Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Hurdo iyo hurdo xumo

SOMALI. Ka qayb qaado!

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Deegaan lagu raaxeysto

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Buuggayga xasuus qorka

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Ku soo dhowow Finland

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

ETNIMU-projektin, aivoterveyttä edistävän kurssin 5.osa. Aistit.

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Rikosseuraamusalan sanastoa

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

URN: NBN:fi-fe

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Myllypuron koululaisten harrastusopas

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Myllypuron koululaisten harrasteopas

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

Lasten terveys, hyvinvointi ja palvelut (LTH) kysely 2017

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

Hei Sinä ryhmän FYS15K opiskelija,

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

Koko hankkeen laajuus on 2350 m2 ja kustannusarvio (alv 0 %).

Usko, toivo ja rakkaus

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

alakoulusta yläkouluun

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

N I K E A N U S K O N T U N N U S T U S

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

SAVONLINNAN KAUPUNKI KAAVOITUSKATSAUS Tekninen toimiala

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

Kaupunginhallitus Kaupunginvaltuusto Maakauppa Asuntilassa ja Kirkonseudulla / Laatu RN:o 1: /52.

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

Ohjeet opettajalle. Tervetuloa Apilatielle!

Valmistelu: suunnittelupäällikkö Kari Hällström. Katuosasto esittää tarkistettavaksi palvelu- ja vuokramaksunsa (suluis sa voi massa olevat hinnat):

Vapaaehtoiset palkattomat virkavapaat ja työlomat (5+2)

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

Kunnanhallitus Valtuusto Vuonna 2014 jätetyt aloitteet 63/ /2015

Vuorovaikutus sairaanhoitajan työvälineenä ja kielenoppimisympäristönä. Inkeri Lehtimaja & Salla Kurhila Urareitti-seminaari 30.5.

Suomen kielessä on 6 verbityyppiä:

SÄRKÄNNIEMEN ASEMAKAAVA Viitesuunnitelmaluonnos ARKKITEHDIT MY

Kaikki kuuluu Värinä

l, ; i.'s ä E.ä E o gäästaefiiä,ggäeäeää;äggtää EI ;äe E H * eaä* E E 8EP.E .e= äe eääege F EEE;säääg lee sa 8NY ExE öe äec E= : ;H ä a(ü

PUTKIKAKSOISNIPPA MUSTA

TEHTÄVÄKORI Monisteita äikkään. Riikka Mononen

Meditaatioita Kristuksen kärsimyksen salaisuudesta

ON JOULUILTA. Joululauluja pianon tai urkujen säestyksellä ========== Tauno Marttinen: Matti Murto: Kimmo Nevonmaa:

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

Kunnanhallitus päättää ostoneuvotteluihin osallistumisesta.

Transkriptio:

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada. Dareemada adduunka Marka la indha indhaynaayo degaanada waxaa la istimaalaa dareenka. Si joogto ah ayaan ula soconaa deegaanka wixi ka dhacaayo anogoo ogayn ama anagoo og. Maskaxda waxaa si joogto ah ugu qulqula macluumaadka dareenka. Qibrada waxay hogaamisaa foojignaanta dareenka, garashada iyo digtoonaanshaha. Maskaxda waxay ku shaqaysaa xogta laga helay deegaanka. Xogta dareenka waxay u gudubtaa xasuusta shaqada, si aan u xasuusano. Qayb ka mid ah macluumaadka dareenka waa la hilmaamaa sabatoo ah xasuusta shaqaduna way xadidan tahay. Xasuusta dareenka waxay ku xiran tahay xogta laga helo qaybaha maskaxda kaydkeeda ku meel gaarka ah. Dareenka aasaasiga Marka Deegaanka la indha indheeynaayo waxaa la isticmaalaa sida: araga, urka, dhadhanka, maqalka iyo dareenka taabashada. Kuwaas kadib waxaa la socda dheelitir, xaalada dareenka, kuwaasoo sheega meesha uu jirka ka joogo deegaanka. Dareenka araga Qofka wuxuu macluumaadka intooda badan ka helaa araga. Dareenka araga waxaan ku aragnaa deegaanka anagoo isticmaalayna infriinka indhaha soo galaaya. Rayska iftiinka ay soo celiyaan shayada kuwaas oo ku dhacaan indhaha una sii gudba iyagoo sawir ah xuubka indhaha. Isha waxay u shaqaysaa sida fiidiyowkamerada. Indhaha iyo dhegaha isku mar waxay macluumaad u diraan maskaxda. Maskaxda waxay turjuntaa wixii aan aragnay. Neerfaha araga wuxuu u gudbiyaa maskaxda waxaan aragnay. Labada indhoodba neerfahooda intaysan dhaqaaqin waxay la kulmaan maskaxda. Horumarinta caafimaadka maskaxeed ee dadka ajnabiga oo da doodu weyntahay ETNIMU-projekti 2015 2017 www.muistiasiantuntijat.fi/etnimu

Dareenka maqalka Isticmaalka dareenka maqalka ayay dadka waxku maqlaan. Dhawaaqyada kala duwan saamayn ayay ku sameeyaan dadka. Dhawaaqu wuxuu soo gaaraa dhegaha waqti kala duwan, kadib maskaxda waxay xisaabisaa dhawaaqa halkuu ka yimid iyadoo isticmaalaysa fogaanshaha iyo waqtiga. Dhegaha waxay u gudbiyaan macluumaadka maskaxda, maskaxdana way turjuntaa. Maskaxda markay daalan tahay uma adkaysan karto qaylada badan (sida. muusikada). Muusikada degan oo aad jeceshahay waxay adkeysaa maskaxda iyo niyada. Muusikada waxaa la dhihi karaa inay tahay daawo maskaxeed, sababtoo ah waxay daaweysaa ka fiirsashada/foojignaanta iyo xasuusta (tusaale. garaacida muusikada iyo heesida waxay kaa caawinayaan inaad ka hortagtid dhaawacyada yar yar ee maskaxda kuwaas oo ay keenaan gabowga). Maqalka dhegaha waxay ku yaala xarunta dheelitirka. Dhegaha qeytooda dheelitirka waxay maamulaan dhaq-dhaqaaqa indhaha iyo addimaha. Dareenta taabashada Maqaarku waa dareenka dadka kan ugu wayn. Maqaarka wuxuu leeyahay malaayiin neerfo kuwaasoo u gudbiya maskaxda macluumaadka ku saabsan taabashada ama dareenka jirka. Maqaarka ayaa noo soo gudbiya dareenka cadaadiska, iskala-bixinta, dhaq-dhaqaaqa, heerkulbeega iyo xanuunka. Dareenka taabashada waxay kaa caawinaysaa ka hortaga qatarta iyo la qabsiga jawiga kugu hareersan. Qofku wuxuu ku ogaan karaa dareenka taabashada jirkiisa, shay-yada iyo waxyaabaha ku saabsan. Jirkeena qeybaha ugu daciifsan waa: Gacmaha iyo qaasatan faraha cirifkooda bishimaha/dibnaha wajiga carabka Macluumaadka laga helay taabashada iyo dareen tusiyaha waxay caawiyaan garashada deegaanka. Dareenka dhadhanka Carabka qeybihiisa kala duwan wuxuu leeyahay 5 dhadhan oo kala duwan macaan, cusbo, qaraar, dhanaan iyo umami. Qofku wuxuu ogaan karaa dhadhano badan oo kala duwan. Sida caadiga ah dadku way adagtahay inay kala ogaadaan dhadhamada kala duwan. Dareenka dhadhanku wuxuu aad ugu tiirsan yahay dareenka urka. Xitaa 80% dhadhanka waxay ka yimaadaan urka.

Dareenka urka Urku wuxuu si toos ah u tagaa maskaxda isagoo sanka maraaya. Urku wuxuuna digniin ka bixiyaa xaaladdaha cusub (sida. kalluun uray). Dareenka urka waxaan deegaanka ka ogaanaa: Wacyiga Garashada Fahamka Udgoonka waxaa lagu kicin karaa laguna cusboonaysiyaa xusuusta. Jari Tuominen wuxuu buugiisa kaga hadlay sida uu urka u shaqeeyo aduunka udgoonka ee yaabka leh, sidaan: Urka/udgoonka iyo neefsashada way isku xiranyihiin, labadaba waxay isticmaalaan qulqulka gaaska. Neefsashadeena waan hagi karnaa, laakiin ma hagi karno shada urka. Cilmi-ahaan waxyaaba badan ayaa baaritaan u baahan oo kusaabsan siduu dareenka urka u shaqeeyo iyo siduu maskaxda dareenka ugu gudbo. Awooda lagu garto urka/udgoonada kala duwan ma aha mid loo dhasho, laakiin waa mid la bartay. Waxaan nolosheena oo dhan ku raaxeysan karnaa urarka cusub ee kala duwan. Dareemada urka ma laha magacyo u gaar ah, ee waa shay-yada, arimaha iyo magacyada yoolka (sida. ubaxa caraftiisa). Daraankeena urka wuxuu ku xiriirsanyahay xusuusta iyo dareenka. Anaga qof walba wuxuu leeyahay xusuus dareen ur, kaasoo si lama filaan ah loo xusuusto. Inta badan feejignaan gooni ah ma siino urka, intuusan nasoo faragelin, na dhibin, nala fiicnaan, digniin nasiin ama wax na xusuusin. Urarka kala duwan waxay dhaqaajiyaan maskaxda qeybaheeda kala duwan. Isla markaana waxa la uriyey ee xun ama fiican waxay kiciyaan qeybo kala duwan ee maskaxda. Markaad cunto cunaysid dareenka dhadhanka wuxuu ku darsamaa kan urka. Isla markaas dadku ma kala saari karaan afar ur wax ka badan, inta badana laba kaliya ayey kala saari karaan. Magacaabida urarka way adagtahay, tusaale. waxaa la dhahaa urkan waan garnaayaa, laakiin magaca ma xusuusto maskaxdeyduuna ku wareegaayaa.

Dareenka urka iyo xusuusta Xusuusta urarka kala duwan ee waqtiga caruurnimada maskaxda ayey si fudud ugu haraan. Qof walba indhaha intuu isku qabo ayuu xusuusan karaa urarkii soo marey noloshiisa. Dareenka urka wuxuu saameeyaa dadka xusuustooda. Signaalka uu diro dareneka urka waam id gaar ah. Wuxuu maraa shabakado ballaaran ee maskaxda waxaana la socda qeybaha maskaxda ee dareenka qaabilsan. Haddii aan doonayno waxaan xusuusan karnaa ama kala saari karnaa kumanaan ur oo kala duwan. Waxa naga hortaagan oo kaliya waa gabowga. Markaan gabowno dareenka urka wuu wiiqaa kadibna waxaa laga yaabaa inaan dhumino urarka oo dhan. Haddi dareenkeena urka uu yaraado waqtigiisa ka hor, waxay caalamd u tahay bilowga cudurka xusuusta, sida. cudurka Alzheimer. Udgoonka iyo dareenka Dareenka urka wuxuu la xiriraa daremada taabashada. Udgoonada waxay saameeyaan ku leeyihiin dhaqanka dadka iyo dareemada wanaagsan. Tusaale. Liinta dhanaan waxaa la xaqiijiyey inay saameyn wanaagsan ku sameyso dareenka waxayna na siisaa tamarta iyo niyada oo ay sare u qaado. Urka/udgoonka waxay saameeyaan qatarta, cuntada ama taabashada jirka. Arimahan oo dhan waxay ku xiranyihiin dareemada kuwa xun iyo kuwa fiicanba. Dareenka urka wuxuu leeyahay astaamo wuuna daalaa. Urka waqtiga dheer qaata iyo kuwa xooga leh waxay daaliyaan dareenka urka. Xusuusta urka Urka waxay ku xusuusin karaan waqtigaad yareyda ama wixii dhacay, tusaale. hooyo oo rooti dubaysa. Xusuusta iyo urta waxay la xiriiraan dareenka. Dareenku qofku marka ugu horeeya si xoog leh u dareemo kaaso o la xiriira urka/udgoonka, wuxuu ku reebaa qeybaha xusuusta raad joogto ah. Haddii arinta ay ku qancinayso, waxay kugu reebaysaa xusuus fiican, hadduu la kulmo ur aad u xuna, wuxuu ku reebaa raad xun xusuustaada. Xusuusta raadka urka la socdo way ka awood badanyahay tan lagu helay qibrada aragtida ama maqalka. Xusuusteena urka waa mid shaqsiyadeed oo gaar ah.

Urarka waxay ku xiranyihiin dhaqanka sidaa daraadeed imtixaanada urka waa inay yihiin ura ma udgoon uu qofku horey u yaqaanay. Khabiirka la waraystay waa dhaqtarka kiimikada iyo khabiirka dareenka Jari Tuoma, Shirkada Kenzen. Ilo-xogta: i i Tuominen J. Tuoksujen ihmeellinen maailma. Kustannusosakeyhtiö Kureeri, Helsinki, 2012. Leppäluoto J, Kettunen R, Rintamäki H, Vakkuri O, Vierimaa H. Anatomia ja fysiologia. Rakenteesta toimintaan. Sanoma Pro Oy, Helsinki, 2015. Parker S. Kehon Atlas. Matka ihmiseen. Egmont Kustannus Oy Ab/KIRJALITO, Helsinki 2005. Calabresi L. Katse tietoon. Ihmeellinen Ihminen. Kustannusosakeyhtiö Tammi, Helsinki, 2007.