Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

SOMALI. Ka qayb qaado!

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Hurdo iyo hurdo xumo

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Deegaan lagu raaxeysto

Buuggayga xasuus qorka

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Ma hadli karnaa? Mashruuca

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Ku soo dhowow Finland

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Rikosseuraamusalan sanastoa

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

URN: NBN:fi-fe

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

Counting quantities 1-3

Myllypuron koululaisten harrasteopas

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Myllypuron koululaisten harrastusopas

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

äiäää?l älägcläälii äisrä lää äää

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

OLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA

P S. Va r äi n. m m2 2. e a / puistossa säilyvät puut. korko muuttuu, kansi uusitaan SVK asv.

TALOUSARVION 2015 MUUTOS / HUOVILAN KOULUN ILTAPÄIVÄTOIMINTA / OPETUS- JA VARHAISKASVATUSPALVELUT

Usko, toivo ja rakkaus

TURUN RAITIOTIE KESKUSTA-SKANSSI

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

Suomen kielessä on 6 verbityyppiä:

Helka-neiti kylvyssä

Kaikki kuuluu Värinä

Kaupunginhallitus Kaupunginhallitus Kaupunginhallitus

2 Keminmaa Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi

Toimintakatteen toteumat tulosalueittain:

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

Omakielisenä opettajana Turun opetustoimessa. Opas koulujen käyttöön

Kunnanhallitus päättää ostoneuvotteluihin osallistumisesta.

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

Kotoverkostoja maaseutualueille -hanke

LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja

HÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

Eo C)sl. oarl. d to E= J. o-= o cy) =uo. f,e. ic v. .o6. .9o. äji. :ir. ijo 96. {c o o. ';i _o. :fe. C=?i. t-l +) (- c rt, u0 C.

MERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä

SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA

Transkriptio:

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad Farxada maskaxda Firfircoonida maskaxda Farxada iyo qalbi wanaaga waa saxiibada maskaxda Anaga guud ahaanba, qof walba waxaa u gaar ah sida uu qalbigiisa ugeliyo arimaha. Maskaxda iskudubadhaca hadafkeeda si fiican wuxuu ugu shaqeyaa markaan xiiso u qabno arimaha. Arimaha waxey ku haraan qalbigeena, araga, dhageysiga, tabashada, iyo dareemayaasheena kale. Badanaa waxaa loo kala qaadaa saddex shey dareenka guud Dareenka araga ( muuqaal) Dareenka maqalka ( dhawaaq ama cod) Dareen (dareemid, taabasho) Waxbarashada iyo xasuusta waxaa caawin kara, markaan ognahay awooda dareenkeena. waxbarashada iyo maskax ku heynta waxey fududaaneysaa markaad mar wada adeegsato dareemayaal kala duwan. Dareenka araga(muuqaal) Arimaha(waxyaabaha) sida ugu fudud oo ay maskaxdaada ku geli karaan waa markaad aragtid. Sawir, midab, naqshad, qoraal la qoray iwm. way kaa caawinayaan inaad baratid. Araga wuxuu kuu fududeeyaa inaad dhaqso soo xusuusato waxaad horay u aragtay, sabatoo ah ogaanshaha markii hore aa maskaxda ku jiray sawir guud ahaan ah. Qofkasta oo naga mid ah waxaa ku hara dareen arag(muuqaal). Waxeyna noqon karan kuwo kala duwan, lakiin ma noqon karaan qalad. (Tusaale ahaan. Bangiga ayaa la dhacay. Jidka dad badan ayaa arkay falkii dhacay. Wax yar kadib markii la bilaabay baaridii dhaca bangiga, qof walba oo mesha joogay wuxuu ka xasuustay falkii dhacay si ka duwan sida dharkuu xirnaa tuugii wax dhaxay midabkooda, boorsada qaabkeeda, timaha dheeraantooda iyo kuwa la mida.) Dadka dareenka aragoodu aad u fiican yahay, waxey si fiican u xasuustaan wejiyada hadii loo fiiriyo magacyada. Horumarinta caafimaadka maskaxeed ee dadka ajnabiga oo da doodu weyntahay ETNIMU-projekti 2015 2017 www.muistiasiantuntijat.fi/etnimu

Dareenka maqalka(dhawaaq ama cod) Dhawaaqa ama codka qofka xusuustaa ama wax ku baran kara dhageysiga uma baahna inuu dareenka araga isticmaalo. Dhawaaqyada ka yimaada deegaanka waxay marmar arbushaan wax dhug u yeelashada. Muusikada iyo ku celcelinta way naga caawiyaan maskax gelinta. Soocelinta xusuusta way ka adagtay sida araga(muuqaalka). Qofka maqalkiisu fiican yahay wuu xasuustaa, wixii la dhahay iyo sidee loodhay, sabatoo ah dhegaha ayaa u gudbiya maskaxda, maskaxdana way fasirtaa. (Tusaale. hadii uu qof uu dhageysanaayo warka indhihiisuna ay isku xiran yihiin, waxaa ku dhasha sawir arintaas ah maskaxdiisa.) Dhageysiga aan la socon araga waxey noqoneysaa inaad waxbadan maskaxda isticmaasho. Dareen(dareemid, taabasho) Dareenka, urta iyo dhadhanka, dhaqaaqa iyo socodka iyo dareenka gudaha waxey caawiyaan xusuusta iyo waxbarashada. (Tusaale. Carafta badan ee qorfaha, macaanka, muuqaalka, xusuusta). Dhug u yeelashada waxaa fududeeya markaad sameyso qoraal ama sawirto. Mala awaalkaad sameysato dhaqaaqa iyo iskudayida waxey kaa caawinayaan soo noqoshada xusuusta. Dhug u yeelashada waxaa kaa caawin kara tusaale ahaan wax tolida. Soonoqoshada xusuusta waxey qaadan kartaa wax yar sababtoo ah muuqaalka xusuuta waxaa laga raadiyaa jirka ama dareemada. Dib u xusuusashada dib u xusuusashada malaha qeynuun, waxey ka kooban tahay qofka mala awaalkiisa iyo dareenkiisa Dib u xusuusashada waxey ku xiran tahay dhaqanka, hidaha iyo dadka wada joogistooda. Dhaqanka, farshaxanka iyo suugaanta wey dheelitiraan waxayna kordhiyaan ladnaanta iyo caafimaadka. Ka qeybqaadashada bulshada iyo dhaqanka hiwaayadaha ee firfircoon waxay kordhiyaan waxbarshada, fekerka, garashada, hal abuurka iyo xalinta mushkiladaha. Ka qeygalka dhacdooyinka waayeelku waxay kula kulmaan dadkale iyo dhaqmo kala duwan waxay saameyn ku sameysaa caafimaadkooda iyo da dooda taas oo la mid ah jimicsiga. Xusuutu waa wixii la soo dhaafay oo maskaxda lagu soo celiyo, fasiraadooda iyo qiimayntooda. Xusuutu waa u muhiim xaga howlaha cilmi nafsiga taas oo wixii dhacay loo helo muhiimad. Xasuustu wuxuu soo saaraa sharafta iyo qiimaha noloshaada. Xusuusta oo la wadaagaa waxay aad u dhistaa is fahamka, dareenka bulshada iyo is fahamkooda, waana dhaxalka ugu muhiimsan ee jiilalku isu gudbiyaan.

Sawirada, muusikada iyo qoraalka buugaagta waxaan u isticmaali karnaa wax xasuusashada. (Tusaale ahaan. muusikada waa lagu nastaa, farxad ayey keentaa, xayi ayey kaa dhigtaa, sare u qaadaa waxsoosaarka, dhiig karka ayey saameysaa iyo garaaca wadnaha, xasuusta iyo dareenka ayey hagaajisaa, sidoo kale waxay jareysaa walaaca iyo xanuunka ) Caawinta xasuusta Habka xasuusta dibadda Habka xasuusta gudaha Habka xasuusta dibadda looma isticmaalo halkii xasuusta, laakiin caawinta xasuusta: Degaanka oo hagaajiyo. Alaabta iyo waxyaalaha oo la dhigo meel u gaar ah Xusuusta qoraalka. Qalabka gargaarka qoraalka, kalandarka, xusuusqorka maalinlaha, liiska adeega iwm. Xasuusin qosol leh sida (xarig gacanta lagu xiro, qoriga dhanka oo lagu dhejiyo daaha) Qalabka gargaarka xasuusta (xasuusiyayaasha daawada, alaamka xusuusta telefoonka) Habka xusuusta gudaha Macluumaadka cusub oo lagu xiro kuuwii hor, wixii horey loo yaqaanay way fududeeyaan waxbarashada Ku cel celinta waxaad maqashay Tusaale, magaca oo lagu celceliyo codsare ama mid hoose xusuusta ey caawisaa. Kala saarida iyo qoondaynta o siday walxahu isu leeyihiin oo loo kala saaro (tussale. kala qeybinta adeega dukaanka, qudaarta, hilibka iyo caanaha ) o kala saarid siday u kala muhiimsanyihiin ama meesha ay yaalaan Isku xirid, mala-awaalka, luuqda heesaha Arinta la xasuusanayo sida horey loogu yaqaaney, macnaheeda iyo xiisaha ayaa lagu xasuustaa. (tusaale sida Rohkea Ruusu ubaxa geesiga, guriga kursiga ku yaala canabka) Hab meeleedka iyo wadada Si loo xasuusto arimaha waxaa lagu lifaaqaa meelo caan ah ee guriga ama jidkii horey loo yaqaaney. Habkan marka hore wuu adagyahay, laakiin wuxuu noqon karaa mid waxtar leh, markaad baratid isticmaalkiisa. (Tusaale, guirga marka loo socdo waxaa la dhigaa shay la xasuusankaro isgoyska ugu horeeya)

Saameynta dareenka ee xusuusta Markuu qofku xusuusanayo arin, markale ayuu baaraa sawirkii xusuusta. Dhacdooyinka xusuusta fiican iyo tan xunba si fudud ayey u keydsamaan markuu dareen la socdo. Xusuusta, fikradaha iyo dhawaaqqyada waa lagama maarmaan inay wadjir uhormaraan. Anugyada dareemaha iyo maskaxda way wada shaqeeyaan, waxaana ka dhasha miyir, luqad, xusuus, dareen iyo xusuusyo kala duwan. Maskaxda ka shaqeynteeda Maskaxda waxay u baahantahay in laga shaqeysiiyo. Sida ugu fiican ee maskaxda looga shaqeysiiyo waa in la qabto waxaad xiiseynayso. Nolomaalmeedkaaga haddad si badan u isticmaasho maskaxda waxay usii shaqeysaa si fiican. Xriirka saaxiibada wuu fiicanyahay in la xoojiyo. Xiriirka bulshada waxay kor u qaadaa shaqada maskaxda iyo caafimaadkeeda. Maskaxda, maanka iyo jirka way wadjiraan. Raaxo, shaqo iyo nasasho isu dheelitiran maskaxda ayey ku haboontahay. Dhaqaaji maskaxda adigoo waxyaabo cusub ku qasbaya (Tusaale. farshaxanka iyo dhaqanka; suugaanta, muusikada, cayaarta, jimicsiga, luqadaha, farsamada gacanta, iwm.) Marmarka qaarkood waxaa fiican in nafta la qasbo oo la sameeyo wax aysan horey u qaban jirin. Xirfadaha cusb iyo waayo-aragnimada waxay keenaan xiriir cusub ee maskaxeed. Maalin kasta waxaa wax laga bedelaa howl maalmeedkaaga. La sheekaysiga iyo is dhaafsiga fikradaha waxay dhaqaajisaa maskaxda waxayna kordhisaa isgaarsiinta ka dhexeysa dareemayaasha. Waxaa fiican in lala socdo waxa aduunka ka dhacaya, laga qeybgalo nolosha bulshada kugu dhow la xoojiyo xiriirka saaxiibtinimada. La wadaagista fikradaha iyo ra yiga dadka kale waxay caawiyaan sidii looga hortagi lahaa walaaca iyo niyadjabka

Ka hel buugaagta arimo kusaabsan xusuusta. Tusaale Muistiliitto waxay Bogga internetkooda ku soo daabacday arimahan ku saabsan sidii loo fududeyn lahaa xusuusta: dhageysasho usoo jeesasho iska ilaali waxa ku qashqashaya, markiiba hal arin samee ku celcelin arinta la xasuusanayo waa lagu celceliyaa kor adigoo u qaadaya diyaarin sii dhigo shayga aad qaadaneysid mee laga arki karo isticmaal qalab warqad, saacada hurdada iyo xusuusiyayaal kale isticmaal telefoonka gacanta alaamka, xusuusin, isticmaal kalandarka is xasuusin joornaalkii subaxa waa in la is xasuussiyaa galabtiina sameyn liis xusuus qoridu wax ayey ku xusuusisaa alifbeetada markaad rabto inaan xasuusato magac ama arin albeetada aqri hurdo kugu filan seexo cunto fiican cun saaxiibada la xiriir hiwaayad sameyso wax xiise leh samee waqtiga firaaqada tahay dhaqdhaqaaq raadso jimicsi kugu haboon nolosha ku raaxdeyso Qoraal: muistiliitto.fi Qoraallo: 1 1 Muistiliitto ry boggooda internetka www.muistiliitto.fi Arifullen-Hämäläinen U. Muista Pääasia ohjaajan opas, 2011. Luettavissa www.miinasillanpaa.fi