Ku soo dhowow Finland

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Buuggayga xasuus qorka

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

SOMALI. Ka qayb qaado!

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Deegaan lagu raaxeysto

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

SUOMI. Tervetuloa Suomeen. Perustietoa asumisesta ja oleskelusta Suomessa

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Hurdo iyo hurdo xumo

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Rikosseuraamusalan sanastoa

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

maahanmuuttopalvelut SELKOESITE

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

maahanmuuttopalvelut SELKOESITE

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

Infopankki.fi neuvonnan työkaluna

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Kouvolan kaupungin maahanmuuttopalvelut

KESKUSTELUJA KELASSA. Kansalaisopistot kotouttamisen tukena hanke/opetushallitus Kuopion kansalaisopisto

Infopankki.fi kotoutumisen tukena omakielistä tietoa Suomesta ja kotikunnasta

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

Myllypuron koululaisten harrasteopas

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

Valmis viestintämalli monikieliseen kuntatiedotukseen

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

12. ARKISIA SOVELLUKSIA

Kouvolan kaupungin maahanmuuttopalvelut

Sisällys Tervetuloa Sastamalaan!... 2 Muutto Suomeen... 3 Oleskelulupa... 3 Poliisi... 4 Maistraatti... 5 Henkilötunnus... 5 Muuttoilmoitus...

UUSI KIRKKOVUOSI UUSI LASTEN VIRSI UUSI ILO MESSUUN! Aineistoa 1. adventin perhemessuun

OPAS TYÖ- JA ELINKEINOTOIMISTON UUDELLE MAAHANMUUTTAJAASIAKKAALLE

Usko, toivo ja rakkaus

omakotitontit omakotitontit Saaristokaupungin Pirttiniemessä

Selkoesite. Kiinni työelämään. te-palvelut.fi

Lasten terveys, hyvinvointi ja palvelut (LTH) kysely 2017

Selkoesite. Kiinni työelämään. te-palvelut.fi

Selkoesite. Vuorotteluvapaa. te-palvelut.fi

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen kirjeiden diaari

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

Pääkaupunkiseudun yhteistyöllä hyvä neuvonta ulkomailta maahan muuttaneelle


LUKU. Startti. lukemisen ja kirjoittamisen oppikirja aikuisille maahanmuuttajille. Kaisa Häkkinen Anna Nylund

+,-./ /34,

Ehdotus. EUROOPAN PARLAMENTIN JA NEUVOSTON ASETUS (EU) N:o /, annettu [ ],

MERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä

Transkriptio:

SOMALI Ku soo dhowow Finland Warbixin aasaasiya oo la xiriirta ku noolaanshaha iyo daganaashaha Finland

Usoo guuris Finland? Xageen wax ka billaabaa? Xali marka hore arrimahan, markii aad usoo guurto Finland 2

Guri Guri raadso. Laguuma diiwaangelin doono sidii qof ku nool Finland, haddii aadan laheyn cinwaan. Guri kiro ah ama guri qeyb aad mulkiilahu degen yahay intaba waxaad ka heleysaa wargeysyada ama baraha internetka. Guri waad ka kireysan kartaa tusaale shaqsi, shirkad ama degmada. Markaad guri heysho waxaa kula gudboon inaad sidoo hesho caymiska guryaha. Summadda qofka iyo meesha la degenyahay Tak waaxda diiwaangelinta degmada, markii aad usoo guurto Finland. Waaxda diiwaangelinta ayaa ku siineysa summada kuu gaarka ah, haddii aadan dalban markii hore sharciga. Waaxda diiwaangelinta ayaa xaqiijineysa in, lagugu diiwaangelin karo degmadaas. Markii lagu diiwaangeliyo waxaad heli kartaa adeegyada degmada Shaqo Iska diiwaangeli xafiiska TE (xafiiska shaqada iyo shaqaaleynta) inaad tahay shaqo doon, haddii aadan heyn shaqo. Xafiiska TE ayaa kaa caawinaya sidaad ku shaqaaloobi laheyd. Sidoo kale si firfircooni leh u raadso adna shaqo oo ka raadso tusaale, baraha internetka iyo wargeysyada. Sidoo kale toos waxaad ula xiriirtaa shaqo bixiyaasha. Teleefonka iyo internetka Sameyso taleefonka gacanta oo gaarka ah. Waxaad heleysaa khad teleefon Finnish ah, markaad Finland ka gadato khad. Teleefonka prepaidka waxaad ka heli kartaa tabokaayada (R-kioski), internetka ama goobaha ganacsi ee shirkadaha teleefonada. Arrimo badana waad ku xalisan kartaa Finland internetka 3

Akoon bangi Furo akoonbanki. Gudaha Finland Mushaarka iyo kaalmooyinka Hay'ada Adeega Bulshadda Kela waxaa lagu shubaa oo keliya akoon banki. Waxaad u baahan tahay aqoonsi teesaro ama baasaboor si aad u farato akoon banki. Luuqadaha finnishka iyo iswiidhiska Codso koorsooyinka luuqadaha finnishka iyo iswiidhishka. Haddii aadan aqoon luuqada. Waxaa suurogal ah inaad saf sugitaan ah u gasho koorso. Waxaad ka sii baran kartaa luuqada Finnishka iyo Iswiidhishka internetka. Haddii aad tahay macmiil ka tirsan xafiiska shaqada iyo shaqaaleynta, waxaad markaa ka heli kartaa xafiiska TE koorso luuqada Finnishka ama Iswiidhish ah. Daryeelka arrimaha bulshada iyo caafimaadka Ka xaqiiqso Kela inaad kamid tahay bulshada caymisan ee Finland. Muhiimadu waxay tahay in, qofka ka midka ah bulshada caymisan ee Finland, kuwaasoo si rasmi ah u degan Finland. Ay inta badan ka tirsan yihiin bulshada ku caymisan Finland ilaa maalintey u soo guureen. Waad ka mid ahaan kartaa xitaa haddaad ka shaqeyso Finland. Shaqadu waa iney noqotaa ugu yaraan muddo 4 billood qaadaneysa (18 saacadood todobaadki) Mushaarkuna waa inuu ahaadaa mid waafaqsan heshiiska shaqo. Haddii aad hesho go'aan ogolaansho, waxaa laguu soo dirayaa kaarka caafimaadka (Kelakortti) waa kaarka cayminta caafimaadka. Sidoo kale ka codso Kela iney kuu xaqiijiso inaad xaq u leedahay daryeel caafimaad guddaha wadanka iyo dibadiisaba. Kaarka canshuurta Ka soo qaado xafiiska canshuurta kaarka canshuurta. Horey u qaado aqoonsi, markii aad doonaneyso kaarka canshuurta. Waad doonan kartaa kaarka canshuurta, markii aad ogtahay caddada mushaarkaaga ama daqliga kusoo galaya. Sidoo kale waad ka xareysan kartaa codsiga kaarka canshuurta internetka ama teleefonka. 4

Ma u baahan tahay sharci deganaansho? Muwaadaniinta Waqooyiga Yurub Muwaadiniinta Waqooyiga Yurub waxay xaq u leeyihiin deganaansho oo kana shaqeystaan Finland. Samee wargelin inaad soo guurtey muddo isbuuca maalintaad soo guurtey iyo in aad shaqsiyan isaga diiwaangeliso waaxda diiwaangelinta degmada aad dagan tahay Muwaadaniinta Midowga iyo nawaaxiga dhaqaalaha Yurub (EUja ETA) ama Switzerland Uma baahnid sharci deganaansho ah haddii, aad tahay muwaadin Midowga iyo nawaaxiga Yurub ama Switzerland. Haddii aad joogeyso Finland muddo ka badan (3) billood, iska diiwaangeli deganaanshaaga waaxda socdaalka ee Finland 3 billod kadib maalintaad usoo guurtey wadanka kadibna shaqsiyan isaga diiwaangeli waaxda diiwaangelinta degmadaada. Muwaadiniinta aan aheyn Midowga iyo nawaaxiga dhaqaalaha Yurub waqooyi (EU- ja ETA) Waxaad u baahan tahay sharci degenaansho, haddii aad u imaaneyso inaad joogto Finland muddo ka badan saddex (3) billood. Ka soo dalbo sharciga degenaanshaha wadanka aad ka soo baxeyso safaarada Finland ee ku taal ama hoggaanka socdaalka ee Finland. Codso sharciga degenaansha ugu horeeya intaadan imaan Finland. Waad ka buuxsan kartaa codsiga sharciga boga shabakada Enter Finland. Dib usoo guurayaasha Dib usoo guurayaasha wey heli karaan sharci, markii sinjigaagu ahaa Finnish ama aad xidhiidh dhow la leedahat Finland. Wax badan ka akhri: Adeega Socdaalka Finland www.migri.fi Adeega Onlaynka ah ee Adeega Socdaalka Finland, oggolaanshaha degenaanshaha ww.enterfinland.fi Xafiisyada Diiwaangelinta maxaliga ah www.maistraatti.fi Xageen ka helaa kaalmo laqabsiga wadanka, si aan u helo shaqo iyo barashada luuqada? U fududeynta laqabsiga wadanka waxaa loola jeedaa iney kuu sahlanaanto ku noolashaha Finland kana hesho aqoon iyo xog bulshada iyo wadanka Finland. Finland waxay leedahay adeegyo kala duwan, kuwaasoo kuu sahlaya laqabsiga wadanka, inaad hesho shaqo iyo inaad barato luuqada. Waana muhiim in adiga iskaana aad u hormariso laqabsigaaga siiba. Xafiiska TE (Xafiiska shaqada iyo shaqaaleynta) ama degmada ayaa kuu sameyneysa qiimeyn iyo qorshe lagu qiimeynayo, tusaale, aqoontaada waxbarasho, qibradaada shaqo iyo afafka aad taqaano. Haddii aad u baahan tahay kaalmo u fududeynta laqabsiga, waxaa laguu sameynayaa qorshe u fududeynta laqabsiga wadanka. Qorshahaasna waa inla sameeyo ugu danbeyn saaddex (3) sano kadib, markii aad heshey sharcigii ugu horeeyey ama sharciga degenaanshahaaga la diiwaan geliyey. Xafiiska TE ama degmada ayaa kuu gudbinaysa haddii aad u baahan tahay waxbarashada u fududeynta laqabsiga. Waxbarashaduna waxaa ka mida barashada luuqada finnishka iyo iswiidhishka, arrimaha bulshada Finland, ogaanshaha dhaqanka iyo shaqada. Waxaa intaa dheer in waxbarashada la baranayo maadooyin iyo tababar shaqo. Xafiiska TE, Kela ama degmada ayaa xaqiijineysa xaquuqda kaalmada shaqo laawaha ama kaalmada dhaqaale nololeed xiliga u fududeynta laqabsiga wadanka Wax badan ka akhri: Adeegyada xafiiska Shaqada iyo Horumarinta dhaqaalaha (TE xafiiska) www.te-palvelut.fi Ka hubi sidoo kale adeegyada ay bixiso degmadaada maxaliga ahi Barashada luuqadaha www.kotisuomessa.fi www.finnishcourses.fi 5

Haddaad xanuunsato? Waxaad isticmaali kartaa adeega daryeelka caafimaadka dadweynaha, haddii deegaankaagu yahay Finland. Waxaa intaa dheer goobo badan oo shaqo waxay leeyihiin daryeelka caafimaadka shaqaalaha. Haddii aadan deegaanku aheyn Finland, Kela ayaa kuu xaqiijineysa xaquuqdaada adeega caafimaadka dadweynaha. Haddaadan xaq u laheyna, waxaad ballan ka qabsan kartaa xarumaha caafimaad ee sida gaarka loo leeyahay. Xaalad gargaar degdeg Lambarka gargaarka degdega waa 112 wac haddii ay jiraan xaalad gargaar degdeg u baahan, markii halis nafeed, caafimaad, hantidaada oo qatar ku sugan. Haddii loo baahdo, xarunta gargaarka waxaad heleysaa turjubaan kaa caawiyo luuqada Haddii aad si rasmi ah u degen tahay Finlad, waxaad ka mid tahay cayminta caafimaad ee caadiga iyo inaad hesho in laguu magdhabo kharashka adeega caafimaadka xarunta dhakhtarka gaarka loo leeyahay. Magdhow waa lagu heli karaa kharashka daryeelka caafimaad ee wadanka debadiisa. Sidoo kale waad ka dalban kartaa Kela kaarka caafimaad ee yurubiyanka Dhibaatada dhimirka waxaad kaalmo kaga dalban kartaa xarunta caafimaad eed ka tirsan tahay Haddii aad gargaar degdeg u baahan tahay, waxaad la xiriirtaa heegganka rugta caafimaad ee kugu dhow ama isbitaalka. Wax badan ka akhri: Kela www.kela.fi Daryeelka dhimirka www.mielenterveysseura.fi Adeega masiibooyinka ajaanibta Teleefon (09) 4135 0501 6

Wax badan ka akhri: Warbixin asaasiya Finland ww.lifeinfinland.fi Infopankki Suomi luuqadaada www.infopankki.fi Deegaan www.asuminen.fi Xafiisyada diiwaangelinta maxaliga ah www.maistraatti.fi Adeega socdaalka Finland www.migri.fi Kela www.kela.fi Maamulka Canshuurta www.vero.fi Adeega shaqada iyo shaqaalaha www.te-palvelut.fi Barashada luuqada www.kotisuomessa.fi www.finnishcourses.fi Wasaaradda arrimaha dibada www.formin.fi Wax ka barashada Finland www.studyinfinland.fi Adeega dadweynaha www.suomi.fi Talosiinta shacabka www.kansalaisneuvonta.fi Teleefon 029 5000 TEM esitteet 1/2018, suunnittelu Sissy Oy, paino Grano Oy 6/2018 7

Warbixin asaasiya oo la xiriirta Finland u fududeynta laqabsiga wadanka waa adeeg ay xafiiska shaqada iyo shaqaaleynta ka iibsadeen xarunta tacliinta, taasoo wadashaqeyn la leh Infopankki. Daabacada 1/2018