Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Samankaltaiset tiedostot
SOMALI. Ka qayb qaado!

Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Buuggayga xasuus qorka

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

KU SOCOTA AKHRISTAHA

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Deegaan lagu raaxeysto

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Ku soo dhowow Finland

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Ma hadli karnaa? Mashruuca

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Hurdo iyo hurdo xumo

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Rikosseuraamusalan sanastoa

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

Espoo IKÄVAKIOIDUT. Yhteensä 0,0. Ikäluokittain. IKÄVAKIOIMATTOMAT Yhteensä ,8 0,6 8,3 2,9

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

LASKU. Kuukausimaksut 335,45 77,48 412,93 Käyttömaksut 267,05 61,36 328,41 Kampanjat ja alennukset -426,20-98,20-524,40. Yhteensä 176,30 40,64 216,94

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Nice Shot JS Production

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

2 Keminmaa Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi

Kuvio 1. Suurten kaupunkien ja koko maan väestö (ikäryhmittäin ).

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

Ohjausnäkymä Vertailu: Sivusto. 62,33 % Välitön poistumisprosentti Käynnit. 00:01:19 Keskim.

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

Perhehoidon palkkiot ja kulukorvaukset muuttuvat lukien.

Vapaaehtoiset palkattomat virkavapaat ja työlomat (5+2)

Heinolan kaupunki Pöytäkirja 8/ Otsikko Sivu 32 Kokouksen asioiden käsittelyjärjestyksen hyväksyminen 3

Tervetuloa ecraft Service Deskiin

Helsingin asiakaspalvelumalli: miten maahanmuuttajat huomioidaan verkossa ja neuvonnassa?

Omassa kodissa omilla mausteilla

Kausi Viesti Tap. n:o Tiliöinti

KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6

Jokaisella Kialla on 7 vuoden tai km:n takuu, kolme ensimmäistä vuotta ilman kilometrirajaa.

Usko, toivo ja rakkaus

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

Tapahtuma: Finn-jolla Ranking 3. Aika: syyskuuta 2012

Myllypuron koululaisten harrasteopas

Kunnanhallitus Valtuusto Vuonna 2014 jätetyt aloitteet 63/ /2015

TURUN RAITIOTIE KESKUSTA-SKANSSI

P S. Va r äi n. m m2 2. e a / puistossa säilyvät puut. korko muuttuu, kansi uusitaan SVK asv.

Kuntayhtymänjohtajan esitys:

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

Sosiaali- ja terveysalan lupa- ja valvontavirasto/silmäasema Fennica Oy

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

Lämpötila-anturit ATEX- ja IECEx-hyväksytyt, Ex d -rakenne

syksyn kerhoihin ja ryhmiin alkaa

Koko hankkeen laajuus on 2350 m2 ja kustannusarvio (alv 0 %).

Lasse-Maijan etsivätoimisto. Uimahallin arvoitus TAMMI

Transkriptio:

Somaliopettajien Yhdistys Suomessa ry - Lärarna i somaliska i Finland rf Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011 Waqtiga: 20. 22.10.2011 Magaalada iyo meesha: Xarunta dhaqamada Sofia, Kallvikintie 28, 00980 Helsinki Waxaa loogu tala galay seminaarkan: - Barayaasha dugsiyada aasaasiga, dugsiyada sare, dugsiyada xirfadaha - barayaasha afka soomaaliga - caawiyayaasha iskuulada iyo barbaariyayaasha xanaanooyinka Maxaan ka faaideysan doonaa seminaarka: (Himilada siminaarka) - horumarinta baridda afka soomaaliga, suugaanta iyo sidii loo horumarin lahaa - in laga wada hadlo afka, waqtigan iyo xaaladan an ku jirno - sidii loo sii xoojin lahaa aqoonta barayaasha - in la soo bandhigo buugaagta cusub ee luqada soomaaliga iyo suugaanta waqtiga uu seminaarka socdo Tusmada seminaarka: - luqada soomaaliga iyo suugaanta qoran ee waqtigan jira - cilmi baarista cusub ee luqada - habka wax loo baro caruurta iyo gudbinta aragtida la xiriirta - buugaagta cusub - Shir gudoonka: - Cabdulqaadir Jaamac, bare afka soomaaliga, magaalada Vantaa - Axmed Maxamed Axmed, bare afka soomaaliga, magaalada Espoo - Xaawa Aalto, bare afka soomaaliga, magaalada Helsinki Qabanqaabiyayaasha: Hogaanka waxbarashada, Väestöliitto, Gudoomada waxbarashada magaalooyinka Helsinki, Vantaa, Espoo iyo ururka macallimiinta afka soomaaliga

Wixii faahfaahin intaa dheer kala xiriir: - Hogaanka waxbarashada Terhi Seinä, tel. +358 40 348 7850, terhi.seina@oph.fi - Gudoonka waxbarashada magaalada Helsinki Annamari Kajasto, tel. +358 50 4013 293, annamari.kajasta@hel.fi - Barayaasha afka soomaaliga Xamdi Cabdalla hamdi.abdalla@edu.hel.fi iyo Cabdulqaadir Jaamac abdulkadir.jama@vantaa.fi Qiimaha / kharashka/ lacagta ka qeyb galka: Waa inaad isdiiwaan gelisaa ugu dambeyn 9.9.2011. Iska diiwaan geli www- Kharashka ka qeyb galuhu waa 120. Waa inaad bixisaa lacagta kama dambeys 16.9.2011. Mudadaas ka dib lacagta waxey noqoneysaa 150. Lacagta waxey kaa dabooleysaa jiifka, seminaarka, cuntada, kafeega, gaadiidka kaa soo qaadayo doonta kuna geynayo doonta iyo gaadiidka aan ugu tagi doono xarunta duqa magaalada Helsinki aan ka aheyn macallimiinta ka imaan doonta magaalooyinka Espoo, Helsinki iyo Vantaa. Wixii kharash intaa dhaafsan ka qeyb galaha ayaa iska bixin doona. Waxaa suurtagal ah in barnaamijka seminaarka is bedel ku yimaado. Lacag bixinta: Ku soo shub lacagta akoonka: IBAN FI 4150000120250971 BIC OKOYFIHH marka aad lacagta bixineyso ku soo qor nambarkan 133025000/1351 iyo magacaaga, magaaladaada iyo wadanka Haddii aad ka baaqato seminaarka: Haddii ay dhacdo inaadan ka soo qeyb gelin seminaarka kuna soona sheegto 2 ilaa 7 maalmood gudahooda waxaan kuu soo celin doonaa kharashka / lacagta ka qeyb galka 70%. Haddii ay dhacdo in mudadaas aan kor ku soo sheegnay aadan noo soo sheegin inaadan ka soo qeyb geli doonin seminaarka wax lacag ah oo laguu soo celin doono ma jirto. Tan kaliya ay suurtagal ku tahay in lacagtaada laguu soo celiyo waa inaad keento warqad dhaqtar taasoo cadeyneysa inaad xanuunsaneyd waqtiga seminaarka. Qoraal noogu soo sheeg haddii aadan ka soo qeyb geleynin seminaarka si qof kale loo diiwaan geliyo oo raba inuu ka qeyb galo seminaarka. Qolalka jiifka: 2 qofood qolkiiba

Barnaamijka seminaarka Khamiis 20.10.2011 Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Cabdulqaadir Jaamac, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Vantaa (baska kaa soo qaadi doonaa doonta Vikingline wuxuu ka soo bixi doonaa meesha ay doonta ku soo xerato 10.30, wuxuu ku soo beegan yahay baska 10.45 Kiasma oo dad kale aan ka soo qaadi doono ka dibna Mannerheiminaukio 2) 11.00 Isdiiwaan gelintii iyo kafee 12.00 Ereyo gaaban oo soo dhaweyn ah Cabdulqaadir Jaamac iyo furitaanka seminaarka 12.30 Wada shaqeynta dhex mari karta waalidiinta iyo iskuulka, maamulaha iskuulka Della Lamb elementary school Maxamed Nuur, magaalada Kansas, USA 14.30 Qado iyo qeybinta qolalka jiifka 15.30 Wabarshada ardeyda ajnabiga wadankan Finland, Terhi Seinä oo ka socota hogaanka waxbarashada 16.00 Nasasho 16.15 Baska ayaa naga qaadi doona xarunta dhaqanka ee Sofia 17.00 Waxaa na qaabili doona duqa magaalda Helsinki 18.15 Waxaan ku soo noqon doonaa xarunta dhaqanka ee Sofia 20.00 Casho Jimce 21.10.2011 Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Axmed Maxamed, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Espoo 8.00 Quraac 9.00 Masùul ka socda gudoonka waxbarshada magaalada Helsinki Marjo Kyllönen 9.15 Baridda afka soomaaliga masùul ka socda hogaanka waxbarshada Mats Wennerholm, Skolverket, Sweden 10.15 Afka soomaaliga, bare soomaaliyeed Saciid Saalax, Minnesota, USA

12.00 Abaalmarinta ardeygii ku guuleystay tartanka, Cabdulqaadir Jaamac ururka macallimiinta afka soomaaliga 12.15 Qado 13.45 Shaqo kooxeed (u tag kooxdii aad iska diiwaan gelisay inaad la shaqeyso) Kooxaha waa sidan 1) Heeso iyo ciyaaro, Shamso Ciise, Gävle, Sweden iyo Faadumo Bile, Vantaa 2) U isticmaalka kombiyuutarka iyo waxbarida Xamdi Cabdalla, Helsinki 3) Ardeyga aan waxna qori karin waxna akhrin karin Axmed Maxamed, Espoo 4) Shirkada daabacaada buugaagta ee Scansom, isticmaalka buugaagta waxbaridda, Cabdulqaadir Jaamac, Vantaa iyo Maxamed Xasan, Kanada 5) Wax ku baridda labo luqadood ardeyga, luqadiisa hooyo iyo luqada wadanka uu degen yahay Muxudiin Xirsi, Turku iyo Axmed Carees, Espoo 6) Sidee waalidka ama guriga uga caawin karaa ilmaha inuu barto luqadiisa hooyo, Maryan Cabdulqaadir, Väestöliitto 7) Barbaarinta caruurta 15.00 Caseriye 15.30 Shaqo kooxeed (u tag kooxdii aad iska diiwaan gelisay inaad la shaqeyso) Kooxaha waa sidan 2) Heeso iyo ciyaaro, Shamso Ciise, Gävle, Sweden iyo Faadumo Bile, Vantaa 3) U isticmaalka kombiyuutarka iyo waxbarida Xamdi Cabdalla, Helsinki 4) Ardeyga aan waxna qori karin waxna akhrin karin Axmed Maxamed, Espoo 5) Shirkada daabacaada buugaagta ee Scansom, isticmaalka buugaagta waxbaridda, Cabdulqaadir Jaamac, Vantaa iyo Maxamed Xasan, Kanada 6) Wax ku baridda labo luqadood ardeyga, luqadiisa hooyo iyo luqada wadanka uu degen yahay Muxudiin Xirsi, Turku iyo Axmed Carees, Espoo 8) Sidee waalidka ama guriga uga caawin karaa ilmaha inuu barto luqadiisa hooyo, Maryan Cabdulqaadir, Väestöliitto 9) Barbaarinta caruurta 17.00 Gabagabeyn iyo maanta wixii aan ka faaìideysanay Cabdulqaadir Jaamac 17.30 Dhammaad

18.00 Casho Sabti 22.10.2011 Maalintan xiriiriye waxaa ka ah seminaarka Xaawa Aalto, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Helsinki 8.00 Quraac 9.00 Sameynta qaamuus cusub oo soomaali ah, professor Birgitta Romppanen, turjubaan. Mashruuc lagu diyaarinayo u isticmaalka kombiyuutarka waxbarshada Ella Kiesi 9.45 Gabyaa iyo qoraa Amran Maxamed Axmed iyo Maxamed Xasan Aalto, wadanka Ingariiska 12.15 Qado 13.15 Dood ama panel xeritaanka waxaan uga doodi doonaa: Baridda afka soomaaliga ee mustaqbalka, dhibaatooyinka soo wajahay iyo fursadaha ka jira wadamadan aan ku nool nahay. Xiriiriyaha doodan ama panelkan waa Xasan Nuur, bare ka dhiga afka soomaaliga magaalada Helsinki. 14.45 Gabagabeyn iyo kafee 15.15 Baska wuxuu ka dhaqaaqi doonaa xarunta dhaqamada ee Sofia wuxuuna ku geyn doonaa bartamaha magaalada Helsinki ka dib ilaa doonta Vikingline. **** Waa suurtagal inuu isbedel ku yimaado barnaamjkan******