Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda
|
|
- Niilo Kahma
- 6 vuotta sitten
- Katselukertoja:
Transkriptio
1 Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad Farxada maskaxda Firfircoonida maskaxda Farxada iyo qalbi wanaaga waa saxiibada maskaxda Anaga guud ahaanba, qof walba waxaa u gaar ah sida uu qalbigiisa ugeliyo arimaha. Maskaxda iskudubadhaca hadafkeeda si fiican wuxuu ugu shaqeyaa markaan xiiso u qabno arimaha. Arimaha waxey ku haraan qalbigeena, araga, dhageysiga, tabashada, iyo dareemayaasheena kale. Badanaa waxaa loo kala qaadaa saddex shey dareenka guud Dareenka araga ( muuqaal) Dareenka maqalka ( dhawaaq ama cod) Dareen (dareemid, taabasho) Waxbarashada iyo xasuusta waxaa caawin kara, markaan ognahay awooda dareenkeena. waxbarashada iyo maskax ku heynta waxey fududaaneysaa markaad mar wada adeegsato dareemayaal kala duwan. Dareenka araga(muuqaal) Arimaha(waxyaabaha) sida ugu fudud oo ay maskaxdaada ku geli karaan waa markaad aragtid. Sawir, midab, naqshad, qoraal la qoray iwm. way kaa caawinayaan inaad baratid. Araga wuxuu kuu fududeeyaa inaad dhaqso soo xusuusato waxaad horay u aragtay, sabatoo ah ogaanshaha markii hore aa maskaxda ku jiray sawir guud ahaan ah. Qofkasta oo naga mid ah waxaa ku hara dareen arag(muuqaal). Waxeyna noqon karan kuwo kala duwan, lakiin ma noqon karaan qalad. (Tusaale ahaan. Bangiga ayaa la dhacay. Jidka dad badan ayaa arkay falkii dhacay. Wax yar kadib markii la bilaabay baaridii dhaca bangiga, qof walba oo mesha joogay wuxuu ka xasuustay falkii dhacay si ka duwan sida dharkuu xirnaa tuugii wax dhaxay midabkooda, boorsada qaabkeeda, timaha dheeraantooda iyo kuwa la mida.) Dadka dareenka aragoodu aad u fiican yahay, waxey si fiican u xasuustaan wejiyada hadii loo fiiriyo magacyada. Horumarinta caafimaadka maskaxeed ee dadka ajnabiga oo da doodu weyntahay ETNIMU-projekti
2 Dareenka maqalka(dhawaaq ama cod) Dhawaaqa ama codka qofka xusuustaa ama wax ku baran kara dhageysiga uma baahna inuu dareenka araga isticmaalo. Dhawaaqyada ka yimaada deegaanka waxay marmar arbushaan wax dhug u yeelashada. Muusikada iyo ku celcelinta way naga caawiyaan maskax gelinta. Soocelinta xusuusta way ka adagtay sida araga(muuqaalka). Qofka maqalkiisu fiican yahay wuu xasuustaa, wixii la dhahay iyo sidee loodhay, sabatoo ah dhegaha ayaa u gudbiya maskaxda, maskaxdana way fasirtaa. (Tusaale. hadii uu qof uu dhageysanaayo warka indhihiisuna ay isku xiran yihiin, waxaa ku dhasha sawir arintaas ah maskaxdiisa.) Dhageysiga aan la socon araga waxey noqoneysaa inaad waxbadan maskaxda isticmaasho. Dareen(dareemid, taabasho) Dareenka, urta iyo dhadhanka, dhaqaaqa iyo socodka iyo dareenka gudaha waxey caawiyaan xusuusta iyo waxbarashada. (Tusaale. Carafta badan ee qorfaha, macaanka, muuqaalka, xusuusta). Dhug u yeelashada waxaa fududeeya markaad sameyso qoraal ama sawirto. Mala awaalkaad sameysato dhaqaaqa iyo iskudayida waxey kaa caawinayaan soo noqoshada xusuusta. Dhug u yeelashada waxaa kaa caawin kara tusaale ahaan wax tolida. Soonoqoshada xusuusta waxey qaadan kartaa wax yar sababtoo ah muuqaalka xusuuta waxaa laga raadiyaa jirka ama dareemada. Dib u xusuusashada dib u xusuusashada malaha qeynuun, waxey ka kooban tahay qofka mala awaalkiisa iyo dareenkiisa Dib u xusuusashada waxey ku xiran tahay dhaqanka, hidaha iyo dadka wada joogistooda. Dhaqanka, farshaxanka iyo suugaanta wey dheelitiraan waxayna kordhiyaan ladnaanta iyo caafimaadka. Ka qeybqaadashada bulshada iyo dhaqanka hiwaayadaha ee firfircoon waxay kordhiyaan waxbarshada, fekerka, garashada, hal abuurka iyo xalinta mushkiladaha. Ka qeygalka dhacdooyinka waayeelku waxay kula kulmaan dadkale iyo dhaqmo kala duwan waxay saameyn ku sameysaa caafimaadkooda iyo da dooda taas oo la mid ah jimicsiga. Xusuutu waa wixii la soo dhaafay oo maskaxda lagu soo celiyo, fasiraadooda iyo qiimayntooda. Xusuutu waa u muhiim xaga howlaha cilmi nafsiga taas oo wixii dhacay loo helo muhiimad. Xasuustu wuxuu soo saaraa sharafta iyo qiimaha noloshaada. Xusuusta oo la wadaagaa waxay aad u dhistaa is fahamka, dareenka bulshada iyo is fahamkooda, waana dhaxalka ugu muhiimsan ee jiilalku isu gudbiyaan.
3 Sawirada, muusikada iyo qoraalka buugaagta waxaan u isticmaali karnaa wax xasuusashada. (Tusaale ahaan. muusikada waa lagu nastaa, farxad ayey keentaa, xayi ayey kaa dhigtaa, sare u qaadaa waxsoosaarka, dhiig karka ayey saameysaa iyo garaaca wadnaha, xasuusta iyo dareenka ayey hagaajisaa, sidoo kale waxay jareysaa walaaca iyo xanuunka ) Caawinta xasuusta Habka xasuusta dibadda Habka xasuusta gudaha Habka xasuusta dibadda looma isticmaalo halkii xasuusta, laakiin caawinta xasuusta: Degaanka oo hagaajiyo. Alaabta iyo waxyaalaha oo la dhigo meel u gaar ah Xusuusta qoraalka. Qalabka gargaarka qoraalka, kalandarka, xusuusqorka maalinlaha, liiska adeega iwm. Xasuusin qosol leh sida (xarig gacanta lagu xiro, qoriga dhanka oo lagu dhejiyo daaha) Qalabka gargaarka xasuusta (xasuusiyayaasha daawada, alaamka xusuusta telefoonka) Habka xusuusta gudaha Macluumaadka cusub oo lagu xiro kuuwii hor, wixii horey loo yaqaanay way fududeeyaan waxbarashada Ku cel celinta waxaad maqashay Tusaale, magaca oo lagu celceliyo codsare ama mid hoose xusuusta ey caawisaa. Kala saarida iyo qoondaynta o siday walxahu isu leeyihiin oo loo kala saaro (tussale. kala qeybinta adeega dukaanka, qudaarta, hilibka iyo caanaha ) o kala saarid siday u kala muhiimsanyihiin ama meesha ay yaalaan Isku xirid, mala-awaalka, luuqda heesaha Arinta la xasuusanayo sida horey loogu yaqaaney, macnaheeda iyo xiisaha ayaa lagu xasuustaa. (tusaale sida Rohkea Ruusu ubaxa geesiga, guriga kursiga ku yaala canabka) Hab meeleedka iyo wadada Si loo xasuusto arimaha waxaa lagu lifaaqaa meelo caan ah ee guriga ama jidkii horey loo yaqaaney. Habkan marka hore wuu adagyahay, laakiin wuxuu noqon karaa mid waxtar leh, markaad baratid isticmaalkiisa. (Tusaale, guirga marka loo socdo waxaa la dhigaa shay la xasuusankaro isgoyska ugu horeeya)
4 Saameynta dareenka ee xusuusta Markuu qofku xusuusanayo arin, markale ayuu baaraa sawirkii xusuusta. Dhacdooyinka xusuusta fiican iyo tan xunba si fudud ayey u keydsamaan markuu dareen la socdo. Xusuusta, fikradaha iyo dhawaaqqyada waa lagama maarmaan inay wadjir uhormaraan. Anugyada dareemaha iyo maskaxda way wada shaqeeyaan, waxaana ka dhasha miyir, luqad, xusuus, dareen iyo xusuusyo kala duwan. Maskaxda ka shaqeynteeda Maskaxda waxay u baahantahay in laga shaqeysiiyo. Sida ugu fiican ee maskaxda looga shaqeysiiyo waa in la qabto waxaad xiiseynayso. Nolomaalmeedkaaga haddad si badan u isticmaasho maskaxda waxay usii shaqeysaa si fiican. Xriirka saaxiibada wuu fiicanyahay in la xoojiyo. Xiriirka bulshada waxay kor u qaadaa shaqada maskaxda iyo caafimaadkeeda. Maskaxda, maanka iyo jirka way wadjiraan. Raaxo, shaqo iyo nasasho isu dheelitiran maskaxda ayey ku haboontahay. Dhaqaaji maskaxda adigoo waxyaabo cusub ku qasbaya (Tusaale. farshaxanka iyo dhaqanka; suugaanta, muusikada, cayaarta, jimicsiga, luqadaha, farsamada gacanta, iwm.) Marmarka qaarkood waxaa fiican in nafta la qasbo oo la sameeyo wax aysan horey u qaban jirin. Xirfadaha cusb iyo waayo-aragnimada waxay keenaan xiriir cusub ee maskaxeed. Maalin kasta waxaa wax laga bedelaa howl maalmeedkaaga. La sheekaysiga iyo is dhaafsiga fikradaha waxay dhaqaajisaa maskaxda waxayna kordhisaa isgaarsiinta ka dhexeysa dareemayaasha. Waxaa fiican in lala socdo waxa aduunka ka dhacaya, laga qeybgalo nolosha bulshada kugu dhow la xoojiyo xiriirka saaxiibtinimada. La wadaagista fikradaha iyo ra yiga dadka kale waxay caawiyaan sidii looga hortagi lahaa walaaca iyo niyadjabka
5 Ka hel buugaagta arimo kusaabsan xusuusta. Tusaale Muistiliitto waxay Bogga internetkooda ku soo daabacday arimahan ku saabsan sidii loo fududeyn lahaa xusuusta: dhageysasho usoo jeesasho iska ilaali waxa ku qashqashaya, markiiba hal arin samee ku celcelin arinta la xasuusanayo waa lagu celceliyaa kor adigoo u qaadaya diyaarin sii dhigo shayga aad qaadaneysid mee laga arki karo isticmaal qalab warqad, saacada hurdada iyo xusuusiyayaal kale isticmaal telefoonka gacanta alaamka, xusuusin, isticmaal kalandarka is xasuusin joornaalkii subaxa waa in la is xasuussiyaa galabtiina sameyn liis xusuus qoridu wax ayey ku xusuusisaa alifbeetada markaad rabto inaan xasuusato magac ama arin albeetada aqri hurdo kugu filan seexo cunto fiican cun saaxiibada la xiriir hiwaayad sameyso wax xiise leh samee waqtiga firaaqada tahay dhaqdhaqaaq raadso jimicsi kugu haboon nolosha ku raaxdeyso Qoraal: muistiliitto.fi Qoraallo: 1 1 Muistiliitto ry boggooda internetka Arifullen-Hämäläinen U. Muista Pääasia ohjaajan opas, Luettavissa
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda Juwanka dawada ee internetka Kaydka faylasha macluumaadka bukaanka Adeegga Kanta waa mid kuu dhow Meel kasta oo ad ka dagantahay Wadanka
LisätiedotSOMALI. Ka qayb qaado!
SOMALI Ka qayb qaado! Mannerheimin Lastensuojeluliiton Varsinais-Suomen piiri ry Perhetalo Heideken (Guriga Qoyska Heideken) Sepänkatu 3 20700 Turku Telefoon. +358 2 273 6000 info.varsinais-suomi@mll.fi
LisätiedotBarnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada. Dareemada adduunka Marka la indha indhaynaayo degaanada waxaa la istimaalaa dareenka. Si joogto ah ayaan ula soconaa
LisätiedotHurdo iyo hurdo xumo
Barnaamijka ETNIMU, koorsada horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 9aad. Hurdo iyo hurdo xumo Hurdo Hurdada waa xaalad maskaxeed ee dadka, taas jarta jiritaanka xiriirka jirka. Inta hurdada lagu jiro
LisätiedotVammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)
Vammaisen TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU TALAGALAY maahanmuuttajan QOFKA NAAFADA AH EE WADDANKA U SOO GUURAY palveluopas Xarunta Vammaisten taageerta dadka maahanmuuttajien waddanka u soo guurey tukikeskus
LisätiedotHAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?
HAGAHA xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad? Jelena
LisätiedotQAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA
QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA Fiinish Soomaali Sosiaalialan sanakirja suomi somalia Julkaisija: Vammaisten maahanmuuttajien tukikeskus Hilma Vammaisfoorumi ry www.tukikeskushilma.fi Paino: Bookwell Oy, Jyväskylä
LisätiedotBuugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:
Buugeyga xusuusta Magac: Taariikh: Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel: SOCCA - Pääkaupunkiseudun sosiaalialan osaamiskeskus Käenkuja 3 a B, 1.krs PL 7409, 00099 Helsingin kaupunki www.socca.fi
LisätiedotJIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA
JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETIMU, kaas
LisätiedotQalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka
Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinaysa caafimaadka maskaxda qeybta 3aad Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka Xasuustu waa mid iskuxirxiran taasoo maskaxda neerfaha iyo xuubkiisa wada shaqayn
LisätiedotMa la kulantay takoorid ama cunsuriyad?
Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad? Tilmaamo iyo warar meelaha la xiriirayo ah oo loogu talagalay dadka takooridda iyo cunsuriyadda loo geystey Sii dhaweyn Takoorid waxaa la dhihi karaa, haddii dadka
LisätiedotSharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää
Sharciga sinnaanta -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää Maajo 2004 Qoraalkan waxaa sameeyey mashruuca SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää (Mashruuca SEIS Finland
LisätiedotDeegaan lagu raaxeysto
Deegaan lagu raaxeysto Guri qaabka aad jeceshahay Howsha ugu muhimsan ee guryaha SATO waa iney sahashaa macamisheda adeeg guri oo kaamil ah. Adeega halku dhigiisu yahay "Guri qaabka aad u jeceshahay" waxay
LisätiedotBuuggayga xasuus qorka
Buuggayga xasuus qorka Wuxuu dadka soo galootiga ah ka caawinayaa sidii ay wax uga qabsan lahaa xafiisyo badan oo Helsinki ku yaal Magaca: Taariikhda. Qofka shooshalka kuu ah Telefoon: Qofka haggaha shooshalkaaga:
LisätiedotKU SOCOTA AKHRISTAHA
La noolaanta HIV KU SOCOTA AKHRISTAHA Qoraalku waxa uu ka koobanyahay macluumaadka la noolaanshaha HIV. Waxa la abuuuray iyadoo la kaashanayo HUS (Cisbitaalka Degmada Helsinki iyo Uusimaa) rugta caafimaad
LisätiedotLatalin ku saabsan deggenaanshaha
Hai degenaha! Halkan waxad ka helaysaa warbixin ku saabsan sida loo degenaado guryaha-ijaarka ah. Latalinta waxaad ka helaysaa meelahan Sida wanaagsan ee loola deggenaado dariskaaga Daryeelka iyo nadiifinta
LisätiedotSeminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011
Somaliopettajien Yhdistys Suomessa ry - Lärarna i somaliska i Finland rf Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011 Waqtiga: 20. 22.10.2011 Magaalada iyo meesha: Xarunta dhaqamada Sofia,
LisätiedotHagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna. www.hameenlinna.
1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista Finland. Hagaha waxaa ku jira is-diiwaangelinta,
LisätiedotLakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin
1 Abdiasis Omar Naasir / ISOK SÄHKÖASENNUS Suomi - Somali Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa Diodi Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys
LisätiedotSun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah
1 (8) SÄHKÖASENNUSSANASTO SUOMI A Akusto Aliurakoitsija Altistuminen Ampeerimittari Analogia APK astianpesukone Arseeni Asbesti Asettaa D Diodi E Elohopea Energia Ensiapu Esiintyä Esteettömyys Evakuoida
LisätiedotWARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA
WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA KU SOO DHAWOOW KA NOQOSHADA MACAAMIIL EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAXSOOSAARKA! Xafiiska shaqabixinta iyo wax soo
LisätiedotSu aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka
Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka Ka jawaabista su aalo-weydiintu waa mid aan qasab aheyn. Ka dooro su aalaha lakala dooranayo tan sawirka ugu fiican ka bixineysa xaaladdaada
LisätiedotSidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?
Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah? Somali Pääkaupunkiseudun Omaishoitajat ja Läheiset ry, YOMO-projekti Hagaha afka finnishka waxaa soo koobay islamarkaasna waqtiga la simay: Koskela,
LisätiedotHAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA
somali HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA Ohjeita päivähoidossa olevien lasten infektioiden ehkäisyyn ja hoitoon Magaaladda Tampere Xannaano Adeegga caafimaadka
LisätiedotKuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto
Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry Nidaamka kirooyinka Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto TUSMADA BUUGGA Kahor inta aan heshiiska la gelin... 3 Wareejinta guriga
LisätiedotGURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA
GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA -KESKUSTA BULSHADA FINISHKA AH BARKEED WAXAY DEGAN YIHIIN GURYAHA DABAQYADA AH KUWAAS OO LEH QAAB NOLOLEED WANAAGSAN OO AMAAN LEH. KUSOO DHAWOW KOOXDEENA! JAWIGA
LisätiedotSomalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola
Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada TUSMADA BUUGA HOR U DHAC! 1. CARUURTU WAA
LisätiedotMa hadli karnaa? Mashruuca
Ma hadli karnaa? Casharrada wada sheekeysiga ah iyo Hanaanka Kulanka waalidka Khamriga iyo waxbarashada maandooriyeyaasha ee ardayda fasallka 5aad iyo 6aad Mashruuca Qoreyaasha: Jenni Helenius, Maareeyaha
LisätiedotSOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali
SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali Tässä materiaalissa esitellään 7. 9.-luokkalaisille suunnattu oman äidinkielen (somalin kieli) tukemista edistävä oppimateriaali. Oppimateriaali on valmis käytettäväksi
LisätiedotAf Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland
Af Soomaali - somali hage ganacsi Kaganacsiga dalka Finland Horudhac Horudhac Dadka dalka u soo guurey inay aasaastaan ganacsi ay ayagu leeyihiin waa hab wanaagsan oo ay dalka Finland uga shaqaaloobi karaan.
LisätiedotKala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo
Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti 11.5. iyo 18.5.2011 FT Sylvia Akar, Helsingin yliopisto, FT Marja Tiilikainen, Helsingin yliopisto
LisätiedotSOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda
SOMALI Tilmaanbixiye ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda qada waxbarasho xirfadeed dugsi sare xiriirrada bulsho goob shaqo oo loo
LisätiedotKu soo dhowow Finland
SOMALI Ku soo dhowow Finland Warbixin aasaasiya oo la xiriirta ku noolaanshaha iyo daganaashaha Finland Usoo guuris Finland? Xageen wax ka billaabaa? Xali marka hore arrimahan, markii aad usoo guurto Finland
LisätiedotSOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN
SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN -kurssin toteutus ja materiaalit Tervetuloa Ouluun -kurssin toteutus ja materiaalit 3 Kurssin toteutus 6 Macluumaad aas aasiya oo ku sahabsan Finland 6 Perustietoa Suomesta
LisätiedotKäsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla
Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla KOTISIVU 1 KLIKKAA ja valitse ELÄINTARHA, TARINATALO TAI KIELISEIKAILU Guji / riix oo kala dooro BEERTA XAYAWAANKA, AQALKA SHEEKADA AMA DALXIISKA
LisätiedotHagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA
Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA 1 Hagahan waxaa lagu sheegayaa adeegyada Hämeenlinna waxaa sidoo kale lagu hagayaa dadka dalka u soo guuray mudada ay ku jiraa wejiga hore ee u soo guurista
LisätiedotQ A A M U U S I S L A A M I A H:
Q A A M U U S I S L A A M I A H: SOOMAALI-FINISH ISLAM-SANAKIRJA: SOMALI-SUOMI 1 1. Painos / Dab cadii koobaad 2008 IQRA Islam Yhdistys ry, M. Abdulkarim ja M. Elo Kopiointioikeudet: Tätä kirjaa voidaan
LisätiedotBadbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah
Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah GURIGA IYO RAAXADA Gurigaaga laftigiisa ayaa noqon kara
LisätiedotKala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda
1(6) Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda FT Tuija Saarinen Horudhac. Tirada kurdida aduunka waxaa lagu qiyaasaa tiro kala duwan. Iyadoo kooban sida
LisätiedotYHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA
YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI-ENGLANTI-SOMALI SANAKIRJASTA Suomen Somalia-verkosto on Somalian
LisätiedotWarbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah
Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah Daryeel deegaanka sidoo kalana dhaqaale Kusoo dhawow Finland! Finland waa wadan kuyaala waqooyiga oo leh dhir iyo wabiyo badan. Dabeecad iyo biyo nadiifi
LisätiedotWarbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay
Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay 1 Tusmooyinka Sideen usoo sheegaa danbi?...4 Waa maxay diyaarinta baadhitaanka?...5 Waa maxay amarka xayiraadu?...6 Maxaa ka dhexdhaca
LisätiedotAFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI
AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI Oma kieli, oma mieli Oman äidinkielen oppiminen taiteen keinoin päiväkodissa Warda Ahmed ISBN 978-951-98493-4-8 Teksti: Warda Ahmed Tekstin tuottamiseen ovat osallistuneet
LisätiedotRikosseuraamusalan sanastoa
Rikosseuraamusalan sanastoa SUOMI SOMALI Finnish Somali apulaisjohtaja maamule ku-xigeen arviointikeskus xarunta qiimeynta asianajaja qareen erikoissuunnittelija qorsheeye gaar ah erityisohjaaja hage khaas
LisätiedotKu hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah
Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah TUSMADA Akhristaha qaaliga ahow, Qish kooban oo ku saabsan degganaanshaha... 3 Nagula soodhawaada Finland, Tampere! Kustantaja: Tampereen kaupunki
LisätiedotWARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY
XAFIISKA ARRIMAHA U SOO GUURIDDA WADDANKA WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY MAGANGALYO CODSADAHA SHARFTA LAHOOW Waxaad Finland ka codsatay badbaadin caalami ah, taas oo macnaheedu yahay
LisätiedotSuomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa
Suomi somali suomi sanakirja Qaamuus finnish soomaali finnish Laatinut Abdirizak Elmi Diyaariyay CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa Ensimmäinen painos Daabacaaddii koowaad 1 La soo xiriirka qoraha ee
LisätiedotJÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012
JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012 Järjestötiedote Maahanmuuttajajärjestöt kotouttajina Järjestöhautomo ja Pohjanmaan Etno järjestävät 15.5.2012 Vaasassa seminaarin, joka käsittelee maahanmuuttajajärjestöjä
LisätiedotKajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013
Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013 Sisällys Johdanto 3 1. Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen toiminta-ajatus 3 2. Maahanmuuttajataustaisen lapsen polku 3 3. Kotoutuminen 5
LisätiedotHAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA
HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA Emilia Fagerlund (toim.) WILPF, Suomen osasto Women s International League for Peace and Freedom (WILPF) on kansainvälinen naisten rauhanjärjestö, joka toimii
LisätiedotMAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA
MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA Busteyo Barale Opinnäytetyö, syksy 2016 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Barale, Busteyo. Maahanmuuttajalapset tulkkeina.
LisätiedotSäännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay
Säännöt/Shuruudaha Solay 1 Nimi, kotipaikka ja tarkoitus Magaca, xarunta iyo ulajeedada. 1 Yhdistyksen nimi on Somaliland seura ry:n nuoriso- osasto (SOLAY). Yhdistyksen kotipaikka on Helsingin kaupunki.
LisätiedotKÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE
KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE Hibo Awale Farah Opinnäytetyö, syksy 2015 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki
Lisätiedot1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)
olo q» date reliioso olo 7 K (2003) KE2a7 1. Kaikki kaatuu, sortuu uust Forsma (Koskimies) olo 14 olo 21 3 3 3 3 3 3 3 3 Ÿ ~~~~~~~~~~~ π K (2003) KE2a7 uhlakataatti (kuoro) - 2 - Kuula: - 3 - uhlakataatti
LisätiedotAIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK
1 UU mmk 2006 AIKAKAUSLHDT 75 : O R V A I L m U J Am I M Kää JAS ä M A KU r 0 1 ä y ö d K h h H r Sm Sr SSSSh ärkkää RUOKA, JUOM A, KITT IÖ, M AT K A ILU, HY VIVO ITI r y, y 3 ää & r h r d 2008 öö r g
LisätiedotPSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö
PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö Adil Mohamed Opinnäytetyö, kevät 2018 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Mohamed, Adil Omar.
LisätiedotURN: NBN:fi-fe19991228
URN: NBN:fi-fe19991228 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62
LisätiedotK Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A
K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A 2 0 1 7 Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A Forssan kaupunki Talousarvio ja -suunnitelma 2017-2019 / T O I M I A L A P A L V E L U 50 YHDYSKUNTAPALVELUT 5 0 0 T E
Lisätiedott P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<
1(0 1 4 1 1 4 UiH 0 0 0 1 S< A S I A N A J O T O I M I S T O O S S I G U S T A F S S O N P L 2 9, Ra u h a n k a t u 2 0, 1 5 1 1 1 L a h t i P u h e l i n 0 3 / 7 8 1 8 9 6 0, G S M 0 5 0 0 / 8 4 0 5
LisätiedotKirjainkiemurat - mallisivu (c)
Aa Ii Uu Ss Aa Ii Uu Ss SII-LIN VII-LI-KUP-PI I-sot, pie-net kir-jai-met, sii-li neu-voo aak-ko-set. Roh-ke-as-ti mu-kaan vaan, kaik-ki kyl-lä op-pi-vat! Ss Har-joit-te-le kir-jai-mi-a li-sää vih-koo-si.
LisätiedotYOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-
NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE- GEVUST NOORTELE PUNË PËR RININË INFORMA- CIONE, MBËSHTETJE DHE AKTIVITETE PËR TË RINJTË РАБОТА С МОЛОДЕЖЬЮ ИНФОРМАЦИЯ, ПОДДЕРЖКА
Lisätiedotarjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012
arjen aakkoset b a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck turun kristillinen opisto 2012 1 { Tekijät: Julkaisija: isbn 978-952-5803-23-5 Paino: 2 SISÄLTÖ Opettajalle...7 Aakkoset
LisätiedotI Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset... 2. Aika arvot... 3. Lämmittelyharjoituksia... 4. Rytmiharjoituksia... 7. Duettoja...
I Perusteita Kuvien ja merkkien selitykset... 2 Aika arvot... 3 Lämmittelyharjoituksia... 4 Rytmiharjoituksia... 7 Duettoja... 11 Rumpukappaleet... 13 Simppeli... 13 Kolmijalka... 14 Antius... 15 Afro...
LisätiedotCounting quantities 1-3
Counting quantities 1-3 Lukumäärien 1 3 laskeminen 1. Rastita Tick (X) (X) the kummassa box that has laatikossa more on balls enemmän in it. palloja. X 2. Rastita Tick (X) (X) the kummassa box that has
LisätiedotMyllypuron koululaisten harrasteopas
Myllypuron koululaisten harrasteopas 2008 Tekijät Tämän oppaan on toteuttanut Helsingin Sosiaaliviraston Klaari Itäinen yhdessä Myllypuron Nuotta-tiimin (alueen lasten ja nuorten parissa toimijat) ja Myllypuron
LisätiedotHYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA
USUNTO X.. HYNÄÄN UUN UNTTEN o Hgo h y Coygh öyy Fd Oy X X SSÄYS YESTÄ... OHJ J OHJESOOSUHTEET... To j... To j... To, j... To j... To j... To j U... UEEN RENNETTUUS UONNOSEEN ERUSTUEN.... Yä.... R....
LisätiedotMyllypuron koululaisten harrastusopas
Myllypuron koululaisten harrastusopas 2010 Tekijät Tämän oppaan on toteuttanut Helsingin Sosiaaliviraston Klaari Itäinen yhdessä Myllypuron Nuotta-tiimin (alueen lasten ja nuorten parissa toimijat) ja
LisätiedotLAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I
. G ä y, ä y-, y-.., äydy.... äyö- ö.. yäyy g xx.xx. xx yäyy g xx.xx. xx - . - D.. d.. ääyä. ä y-, - y., ö ---, ---, ---, --- (ä) - --... - g - -. y - y d ä. - -,. - .., Ä, yydä g d ää :., ä äy äää ä-.
Lisätiedotäiäää?l älägcläälii äisrä lää äää
E m vf z ln7 r vr ll n U d \r .Tl vr r E0.Tl : N. ' 6 J n n 5 EF g m : ' ".E q ' v { m i. 'n 9. E!. G r'.n ff ge re E'l n,. q (f,,r L : n 6 :. G N. +.:, lrf s 'T ^ x vr L : @ : L 5 T g G H liäiiiiii$ä1läl
Lisätiedoti lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto
i lc 12. Ö/ 1 ( 5 ) LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 1=Täysi n en mi eltä. 2=Jokseenki n er i m ieltä, 3= En osaa sanoa 4= Jokseenki n sa m a a mieltä, 5= Täysin sa ma a
LisätiedotSyrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI
Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen hanke SELVITYSRAPORTTI Suomen somalialaisten liiton missio Suomen somalialaisten
LisätiedotMaahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä
Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä Maahanmuuttajien neuvontapiste toimii asukastila Myyringissä (Kauppakeskus Isomyyri, Vaskivuorentie 10B, 3 kerros). Ilmaista neuvontaa annetaan: - ma, ti, ke
LisätiedotOLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA
L Vj Ylv p Pävämäää.. OLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA LISÄSELVITYS RAKENNETTAVUUDESTA RAMB LL Pävämäää.. Lj M Sv Tj Vp K, P S-Pälä, K N Hyväyjä K Kl, Ylv p V LIITTEET L L Slm L . JOHDANTO Tämä lvy äydää
LisätiedotP S. Va r äi n. m m2 2. e a / puistossa säilyvät puut. korko muuttuu, kansi uusitaan SVK asv.
TI E f as 8 5 5 pu ke lu pi ip iv - le / te AP 1 4 KI +8 8 +8 9 O le lem ht a ip ss uu a st ol oa ev aa rk ki ip met A L 31 6 L AP P LE IK S E T ei l y tu pu r u va liu m k u at m to äk i in u hl M 22
LisätiedotTALOUSARVION 2015 MUUTOS / HUOVILAN KOULUN ILTAPÄIVÄTOIMINTA / OPETUS- JA VARHAISKASVATUSPALVELUT
Opetus- ja 112 26.08.2015 varhaiskasvatuslautakunta Kunnanhallitus 303 14.09.2015 Valtuusto 64 28.09.2015 TALOUSARVION 2015 MUUTOS / HUOVILAN KOULUN ILTAPÄIVÄTOIMINTA / OPETUS- JA VARHAISKASVATUSPALVELUT
LisätiedotUsko, toivo ja rakkaus
Makku Lulli-Seppälä sko toivo a akkaus 1. Ko. 1 baitoille viululle alttoviululle a uuille op. kummityttöi Päivi vihkiäisii 9.8.1986 iulu a alttoviulu osuude voi soittaa sama soittaa. Tavittaessa alttoviulu
LisätiedotTURUN RAITIOTIE KESKUSTA-SKANSSI
9 9. TYYPPIPOIKKILEIKKAUS G-G.0::7 0... 07 9 :7:-M0 0 SORAKATU :: :7:-M :7:-M 0 ::-M ::-M 0 0 Vähäka 7 77 :7 : 9 0 tr 7 Raitiovaunu- ja bussikaista vj.7. 9 9:0:0 7 kr 09 Raj akiv enk at Sora-a lue 0 atu
LisätiedotKULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ
KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ Roda Hassan Opinnäytetyö, kevät 2015 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ Hassan, Roda.
LisätiedotSAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4
KTOS L:\PROJEKTT_2012\1510001046 KLEVRTEE KTUJE YS\14_TULOKSET\3.KTUJE YLESSUUTELM\DWG\KLEVRE YS.DWG Tulostettu: 26.6.2013 n- JO KELLR- SR- JKO- KTU SMMOKTU PYSÄKÖT KORTTEL 4 +100,60 KSPHT 1/2 BUS (varaus)
LisätiedotMarina Kostik. Joulu. Naiskuorolle
32 758 Marina Kostik Joulu Naiskuorolle 2017 Copyright by the Composer All Rights Reserved No part of this publication may be copied or reproduced in any form or by any means without the prior permission
LisätiedotSuomen kielessä on 6 verbityyppiä:
Suomen kielessä on 6 verbityyppiä: 1 nukkua itkeä lukea nauraa seisoa 2 vokaalia syödä juoda imuroida uida 2 3 -da -dä purra mennä tulla nousta -ra -na -la -sta 4 karata herätä kadota haluta -ata -ätä
LisätiedotHelka-neiti kylvyssä
Helkanet kylvyssä Frtz Grunbaum suom. M. A. ummnen Solo Tenor???? m Fred Raymond sov. G. Ventur 2001 Tä män täs tä p Bass Uu m g Wow uu uu uu uu uu uu uu, uu p wow wow wow wow wow wow wow, wow uu wow Mart
LisätiedotKaikki kuuluu Värinä
8 iina Myllärinen for mixed choir (Henriikka avi) 009 / 08 Coyright by the Comoser ll Rights Reserved No art of this ublication may be coied or reroduced in any form or by any means ithout the rior ermission
LisätiedotKaupunginhallitus 12 12.01.2015 Kaupunginhallitus 281 30.11.2015 Kaupunginhallitus 296 07.12.2015
Kaupunginhallitus 12 12.01.2015 Kaupunginhallitus 281 30.11.2015 Kaupunginhallitus 296 07.12.2015 Lausunto Oinaskylän tuulivoimaosayleiskaavaehdotuksesta 774/613/2014 Kaupunginhallitus 12.01.2015 12 Vesannon
Lisätiedot2 Keminmaa 3 4 5 6. Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi
LIITE.. Pek ka ti injun Heik rä npe ä nper kkaa u u L joki Kylä L LIITE.. i aar Na u ska ang as ik ju Koi vuh ar Ru u tti Mä nt Väi nöl ä y lä Ma rtta Vai n io n ine Tor v o Paa tti Las si ik ko Kem inm
LisätiedotToimintakatteen toteumat tulosalueittain:
Perusturvalautakunta 27 26.04.2016 Perusturvalautakunnan talouden seuranta 2-3 /2016 Perusturvalautakunta 26.04.2016 27 Kaupunginhallitus on kokouksessaan 11.01.2016 4 hyväksynyt talous ar vion 2016 täytäntöönpano-ohjeen.
LisätiedotOhjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)
Ohjeita asumiseen 12.06.2016 svenska, english, soomaali, eesti Google :) Yhteiset tilat Lukituista ovista kuljettaessa on huolehdittava ovien uudestaan lukkiutumisesta. Tupakointi ja turha oleskelu niissä
LisätiedotKUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl
M J y 3 j. RGJ y d, v j v v OM D OROOM J OM MJ j v 30.11.2018. ää v. O : 3 j z 1 hy hj v 6 1 / 0 2 78 04 0p z phä yhdyä jäyää p j v h hyvä jvd, pd j hj vhv. Bdg jääp. y vp hpp j j hpp. Rg v hj. p Bdg äyäyyy
LisätiedotOmakielisenä opettajana Turun opetustoimessa. Opas koulujen käyttöön
Omakielisenä pettajana Turun petustimessa Opas kulujen käyttöön SISÄLLYSLUETTELO Yleistä Omakielisen petuksen tavitteet Omakielinen pettaja kulussa Tehtävät Rehtri esimiehenä Perehdyttäminen Salassapitvelvllisuus
LisätiedotKunnanhallitus päättää ostoneuvotteluihin osallistumisesta.
Kunnanhallitus 322 18.09.2017 Kunnanhallitus 336 02.10.2017 Kunnanhallitus 19 08.01.2018 Kunnanhallitus 22 17.01.2018 Valtuusto 10 25.01.2018 Siikajoen vanhustenkotiyhdistyksen ostotarjous 286/44.441/2017
LisätiedotTällä viikolla / This week / на этой неделе:
Moi-info viikko 38 / 2013 Pohjois-Karjalan monikulttuurisuus- ja maahanmuuttajatyön ja rasismin vastaisen toiminnan tiedote E-bulletin on multiculturalism, immigrants issues, and anti-racism in North Carelia
LisätiedotKotoverkostoja maaseutualueille -hanke
Vinkkejä ja ideoita monikulttuuriseen toimintaan Maaseudun Sivistysliitto (MSL) on valtakunnallinen aikuiskoulutus- ja kulttuurijärjestö, jonka erityistä osaamista on kansalaisvaikuttamisen vahvistaminen
LisätiedotLIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja
LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja SYNTYMÄPÄIVÄTAIVAS (aapinen s. 114 125): JAKSOARVIOINTI, opettajan ohjeet Jaksoarvioinnin kolme ensimmäistä tehtävää ovat sanelutehtäviä ja ne tehdään
LisätiedotHÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2
HÄ VRKHD, PVJK V V-2 JK RKKHD Y P R 3 J 1 H K P + 3 5 8 ( ) 9 2 5 2 2 7 F + 3 5 8 ( ) 9 2 5 2 2 7 1 WWWJKF V 5 K R V 4 R P V 395 84 36 425 V 6 D 45 615 R 6 63 25 3 6 65 67 HPH 66 PÄ Ä Ä 69 JK V 3 6 7 7
LisätiedotLuento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit
Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Luo 6 Luoavuus a vkaaumsrosss Ah alo ysmaalyys laboraoro Tkll korkakoulu PL 00, 005 TKK Tkll korkakoulu ysmaalyys laboraoro Määrlmä Tarkaslava ykskö luoavuus o s odäkösyys,
LisätiedotEo C)sl. oarl. d to E= J. o-= o cy) =uo. f,e. ic v. .o6. .9o. äji. :ir. ijo 96. {c o o. ';i _o. :fe. C=?i. t-l +) (- c rt, u0 C.
C C C)l A\ d Y) L P C v J J rl, ( 0 C.6 +) ( j 96.9 :r : C (Db]? d '; _ äj r, { . 3 k l: d d 6 60QOO:ddO 96.l ä.c p _ : 6 äp l P C..86 p r5 r!l (, ō J. J rl r O 6!6 (5 ) ä dl r l { ::: :: :: 6e g r : ;
LisätiedotMERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä
ERKKEN SETKSET Kartta Vt arannettaa tesuus Uus ta parannettaa ykstyste Ohtuskastasuus ja kastaäärä Keyen lkenteen äylä Nykysen lttyän katkasu Näkeälekkaus Aseakaaa-alueen raja Hren yltyska tuuslekkaus
LisätiedotSOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA
SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA Yusuf Hassan Mohamed Opinnäytetyö, syksy 2016 Diakonia-ammattikorkeakoulu Asioimistulkkauksen koulutus Tulkki (AMK) TIIVISTELMÄ
Lisätiedot