tervetuloa ecraft Service Deskiin Tervetuloa käyttämään ecraftin asiakkaiden Service Desk -palvelua! Yhteystiedot Voit olla yhteydessä meihin sähköpostitse, puhelimitse tai asiakasportaalin kautta. Sähköposti
Helsingin asiakaspalvelumalli: miten maahanmuuttajat huomioidaan verkossa ja neuvonnassa?
Helsingin asiakaspalvelumalli: miten maahanmuuttajat huomioidaan verkossa ja neuvonnassa? Heli Rantanen & Eija Kyllönen-Saarnio 13.9.2017 Kuntamarkkinat Aiheet Heli Rantanen, projektipäällikkö, 6Aika Asiakaspalvelumalli
Omassa kodissa omilla mausteilla
ITUJA VANHUSTYÖHÖN Vanhustyön keskusliiton raportti nro 1/2004 Omassa kodissa omilla mausteilla Sari Takala Selvitys ikääntyvien maahanmuuttajien hoidon ja palvelujen kohtaamisesta Tampereen Hervannassa
Kausi Viesti Tap. n:o Tiliöinti
01.04.2018 - N:o 4/2018 Sivu 1 SALDO 31.03.2018 4 277.67 + KIRJAUSPÄIVÄ 03.04.18 201802947265IE01 J 2903 KINETIC BODYWORKS 1 57.80 + 77 0304 387422 1804049248IE9056 A 0104 ALV VERO /A 2 1 717.23 - RF19600207625484
KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6
2 2019 I I S E I S K A V S K E H I T Y S VA M M AT U K I 5 7 r y : n J Ä S E N T I E D O T E KESÄN tapahtumat ja retket s. 31 Onneksi on joku s. 4 HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6 Sisältö 2 2019 03 Pääkirjoitus
Jokaisella Kialla on 7 vuoden tai 150000 km:n takuu, kolme ensimmäistä vuotta ilman kilometrirajaa.
Jokaisella Kialla on 7 vuoden tai 150000 km:n takuu, kolme ensimmäistä vuotta ilman kilometrirajaa. 18 vanne 18 vanne Jokaisella Kialla on 7 vuoden tai 150000 km:n takuu, kolme
Usko, toivo ja rakkaus
Makku Lulli-Seppälä sko toivo a akkaus 1. Ko. 1 baitoille viululle alttoviululle a uuille op. kummityttöi Päivi vihkiäisii 9.8.1986 iulu a alttoviulu osuude voi soittaa sama soittaa. Tavittaessa alttoviulu
HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA
USUNTO X.. HYNÄÄN UUN UNTTEN o Hgo h y Coygh öyy Fd Oy X X SSÄYS YESTÄ... OHJ J OHJESOOSUHTEET... To j... To j... To, j... To j... To j... To j U... UEEN RENNETTUUS UONNOSEEN ERUSTUEN.... Yä.... R....
SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4
KTOS L:\PROJEKTT_2012\1510001046 KLEVRTEE KTUJE YS\14_TULOKSET\3.KTUJE YLESSUUTELM\DWG\KLEVRE YS.DWG Tulostettu: 26.6.2013 n- JO KELLR- SR- JKO- KTU SMMOKTU PYSÄKÖT KORTTEL 4 +100,60 KSPHT 1/2 BUS (varaus)
Tapahtuma: Finn-jolla Ranking 3. Aika: 1. 2. syyskuuta 2012
Tapahtuma: Finn-jolla Ranking 3 Järjestäjät: Turun Pursiseura ry (TPS) sekä Airisto Segelsällskap i Åbo r.f. (ASS) Turun Työväen Pursiseura ry (TTPS) Naantalin Purjehdusseura ry (NPS) Gullkrona Kryssarklubb
Myllypuron koululaisten harrasteopas
Myllypuron koululaisten harrasteopas 2008 Tekijät Tämän oppaan on toteuttanut Helsingin Sosiaaliviraston Klaari Itäinen yhdessä Myllypuron Nuotta-tiimin (alueen lasten ja nuorten parissa toimijat) ja Myllypuron
Kunnanhallitus 88 02.03.2015 Valtuusto 18 26.03.2015. Vuonna 2014 jätetyt aloitteet 63/00.01.02/2015
Kunnanhallitus 88 02.03.2015 Valtuusto 18 26.03.2015 Vuonna 2014 jätetyt aloitteet 63/00.01.02/2015 KHALL 88 Hallintojohtaja Kuntalain 28 :n mukaan kunnan asukkaalla on oikeus tehdä kunnalle aloitteita
TURUN RAITIOTIE KESKUSTA-SKANSSI
9 9. TYYPPIPOIKKILEIKKAUS G-G.0::7 0... 07 9 :7:-M0 0 SORAKATU :: :7:-M :7:-M 0 ::-M ::-M 0 0 Vähäka 7 77 :7 : 9 0 tr 7 Raitiovaunu- ja bussikaista vj.7. 9 9:0:0 7 kr 09 Raj akiv enk at Sora-a lue 0 atu
P S. Va r äi n. m m2 2. e a / puistossa säilyvät puut. korko muuttuu, kansi uusitaan SVK asv.
TI E f as 8 5 5 pu ke lu pi ip iv - le / te AP 1 4 KI +8 8 +8 9 O le lem ht a ip ss uu a st ol oa ev aa rk ki ip met A L 31 6 L AP P LE IK S E T ei l y tu pu r u va liu m k u at m to äk i in u hl M 22
Kuntayhtymänjohtajan esitys:
Kunnanhallitus 389 08.12.2014 Valtuusto 93 17.12.2014 n talousarvio 2015 ja taloussuunnitelma 2015-2017 50/02.02.00/2014 OmOhj 23 Hyvinvointikuntayhtymään on laadittu palvelurakenteen kehittämissuunnitelma
Kirjainkiemurat - mallisivu (c)
Aa Ii Uu Ss Aa Ii Uu Ss SII-LIN VII-LI-KUP-PI I-sot, pie-net kir-jai-met, sii-li neu-voo aak-ko-set. Roh-ke-as-ti mu-kaan vaan, kaik-ki kyl-lä op-pi-vat! Ss Har-joit-te-le kir-jai-mi-a li-sää vih-koo-si.
Sosiaali- ja terveysalan lupa- ja valvontavirasto/silmäasema Fennica Oy
Sosiaali- ja terveyslautakunta 271 24.08.2011 Sosiaali- ja terveysalan lupa- ja valvontavirasto/silmäasema Fennica Oy 750/61/616/2011 STLTK 271 Silmäasema Fennica Oy on pyytänyt Sosi aali- ja terveysalan
I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset... 2. Aika arvot... 3. Lämmittelyharjoituksia... 4. Rytmiharjoituksia... 7. Duettoja...
I Perusteita Kuvien ja merkkien selitykset... 2 Aika arvot... 3 Lämmittelyharjoituksia... 4 Rytmiharjoituksia... 7 Duettoja... 11 Rumpukappaleet... 13 Simppeli... 13 Kolmijalka... 14 Antius... 15 Afro...
Lämpötila-anturit ATEX- ja IECEx-hyväksytyt, Ex d -rakenne
Lämpötila-anturit ATEX- ja IECEx-hyväksytyt, Ex d -rakenne ATEX / INSTRUMENTIT Lämpötila-anturit ATEX- ja IECEx-hyväksytyt, Ex d -rakenne Sisällysluettelo sivu Tietoa valmistajasta ja tuotteista SKS Group
syksyn kerhoihin ja ryhmiin alkaa
3 2019 I I S E I S K A V S K E H I T Y S VA M M AT U K I 5 7 r y : n J Ä S E N T I E D O T E HAKU syksyn kerhoihin ja ryhmiin alkaa s. 6 KeMuT 2020 ESIINTYJÄHAKU KÄYNNISSÄ s. 4 AVUSTAVANA OHJAAJANA KESÄLEIRILLÄ
Koko hankkeen laajuus on 2350 m2 ja kustannusarvio 4 025 000 (alv 0 %).
Joutsan kunnanhallitus 215 19.09.2011 Kunnanvaltuusto 55 26.09.2011 Joutsan kunnanhallitus 29 30.01.2012 Joutsan kunnanhallitus 120 21.05.2012 Joutsan kunnanhallitus 210 22.10.2012 Kunnanvaltuusto 35 29.10.2012
Lasse-Maijan etsivätoimisto. Uimahallin arvoitus TAMMI
e sse aijan is to ätoimio Lasse-aijan etsivätoimio Uimahallin arvoitus Uima ha ar vo llin itus ar t in Wi dmar k KU V Helen I T U S a Wi l lis TAI Uintimerkit Suomessa myöntää Suomen uimaopetus- ja hengenpelausliitto.