HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

SOMALI. Ka qayb qaado!

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Deegaan lagu raaxeysto

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Hurdo iyo hurdo xumo

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Buuggayga xasuus qorka

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Ku soo dhowow Finland

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Rikosseuraamusalan sanastoa

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

OHJEITA PÄIVÄHOIDOSSA OLEVIEN LASTEN INFEKTIOIDEN EHKÄISYYN JA HOITOON

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

OHJEITA PÄIVÄHOIDOSSA OLEVIEN LASTEN INFEKTIOIDEN EHKÄISYYN JA HOITOON

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Myllypuron koululaisten harrasteopas

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

Toimilaitteet AJAC, pneumaattinen

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

OHJEITA PÄIVÄKOTIEN HENKILÖKUNNALLE LASTEN INFEKTIOIDEN EHKÄISYYN JA HOITOON

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

Omakielisenä opettajana Turun opetustoimessa. Opas koulujen käyttöön

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

OLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA

Liigaohjelma KEVÄT 2019

BI6.1 ENA17.7 HI1.1 MA1.2 MA1.3 MB4.7 PS3.2 RUB11.6 SAB34.1 YH3.1 KYT 16 KAH 17 ROM 26 HAL 21 LEH 22 JÄÄ 29 LAT 14 SIL 30 JÄR 9 VUO 15

ENA11.2 ENA117.2s15 FY1.1 GE5.1 HI3.2 RUB17.1 ÄI1.1 ÄI4.7 KAH SIL SIH KYT VUO JÄR HÄR VII

äiäää?l älägcläälii äisrä lää äää

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

2 Keminmaa Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi

TILATYYPPILUONNOKSIA Alustavat luonnokset keskustelun pohjaksi. Luonnos

HÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2

N I K E A N U S K O N T U N N U S T U S

matsku 3 JAKO- JA KERTOLASKU Tanja Manner-Raappana Nina Ågren OPETUSHALLITUS

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

Lukujärjestys vko

Myllypuron koululaisten harrastusopas

Ohjeet opettajalle. Tervetuloa Apilatielle!

alakoulusta yläkouluun

Usko, toivo ja rakkaus

PIHALLA (WORKING TITLE) by Tom Norrgrann & Nils-Erik Ekblom. Mikun koekuvausmateriaali

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

MAMULA OPAS ALLE KOULUIKÄISTEN MAAHANMUUTTAJALASTEN VUOROVAIKUTUSTAITOJEN TUKEMISEEN

PAUNUN KOULU KOELISTA SYKSY Ma 8.9. MATEMATIIKKA luokka klo luokkatila tilan vaihto 8A 9-10 MA2 8B 9-10 BG2

Transkriptio:

somali HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA Ohjeita päivähoidossa olevien lasten infektioiden ehkäisyyn ja hoitoon Magaaladda Tampere Xannaano Adeegga caafimaadka caruurta iyo dhalinyarada 4.7.2007/ph 305 DHINACA WAXSOOSAARKA WAXBARASHADDA IYO XA- NAANEYNTA QEYBTA ADEEGA XANAANOOYINKA

SIYAABAHA QAASKA AH EE LOOGA HORTAGI KARO JIROOYINKA FAAFA EE XANAANOOYINKA Jirooyinka guud ee caruurtu kala qaado Ilmaha naaska nuuga iyo ilmaha ku jira da`da ciyaarta waxay u xanuunsan karaan 5-10 jeer sanad kasta jirooyinka sida caadiga ah loo kala qaado. Jirooyinkaas waxay soo shaac baxaan dayr- jiilal iyo xiliga gu gaba caruurtu waxay heystaaan ugu badnaan sagaal bilood lagasoo bilaabo dada halsano iyo bar. Caadiyan jirooyinka faafa waxay qataan maalmo ilaa iyo wiig, intaas waxaa dheer in waqtiga bogsashada in uu qaato waqti ku dhaw wiig. Is difaacida jirka in uu kordho waxay keentaa in uu is difaaco. Marinka neefta oo jirada wuxuu keeni karaa boqol jiro. Jirooyika fudud markey caruurtu kudhacaan waa jirooyin leh astaamo muuqda ama mid aan lahayn astaamo lagu garto. Nasiibdaro ilmaha u jirada jirooyinka, intooda badan marka ay soo wajahaan xanuunada intooda badan taasi waxay kentaa in jiro kusoo noqnoqto jiro soo noqnoqta. Waxyaabaha sababa faafinta cudurka waxaa dhacada in qof caafimaad qaba uu kaga qaado qof jiran neef ahaan, sidoo kale saxarada, jirada sida qufaca iyo wax yaabaha ka yimaada sanka waxay faafin karaan jirooyinka. Waxaa dhacda inta badan in lagu kala qaado gacmaha. Inta badan dadka u jiran cudurada faafa waxay qaadsiyaan dadka ugu dhaw ama meel kula nool marka ay is taabtan. Xanaanada caruurta ayaa astaan u ah, sida caruurta badan ay u kala qadaan cudurada faafa Jirooyinkan wayku yaryihiin caruurta lagu hayo goryahooda, waxaa cad in ay ku badan yihiin cuduradaan caruurta ku sugan xanaanooyinka guud ahaan. Inta badan faafitaanka cudurada faafa inta aan astaamihiisu muuqan ayey halis yihiin. Taas waxaa sabab u ah tusaale ahaan caruur badan oo ku sugan xanaanada ayuu hayaa cudurka oo uusan ka muuqan astaamihiis, marka ugu horaysa ee la ogaado astaamaha xanuunadaas. Ilmuhu marka uu xananaada uga maqan yahay jirooyinka faafa dartood Jirooyinka faafa ma ahan kuwo laga hortagi karo xitaa hadii laga karantiilo ilmaha xanuunsan xanaanada. Badanaa ilmaha isku kooxda ah waa isku jiro jiradooduna waa mid isku calaamad ah, jiroojinkaan lakala qaado ilmaha u xanuunsan iyo ilmaha ay ka muuqato calaamadaha jirooyinkaanba waxay u buskoodaan dhaqso. Waxaa muhiim u ah ilmaha markaas xanuunsanaya, in uu jiradiisa la joogo guriga si uu uga kabsado, ilaa iyo intuu ka noqonayo mid ka qeyb qaadan kara nolosha caadiga ah ee xanaanada. Waqtiga ilmuhu ku buskoonayo ma aha mid si guud ahaa looga talo bixin karo waxay ku xiran tahay shaqsi ahaan siduu ilmuhu ku buskoodo. Waqtiga ka bogsashada jirooyinkaan waa mid u baahan in ilma walba shaqsi ahaan gooni loogu fiirsado. Hadii ay dhacdo in ilmuhu xanuunsado asagoo jooga xanaanada, waxaa la ogeysiiyaa waalidiinta si looga heshiiyo soo doonista ilmaha. Hadii ay u baahan yihiin waalidiintu waxay ka heli karaan xanaanada warqad cadaynaysa in ilmahoodu jiran yahay. Waalidku wuxuu sidoo kale ka heli karaa warqad. cadaynaysa xanuunka ilmaha kalkaalisada caruurta ee xarunta caafimaadka, waa hadii aan loo baahnayn warqad dhaqtar. pvh 305/4.7.2007 2

SIYAABAHA LOOGA HORTAGO CUDURADA FAAFA XANAANADA Jirooyinka faafa xanaanada waxaa looga hortegi karaa si fudud. Muhiimadana waxaad ka arkeysaa shaxdan hoose. Ka hortegistaana waa in loo eego da da iyo kooxduu ilmuhu ku jiro. Qeybinta raashinka Hal qof oo qaan gaara ayaa qeybin, sidoo kalena kama qeybqaadanayo daryeelista caruurta Caruurta wey ka qeyb qaadan karaan aruurinta maacuunta Cadayashadda ilkaha Xanaanada waxaa la isticmaalaa xanjada ksylitoli Xanaanada ilmuhu ku dhaxaan waxay cadaydaan iyadoo qof weyn la joogo Isticmaalka musqusha Ku caawi caruurta iney iska dhaqaan gacmaha, tuunjiga ku faaruqi godka musqusha Tuunjigana waxaa lagu biyo raaciya meesha loogu tala galey, ugu danbeyntiina gacmahaaga dhaq ama alkaholka gacmaha la marsado mari Badelka xafaayadda Xafaayadda waxaa lagu badelaa meelaha loogu tala galay, Taasoo meesha lasaarayana ay tahay meel istaraasho qoyan oo lagu tirtiri karo, xafaayadana waxaa lagu dul bedelaa xaanshida halka mar la isticmaalo Xafaayadii waxaa lagu xiraa bac, Meeshii loogu dul badaleyna waa in lagu nadiifiyo waxyaabaha caadiyan lagu nadiifiyo Nadiifinta najaasada Najaaso (matak, saxaro, dhiig, kaadi iwm.) Nadiifinta maalin kasta Musqulaha meelaha la taabto iyo waaskooyinka, alaab alaabeyda adag iyo kuwa jilicsan in lagu qalijo meel gooni ah Xanaanada gaanjooyinka albaabaadka sida meelaha la taabto Dhulka iyo armaajooyinka gaagaaban gaanjooyinka iyo dushooda meelaha ay caruurta xafaayada u xiran tahay ay taabtaan Nadafada waa in lagu sameeyaa waxyaabaha wax lagu nadiifiyo ee dareeraha In xil leyska saaro in ilmo kastaa leeyahay dhar gogoshiisa u gaara pvh 305/4.7.2007 3

Hagista sida gacmaha loo nadiifiyo xanaanoyinka Shaqaalaha Gacmo in lagu dhaqo biyo iyo saabuun - marka ay gacmuhu u wasaqaysan yihiin si muuqata - inta aan raashinka la isu diyaarin iyo waqtiga u dhaxeeya isbadalka shaqada - isticmalka musqusha ka dib - xafaayad badalka kadib - marka guriga aad timaado Gacmaha mari alkolada iyo biyona raacina - imaanshaha xanaanada - qaybinta cuntada kahor iyo marka la cuntaynayo - isticmaalka musqusha kadib marka aad ka caawiso caruurta isticmaalka musqusha badalka xafaayada kadib - diifsashada ka dib - cabitaanka sigaarka kadib - waxyaabaha la iska dhowro iska nadiifintooda ka dib - marka aadan fursad u heli karin gacmo dhaqashada - ku dhaqo gacmaha biyo iyo saabuun xataa hadii aysan ka muuqan wasaq Galoofisyda gacmaha la gashado oo la isticmaalo mar kaliya - mataga- iyo shubanka xiliga uu jiro marka aad ka dhaqyso dabada caruurta sidoo kale mataga-, shubanka- iyo dhiigaga la iska dhowro nadiifintooda Caruurta Gacmo ku dhaqashada saabuunta iyo biyaha - imaanshaha xanaada - cuntada ka hor - isticmaalka musqusha ka kib - xafaayad badalka ka dib - marka ay gacmahu wasaqaysan yihiin - markaad xanaanada ka soo tagayso - guriga markaad timaado Gacmo ku dhaqashada alkolka iyo biyo raacinta - mataga kaliya- shubanka- xiliga jirada gacmo dhaqida ka dib - shaqaalaha ayaa u qiyaasaya biyaha caruutu ku gacmo dhaqanayaan, tusaale.dhalada ama caaga la bumbeeya pvh 305/4.7.2007 4

Gacmo dhaqshada iyo xeelada loogu dhaqo alkolka - si gacmuhu nadiif u ahaadaan waxaa haboon in shaqaaluhu aysan wadan, faraantiyo iyo waxyaabaha gacmaha la gashto Dhaqida gacmaha - gacmaha waxaa lagu qooyaa biyaha inta aadan saabuunta ku shubi - gacmaha iska dhaq, qaas ahaan faraha foodooda, faraha dhexdooda, suulasha iyo curcurada - saabuunta ku harta gacmaha ka biyo raaci kana qalaji biyaha gacmahaaga - gacmaha waxaa lagu qalajiyaa waraaqdaha la isku qalajiyo ama marooyinka la isticmaalo halka mar - tuubada biyaha ku xir warqadaad isticmaashay - caruurta waa la baraa waana lagu caawiyaa gacmo dhaqshada Sida gacmaha loogu dhaqo alkolka - alkolka aad gacmaha marinaysaa waa in uu ahaadaa mid ku filan, ugu yaraan 2 jeer ku dhiiji - alkolada gacmaha oo qalalan ayaa la is marmariyaa - is marmari ama ku daliig gamaha ilaa, ay ka qalalaan, gaar ahaan faraha foodoooda, faraha dhexdooda, suulasha iyo curcurda - caruurta alkolkolka kacmaha waxaa logu shubaa wax yar, dhibic yar, taasoo ku filan gacan yar nadiifinteeda - caruurta waa la baraa laguna caawiyaa isticmaalka alakolka gacmaha l Guriga gacmo dhaqshadu waa muhiin marka aad guriga joogto. Way fiicantahay in caruurta laga dhaqo gacmaha lagana qalajiyo marka xanaanada laga keeno oo la keeno guriga isla markaba, cuntada ka hor iyo isticmaalka Musqusha kadib. pvh 305/4.7.2007 5

Jirooyinka halkaan lagu soo bandhigay oo sida caadiga ah loo kala qaado iyo sidii loo yarayn lahaa ka maqnaanshaha xanaanada caruurta cudurada lakala qaado dartood. Xumad Qufac iyo hargab Haragab, xummad Shuban iyo Matak lama geyn karo ilmaha xanaanad, hadii ilmaha ka yar hal sano xumadiisu gaarayso in ka badan 38 C ilmaha ka weyn da`daas 37,5 C. Marka ilmuhu u bogsoodo si fiican, marka ilamaha ay san hayn wax xumad ah muddoo dhan afar iyo laabaatan saac. Ma aha wax ka hor istaagi kara imaanshaha xanaanada, hadii aysan ilamaha hayn wax kale oo xanuun ah astaamaha jirooyinka faafa, hadii aysan ku hayn wax dhib ah astaamaha jirooyinka faafa ama waxyaabaha uu xanaanada ka qabto. Ilmaha waa la geyn karaa xanaanada, hadii uu sidiisa kale u fiican yahay wax xumad ah aysan jirin. Ilmaha waxaa lagu hayaa guriga, ilaa astaamihii xanuunku baabaan. hadii ilmaha ay ka muuqdaan astaamaha xanuunka laga helo saxaradiisa dirdire (salmonella), ilmuhu waa in uu ka maqnaadao xanaanada in uu jiran yahay ama astaamaha xanuunku ka muuqdaan ilaa uu ilmaha aynaan ka muuqan astaamaha xanuunka. Enterohemorraginen E. coli (EHEC) waxaa loo baahan yahay qaasatan, ilaa ay labo saami oo laqaadey 24 ilaa 48 saacadood inta u shexeysa ay noqodaan nagatiif EHEC-kuwa lagu daartey ee ku jira da da xafaayada malaha wax astaana walaaluhuna ma yimaadaan goobta daryeelka ilaa 1 saami u noqdo nagatiif oo laga waayo jiradii Busbus caruureed (6 24 bilood) Busbus yar Busbuska cagaha, gacmaha iyo afka Ilmaha waxaa loo qaban qaabiyaa xanaanayta uu u baahan yahay jiradiisa Ilmuhu wuu ku soo noqon karaa xanaanada. Hadii caafimaadkiisa guud uu fiican yahay aysana jirin wax xumad ah. Marka ay boogihii jirada ay dilaacaan qatartii faafinta ma jirto. Ka maqanaashaha xanaanaduna waxay ku xiran tahay ilmaha caafimaadkiisa guud. Maqnaanshuhu waxaa ku xiran yahay caafimaadkiisa guud. pvh 305/4.7.2007 6

Busbus (Hablobaas) Jixdheer Roob sugow dhuun xanuun Dhago dilaac (dhagaha oo xanuunsada) Cambaar Cabeeb Daaf Goorayaanka gala duluca dabada Isnadaamis iyo Injir Waxaa fiican in la karantiilo 5 bari laga bilaabo ihottuman marka ay nabaradu qarxaan. Umana baahna in la sugo inta nabaradu ka qalalayaan. Ilmuhu wuxuuu ku noqonayaa iskoolka ama xanaanada, marka xiligii ku daarashada ay ka soo wareegto (3 wiig) qufucuna uu ka yaraado, wax dhib ah uusan ku hayaan caafimaadkiisa guud, waxbarashdda iyo xanaadaba way is badalaan. Makrolidihoidon (roksitromysiini, atsitromysiini) yhteydessä. Ilmuhu xanaanada wuu ku noqon kaa 5 bari ka dib mar ay kasoo wareegto maalinkii daawada lagu bilaabay Ilmaha waa in lakarantiilo mudo ah 24 saac oo ka bilaabanaysa marka daawada la bilaabo; Caafimaadkiisa guud ayay ku xirantahay waqtiga ilmaha guriga lagu xanaanaynayo. Ma u baahna wax qabad qaas ah. Ilmuhu wuu aadi karaa xanaanada, marka uu sidiisa kale u caafimaad qabo xumadna aysan jirin. Karantiilku wuxuu soconayaa 24 saacadood wuxuuna bilaabanayaa marka uu qofku qaato daawada afka laga qaadanayo ee microbe waana in aad ku sugnaataa hal meel 48 saacadood. Faafiyha jirooyinka faafa ee virus ayaa sababa, ilmuhu wuu joogi karaa xaanada. Waxaa sababa jirooyin gudbiyaha virus iyo bagteeriyada sidoo kale waxay xanuun ku ridaan dhuunta ama jidadka neeftu marto, uma baahna in ilmaha laga joojiyo xanaanada ayadoo laga cabsi qabo in uu faafiyo jirada. Wax ka qabashadooda qaaska ah ma aha mid ku filan. Daawadooda waxaa lagu qataa guriga waxaana haboon in qoyska oo dhan ay wada isticmaalaan waqti isku mid ah. In la karantiilo ayaa wanaagsan, ilaa inta laga daaweynayo. pvh 305/4.7.2007 7

Cudurada faafee caruurta. Qoray Ruuskanen, Peltola, Vesikari Maalgeliye Pfizer Oy, 2000 Buuga cafimaadeedka dhaqtarka Kunnamo, Alenius, Hermanson, Jousimaa, Teikari & Varonen (qoray) 2006 Hagista adeegga salmonellatartuntojen kahortagista. Kuusi, Jalava, Siitonen & Ruutu. Daabacada Xarunta caafimaadka bulshada 2/2007. http://www.tampere.fi pvh 305/4.7.2007 8