Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Samankaltaiset tiedostot
SOMALI. Ka qayb qaado!

Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Buuggayga xasuus qorka

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Ku soo dhowow Finland

Deegaan lagu raaxeysto

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

KU SOCOTA AKHRISTAHA

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Hurdo iyo hurdo xumo

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

Rikosseuraamusalan sanastoa

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Lasten terveys, hyvinvointi ja palvelut (LTH) kysely 2017

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

MERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä

Myllypuron koululaisten harrastusopas

LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6

alakoulusta yläkouluun

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

Myllypuron koululaisten harrasteopas

Toimintakatteen toteumat tulosalueittain:

Meditaatioita Kristuksen kärsimyksen salaisuudesta

N I K E A N U S K O N T U N N U S T U S

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

Usko, toivo ja rakkaus

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

syksyn kerhoihin ja ryhmiin alkaa

BI6.1 ENA17.7 HI1.1 MA1.2 MA1.3 MB4.7 PS3.2 RUB11.6 SAB34.1 YH3.1 KYT 16 KAH 17 ROM 26 HAL 21 LEH 22 JÄÄ 29 LAT 14 SIL 30 JÄR 9 VUO 15

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

Perhehoidon ja tukiperheiden palkkioiden ja kulukorvausten tarkistaminen vuodelle 2016

Veittijärvi-Moision ja Vuorentausta-Soppeenharjun kouluyksiköiden nimien muutokset alkaen

Perhehoidon palkkiot ja kulukorvaukset muuttuvat lukien.

MAMULA OPAS ALLE KOULUIKÄISTEN MAAHANMUUTTAJALASTEN VUOROVAIKUTUSTAITOJEN TUKEMISEEN

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen kirjeiden diaari

Omakielisenä opettajana Turun opetustoimessa. Opas koulujen käyttöön

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

TEHTÄVÄKORI Monisteita matikkaan. Riikka Mononen

Eurajoen kunnan palkanmaksupäivät/lomarahan maksupäivä/eurajoen kunnan palkanmaksupäivät alkaen

Hannu Pohjannoro VALKOINEN HUONE. Kolme laulua Johanna Venhon teksteihin Three Songs to Texts by Johanna Venho

Omassa kodissa omilla mausteilla

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

Naantalin kaupungin äänestysaluejako

Valmistelu: suunnittelupäällikkö Kari Hällström. Katuosasto esittää tarkistettavaksi palvelu- ja vuokramaksunsa (suluis sa voi massa olevat hinnat):

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

Liigaohjelma KEVÄT 2019

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

Työryhmä on kokouksessaan laatinut luettelon rea li soi tavis ta kiinteistöistä ja omaisuudesta.

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

& # # w. œ œ œ œ # œ œ œ œ œ # œ w. # w nœ. # œ œ œ œ œ # œ w œ # œ œ œ Œ. œ œ œ œ œ œ œ œ # œ w. œ # œ œ œ w œ œ w w w w. W # w

Kunnanhallitus Valtuusto Vuonna 2014 jätetyt aloitteet 63/ /2015

Transkriptio:

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka Ka jawaabista su aalo-weydiintu waa mid aan qasab aheyn. Ka dooro su aalaha lakala dooranayo tan sawirka ugu fiican ka bixineysa xaaladdaada waqtiga hadda la joogo. Qofka hawsha qabanaya ama soo saaraha adeeggu wuu keydinayaa su aalo-weydiinnada ku xirmaya jawaab-bixiyaha. Jawaabaha su aalo-weydiintu waxey qaab aan lagu aqoonsan karin ugu wareeg Hay adda caafimaadka shaqada. Hay adda caafimaadka shaqadu waxey natiijada su aalo-weydiinta ka warbixineysaa iyadoo aan jawaabaha qof gaar ah laga aqoonsan karin.

A. MACLUUMAADKA HORE (A1) Lambarka qofka (0000) (A2) Taariikhda marka aad buuxineyso foomka (mbs) (A3) Lambarka-S ee mashruuca (A4) Magaca mashruuca (A5) Ma waxaad tahay: Nin Naag Wax kale (A6) Sanadka aad jirto marka aad codsiga buuxineyso B. HUFNAANTA (B1) Miyaad ku qanacsantahay noloshaada Finland? Ku qor istallaab meesha ku habboon. Qiyaas ku qanacsanaanta guud ee noloshaada. Aad ugu qanacsanahay Waan ku yara qanacsanahay Kuma qanacsani, qanac la aanna kuma qabo Kuma yara qanacsani Aad an ugu qanacsaneyn (B2) Xaaladdaada caafimaadka makula tahay waqtigan hadda la joogo mid? Si guud u qiimee xaaladaada caafimaad waqtigan hadda aad joogto Finland. Fiican Yara fiican Dhexdhexaad ah Yara xun Xun 2

(B3) Sidee ayaad uga soo baxdaa waxqabadkaada iyo hawlahaada maalmeed? Ku qor istallaab lambarka ugu habboon xaaladdaada hadda ee Finland. 0 waxey ka dhigantahay in aadan marnaba ka soo bixi karin, 10 waxey ka dhigantahay in aad si aad u fiican uga soo baxdo. 0 6 7 8 9 10 0 = si aad u xun uga soo baxaa 10 = si aad u fiican uga soo baxaa (B4) Waxaa loo qaadanayaa in awoodaada shaqo ay heshay 10 dhibcood. Imise dhibcood ayaad siin laheyd awoodaada shaqo ee hadda? Haddii aadan hadda shaqeynin, qiimee shaqadaadi ugu dambeysay ama culeyska xirfadaada. Haddii aadan xirfad laheyn, ku qiimee xaaladaada waxa aad jeclaan laheyd in aad ka shaqeyso. Ku qor istallaab lambarka ugu habboon xaaladdaada hadda ee Finland. 0 waxey ka dhigantahay in aadan gebi ahaanba shaqo awoodin, 10 waxey ka dhigantahay in awooddaada shaqo ay mareyso halkii ugu fiicneyd. 0 6 7 8 9 10 0 = gebi ahaanba shaqo ma awoodo 10 = awoodeyda shaqo waxey mareysaa meesha ugu fiican (B5) Sidee ayaad u aragtaa xiriirkaada nolosha shaqo waqtigan hadda la joogo? Door lambarka sawirka ugu fiican ka bixinaya xaaladaada. 0 6 7 8 9 10 0: 1-3: 4-5: 6-8: 9-10: Nolol shaqo ama shaqaaloobid ma ahan wax hadda aan ku jiro. Shaqo ma heysto. Waxaan heystaa shuruudo ku yar u wraeegista shaqada. Shaqo ma heysto. Laakiin waxaan heystaa waxyaabaha loogu baahan yahay u wareegista nolosha shaqada. Kaalmo ugu baahan karaa shaqaaloobista. Shaqo waan heystaa. Waxaan heystaa waxyaabaha loogu baahan yahay ka qeybqaadashada noloshada shqada. Waxaase laga yaabaa in aan kaalmo ugu baahdo sii wadista noloshada shaqada. Shaqo waan heystaa. Waxaan heystaa shardiyo wanaagsan oo aan ku sii wadi karo nolosha shaqada. 3

C. KA QEYB AHAANSHO Sidee ayeey sawir uga bixin xaaladaada Finland waxyaabaha lagu doodayo ee soo socda? Ku qiyaas cabirka 1= si buuxda uga fikrad duwan-5= si buuxda ugu fikrad ah. Dooro lambar. C1) Waan helaan caawimaad marka aan u baahdo Si buuxda uga fikrad duwanahay Qeyb ahaan uga fikrad duwanahay Ku fikrad iyo ka fikrad midna maahi Qeyb ahaan ku fikrad ahay Si buuxda ugufikrad ahay (C2) Waan in aan muhim u ahay dadka kale (C3) Arrinteyda waan ka hadli karaa waana la i dhegeystaa (C4) Waxaan dareemayaa in aniga la i (C5) Guulo la kulmay (C6) Aniga ayaa haga sida ay nolosheydu u socoto (C7) Waxaan dareensanahay in aan bulshada kamid ahay (C8) Waan ku qanacsanahay xiriirka dadka (C9) Ma isu dareentaa in aad kali tahay? Kalinimo waxaa loola jeedaa dareen aan wanaagsaneyn. Ma ahan in lagu qaldaa kali ahaansho, oo loo arki karo dareen wanaagsan. Maya weligey Wax aad u yar Marmar Inta badan Si joogto (C10) Ma jiraa qof aad si furan ugala sheekeysan karto arrimahaada gaarka ah iyo dhibaatooyinkaada? Haa Maya Ma sheegi karo 4

(C11) Ma leedahay xayawaan guri oo noloshaada farxad geliya? Haa Maya Ma sheegi karo (C12) Ma leedahay wax uun hiwaayad (hobby/sport) ah ama waxqabad kale oo aad ka hesho? Hiwaayad waxaa loola jeedaa wax joogto ah oo wakhtiga firaaqada la sameeyo, sida jimicsi, wax akhris, muusig ama hawlgacmeedyo. Haa Maya Ma sheegi karo (C13) Intee in le eg ayaad la kulantaa ama aad la xiriirtaa saaxiibada, qaraabada ama dadka aad is-taqaanaan ee aan kula deganeyn? Tan waxaa loola jeedaa kula xiriirista tusaale ahaan telefoonka, internetka xittaa dadka kale ee deggan meel aan Finland aheyn. Maalin kasta ama ku dhowaad maalin kasta Todobaad kasta Bil kasta, Wax ka yar bil kasta Waligey lama xiriirin Sidee ayeey sawir uga bixin xaaladaada waxyaabaha lagu doodayo ee soo socda? Ku qiyaas cabirka 1= si buuxda uga fikrad duwan-5= si buuxda ugu fikrad ahay. Dooro lambar. (C14) Si fiican ula dhaqmaa ehelkayga (C15) Waa ay ii fududahay in aan sii wado xiriirka saaxiibtimada (C16) Waa ay ii fududahay in aan barto dad cusub (C17) Waa ii fududahay in aan wax la wadaago dadka igu cusub Si buuxda uga fikrad duwanahay Qeyb ahaan uga fikrad duwanahay Ku fikrad iyo ka fikrad midna maahi Qeyb ahaan ku fikrad ahay Si buuxda ugufikrad ahay 5

D. NIYADDA Halkan waxaa looga hadlayaa doodo ku saabsan fikradaha iyo dareenada. Dood kasta ka dooro jawaabta sawirka ugu fiican ka bixineysa xaaladdaada bishi ugu dambeysay. Waligey maya Waqti dhif ah Mararka qaarkood Inta badan Waqti kasta (D1) Waxaan isu dareemayaa qof rajo ka qaba mustaqbalka (D2) Waxaan isu dareemayaa in aan ahay qof faa iido leh (D3) Waxaan naf ahaan isu dareemayaa mid degay/nafisay (D4) Si fiican dhibaatada uga baaraandegaa Waxaan ka fikiray xalal iyo beddello kale oo ku saabsan sida aan uga baxayo dhibka. (D5) Si cad u fikiray Waxaan awoodaa in aan kala saaro dareenkayga iyo waxqabadkayga. (D6) Waxaan dadka kale u dareemayaa kuwa ii dhow (D7) Waan awooday in aan arrimaheyga go aan ka gaaro (D8) Waan awooday in aan sameeyo waxqabad ku saabsan dhameynta arrimaheyga (D9) Niyad wanaag naftayada uga helay arrimaha muhiimka ah 6

E. NOLOL MAALMEEDKA Sidee uga bixi karaa arrimahan soo socda ee ku saabsan nolol-maalmeedka? Haddii arrintan aysan aheyn mid adiga kuu jirta, qiyaas awooddaada aad uga bixi karto. (E1) Qabashada shaqada guriga tusaale, cunto-karis, nadaafad, dhar dhaqid (E2) Soo dukaameysiga tusaale, soo gadashada cuntada iyo dharka, soo gadashada alaabaha faya-dhowrka (E3) Arrimo qabsashada tusaale, bankiga, KELA, farmashiyaha, Xafiiska shaqada, xafiiska sooshalka (E4) Ka raadinta internetka arrimaha iyo macluumaadka tusaale, bakiga shabakadda, buuxinta foomka, jadwalka (E5) Maareynta arrimaha lacagta tusaale, qorsheynta isticmaalka lacagta, ku bixinta biilashada waqtigooda (E6) Maareynta caafimaadkaada iyo hufnaantaada tusaale cunto kala gedgedisan, hiwaayadeynta jimicsiga, qaadashada daawooyinka laguu qoray (E7) Kor u qaadista habsami-socodka afar iyo labaatanka saac iyo hurdo kugu filan tusaale, dan-qabsashada iyo waxqabashada maalinta, (E8) Maareynta nadiifnimadaada iyo nadaafaddaada tusaale, qubeysashada, dhar nadiif ah (E9) Isticmaalista adeegyada caafimaadka tusaale, u tegista dhakhtarka, daryeelka ilkaha, sheybaarka (E10) Dhaqdhaqaaqa guriga bannaankiisa tusaale, tareen ama bas, baabuurkaada, taksi, baaskiilka, lug (E11) Maareynta arrimaha kale tusaale, xannaaneynta carruurta ama caawinta waalidka Kama bixi karo Dhib badan Waxoogaa dhib ah Dhib yar uga baxaa Si wanaagsan uga baxaa 7

F. XIRFADAHA (F1) Intee ayaad awooddaa in aad xoogsaarto tusaale, aqrinta buug/jaraaid (joornaal), dhegeysiga qof kale. Ku qiimee awooddaada xoogsaarista luqada aad ugu aqoon badan tahay Si aad u wanaagsan Si wanaagsan Si lagu qanci karo Si xun Si aad u xun (F2) Ma kuu sahlan tahay barashada macluumaadyada iyo xirfadaha cusub? Tusaale ahaan barashada luqad cusub Si aad u wanaagsan Si wanaagsan Si lagu qanci karo Si xun Si aad u xun (F3) Sidee ayaad hadda ku qiimeynaysaa xusuustaada. Xusuustaadu ma mid: Si aad u wanaagsan Si wanaagsan Si lagu qanco Si xun Si aad u xun (F4) Ma jirtaa cid kugu caddeysay wax dhibaato ah oo la xiriirta dhinaca waxbarashada, xoog saarista ama garashada? Haa Maya Ma sheegi karo 8

Sidee ayeey sheegashooyinka soo socda u sawir aragtidaada ku aadan mustaqbalka iyo aqoonta? Ku qiyaas cabirka 1= si buuxda uga fikrad duwan-5= si buuxda ugu aragti ah. Dooro lambar. (F5) Si wanaagsan u arkaa mustaqbalkayga (F6) Hami iyo rajooyin u leeyahay mustaqbalkayga tusaale, helitaanka habsami-socodka nololmaalmeedka, u wareegista nolosha shaqada (F7) Diyaar u ahay in aan dhib kala kulmo iyo in aan sameeyo arrimo si aan u hirgeliyo hamiyadeyda iyo rajooyinkayga (F8) Waxaan leeyahay aqoon aan uga faa iideysan karo shaqada (F9) Waan awoodaa in aan ku sheego arrinteyda luqad aan aqaan marka lagu jiro xaalado kala duduwan tusaale, u sheegista dadka kale arrinteyda, ka qeybqaadashada wadahadalada (F10) Waan awoodaa in marka lagu jiro xaalado kala duduwan aan qoraal ahaan nafteyda uga hadlo tusaale, qoritaanka codsiga shaqada ama bandhig kale Si buuxda uga fikrad duwanahay Qeyb ahaan uga fikrad duwanahay Ku fikrad iyo ka fikrad midna maahi Qeyb ahaan ku fikrad ahay Si buuxda ugufikrad ahay G. JIRKA (G1) Caafimaadkaada jireed ma u aragtaa mid: Wanaagsan Yara wanaagsan Dhexdhexaad ah Yara xun Xun 9

(G2) Jimicsi ma hiwaayadeysaa? Jimicisigu wuxuu ku jiraa dhammaan leylisyada jimicisiga ah ee la sameeyo waqtiga firaaqada, jimicsiga faa iida leh ama waxyaabo kale oo dhinaca jirka ah xoog u baahan, kuwaas oo aad ku neef-tuurto kuna dhidido. Ugu yaraan saddex jeer todobaadki hiwaayad ahaan u sameeyaan jimicsi 1-2 jeer hiwaayad ahaan todobaadki jimicsi u sameeyaa Jimicsi waan hiwaayadeeyaa laakiin ma sameeyo todobaad kasta Si dhif ah oo la mid ah sidi bishi halmar oo kale jimicsi u sameeyaa Jimicsi ma hiwaayadeeyo (G3) Miyaad joogto u isticmaashaa wax uun qalab ah oo kaalmeeya socodka, tusaale ahaan kuraasta lugaha leh ama ulaha socodka? Haa Maya Haddii aad ku jawaabtay MAYA, ku xiji ka jawaabista su aalaha G4, G6 (G4) Ma awoodaa in aad socoto qiyaas ahaan hal kiilomitir adigoo aanan nasan? Dhib la aan waan awoodaa sidaas Waan awoodaa sidaas, laakiin waxyar oo dhib ah ayaa jira Waan awoodaa sidaas, laakiin aad ayeey iigu adag tahay Marnaba ma awoodo sidaas (G6) Ma awooddaa in aad oroddo safar gaaban (qiyaas ahaan boqol mitir)? Dhib la aan waan awoodaa sidaas Waan awoodaa sidaas, laakiin waxyar oo dhib ah ayaa jira Waan awoodaa sidaas, laakiin aad ayeey iigu adag tahay Marnaba ma awoodo sidaas Haddii aad ku jawaabtay HAA, ku xiji ka jawaabista su aalaha G5, G7 (G5) Haddii aad isticmaasho gaariga cuuryaamiinta ee gacanta lagu wado ama qalabka kale ee kaalmeeya socodka, ma awooddaa in nasasho la aan in aad waddo ama socoto qiyaas ahaan kilimitir? Dhib la aan waan awooda sidaas Waan awoodaa sidaas, laakiin waxyar oo dhib ah ayaa jira Waan awoodaa sidaas, laakiin aad ayeey iigu adag tahay Marnaba ma awoodo sidaas (G7) Haddii aad isticmaasho gaariga cuuryaamiinta ee gacanta lagu wado ama qalabka kale ee kaalmeeya socodka, ma awooddaa in aad xoog u waddo ama socoto safar gaaban? Dhib la aan waan awoodaa sidaas Waan awoodaa sidaas, laakiin waxyar oo dhib ah ayaa jira Waan awoodaa sidaas, laakiin aad ayeey iigu adag tahay Marnaba ma awoodo sidaas 10

(G8) Miyaad qabtaa waqtigan hadda la joogo hal ama dhowr cudur jireed ama nafsadeed, calaamad ama dhaawac waqti dheer qabtay? Waqti dheer waxaa loola jeedaa ugu yaraan mid qaadatay muddo lix bilood ah ama qaadaneysa Maya Haa Haddii aad ku jawaabtay Haa: Qiimee, sida ay kuu dhib cuduradan, calaamadahan ama dhaawacyadan. Dooro lambarka sawirka ugu fiican ka bixinaya tirada dhibka (G9) Dhibaatada hiwaayadda (hobby/sport) waqtiga firaaqada 0 6 7 8 9 10 0 = marna dhib iguma h 10 = dhibka ugu xun ee suurtagalka ah, yacni dhib weyn (G10) Dhibaatada qabashada shaqada guriga 0 6 7 8 9 10 0 = marna dhib iguma h 10 = dhibka ugu xun ee suurtagalka ah, yacni dhib weyn (G11) Dhibaatada shaqada ama shaqada suurtagalka ah 0 6 7 8 9 10 0 = marna dhib iguma h 10 = dhibka ugu xun ee suurtagalka ah, yacni dhib weyn (G12) Dhibaatada xiriirka dadka 0 6 7 8 9 10 0 = marna dhib iguma h 10 = dhibka ugu xun ee suurtagalka ah, yacni dhib weyn 11

H. MACLUUMAADYADA TAARIIKHEED (H1) Waa sidee xaaladaada dhaqaale? Waxaad xulan kartaa dhowr doorasho. Halkan uga jawaab si waafaqsan xaaladaada dhabta ah. Kaligey deganahay Waxaan la noolahay waalidkayga ama waalidiintay Waxaan kaligey la noolahay cunuggeyga, aniga oo kaliya a go aan ka gaara arrimaha cunugga (Mas uul kali ah ahay) Waxaan deganahay guri kooxeed ama qeyb (ryhmäkoti) Waxaan kaligey la noolahay cunuggeyga lamaane la aan, laakiin wadajir arrimaha uga heshiinaa (Mas uul ayaa layla yahay) Lamaane, maya carruur Lamaane, iyo carruur Waxaan degganahay guri ay degan yihiin dhowr qofood oo qaangaar ah tusaale, guri aan qof la degganahay, guri ardayeed Waxaan deganahay xarunta qaabilaadda Waxaan deganahay qeybta adeegyada deegaanka Deegaanka rasmi ah ma heysto (H2) Marka la isku xisaabiyo dhammaan dakhliyaadkaadka, ku daboolista qarashaadka dakhliyadan ma kuwa: Aad u sahlan baa Sahlan Mid yara sahlan Mid yara adag Mid adag Mid aad u adag Dugsigee ayaad soo dhigatay? (H3) Waxbarasho aasaasi ah Dugsi hoose-dhexe Waxaan hadda dhiganayaa dugsiga hoose-dhexe Dhexda uga tegay dugsiga hoose-dhexe Dugsi ma soo dhigan (H4) Waxbarashada ka dambeysa dugsiga dhexe: Waxaad dooran kartaa xulashooyin dhowr ah! Ma lihi waxbarasho ka dambeysa dugsiga dhexe Dugsi sare/shahaadada dugsiga sare Waxbarashada diyaarinta ah ee waxbarasho-xirfadeedka aasaasiga ah (VALMA) ama koorasyo(tusaale, waxbarashada dadka soo-galootiga ah) Waxbarasho xirfadeed kooras oo kale ah, qeyb kamid ah xirfad Dugsi-xirfadeed- ama shahaado heer machad ah, xittaa shahaada bandhigga aqoonta Shahaadada dugsi xirfadeed sare ama shahaada hoose ee dugsiga tacliinta sare Shahaadada sare ee dugsi xirfadeed sare ama shahaada sare ee dugsiga tacliinta sare Shahaada doktoreydka ama shahaada macallinimada jaamacadeed Dhexda uga tegay waxbarashada 12

I. SHAQADA IYO MUSTAQBALKA (I1) Maxaa sawirka ugu fiican ka bixinaya xaaladaada shaqo ee hadda? Waxaad dooran kartaa dhowr xulasho. Tababar shaqo Waxqabadka hoosada ama waxqabadka shaqo ee baxnaanada ah Shaqo barbarad Shaqo la aan (Shaqo raadiye ka ah Xafiiska Shaqada) Shaqo la aan (Shaqo raadiye maahi) Kuma jiro shaqo mushaari ah tusaale, shaqo mutadawacnimo ama kheyri ah Shaqo qaran ku jiraa Waxaan bartaa ama aan sameeyaa shahaado anigoo shaqada wax kau baraya (heshiis waxbarasho) Waxaan joogaa guriga (guri-joogto, -aabe an xigto-daryeele) Waxaan ku jiraa fasax-jiro ama qeyb ahaan fasax-jiro Waxaan ahay hawlgab (Shaqo awoodis la aan-, qeyb ahaan shaqo awoodis la aan-, kaalmada baxnaanada ama qeyb ahaan kaalmada baxnaanada, hawlgabka qoyska ama ilmaha) Waxaan ku jiraa shaqo mushaari ah (shaqo buuxda, shaqo aan buuxin ama shaqo mushaarkeeda la kaalmeeyay) Ganacsadde ama ganacsade dhinaca beeraha ah Xirfad ku shaqeysta ama iskiis u shaqeysta Lacag caawimo ah (I2) Haddii aad hadda tahay shaqolaawe, muddo intee dhan ayaad shaqo la aan aheyd? Sanad kayar 1-2 sano 3-4 sano 5-7 sano 8-10 sano Wax ka badan 10 sano Waligey ma shaqeyn Shaqo la aan maahi waqtigan hadda la joogo 13

Arrimahee adkeynaya ka qeybqaadashada nolosha shaqada? Si aad ah u badan Wax badan Si dhexdhexaad ah Waxyar Marnaba maya Ma sheegi karo (I3) Shaqo igu habboon malahan 6 (I4) Dhibaatooyinka aadista shaqada tusaale, isku-xiryada gaadiidka oo dhib ah, safaro dhaadheer (I5) Aqoon ama waxbarasho la aan tusaale, aqoonta afka, shahaado xirfadeed la aan ama waqtiga lajimeynteeda (I6) Yaraanshaha xiiseynta shaqada ama rabitaanka shaqada (I7) Dhibaatooyin la xiriira caafimaadka ama awoodda waxqabad (I8) Xaalad nololeed ii gaar ah tusaale, qoyska, qaraabada, saaxiibada 6 6 6 6 6 (I9) Maandooriyeyaal 6 (I10) Calaamado diiwaan-dembiyeed 6 (I11) Xaalad dhaqaale tusaale, deyman, buugga madow 6 (I12) Ma aaminsantahay in aad sanadka soo socda Finland ka heleyso shaqo mushaari ah? Haa, waa hubaal Haa, waan yara hubaa Laga yaabaa in aan helo, laga yabaa in aanan helin Ma aaminsani Su aasho ma ahan mid aniga quseysa 14

(I13) Ma aaminsantahay in aad sanadka soo socda Finland ka heleyso waxbarashada aad jeceshahay? Haa, waa hubaal Haa, waan yara hubaa Laga yaabaa in aan helo, laga yabaa in aanan helin Ma aaminsani Su aasho ma ahan mid aniga quseysa (I14) Waa kuwee qeybaha noloshaada kamidka ah ee aad isbeddel u dooni laheyd: Waxaad dooran kartaa xulashooyin dhowr ah. Xaaladdeyda shaqada ama shaqaaloobisteyda Aqoontayda ama aqoontayda xirfadeed Xaaladdeyda dhaqaale Xaaladdeyda caafimaad Hurdadeyda ama hab-sami socodka habeenka iyo maalinta Noocyada cuntadeyda Caafimaadkeyga jireed Maareynta nolol-malameedkayga Hufnaanta niyaddeyda Xiriirkayga dadka Hiwaayadeyntayda ama ka qeybqaadashadeyda Isticmaalka maandooriyayaasha ama qabatinno kale Ma sheegi karo Ma dareensani baahi isbeddel 15