Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Samankaltaiset tiedostot
SOMALI. Ka qayb qaado!

Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Buuggayga xasuus qorka

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Ku soo dhowow Finland

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Deegaan lagu raaxeysto

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Hurdo iyo hurdo xumo

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Rikosseuraamusalan sanastoa

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

Myllypuron koululaisten harrastusopas

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

Myllypuron koululaisten harrasteopas

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

SOMALINIMISTÄ, NIIDEN KIRJOITUSASUN VAIHTELUSTA JA SEN VAIKUTUKSISTA SUOMESSA

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

KEVÄT 2019 Kansainvälisen työn tapahtumia Malmin seurakunnassa SPRING 2019 International events in Malmi Parish

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

SOSIALIDEMOKRAATTINEN PUOLUE SAARINIEMENKATU HELSINKI POSTISIIRTOTILI VAIHDE

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

3/ Hakunilan ja Länsimäen uutisia

Toimilaitteet AJAC, pneumaattinen

Kotoverkostoja maaseutualueille -hanke

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

Omassa kodissa omilla mausteilla

alakoulusta yläkouluun

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen kirjeiden diaari

Lasten terveys, hyvinvointi ja palvelut (LTH) kysely 2017

Hennattuja partoja. Ikääntyvät somalimiehet ryhmätoiminnassa

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

MAMULA OPAS ALLE KOULUIKÄISTEN MAAHANMUUTTAJALASTEN VUOROVAIKUTUSTAITOJEN TUKEMISEEN

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

SAVONLINNAN KAUPUNKI KAAVOITUSKATSAUS Tekninen toimiala

Suomen kielessä on 6 verbityyppiä:

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

Yleiset kulttuurierot ja stereotypisointi: Islamilainen perhe- ja tapakulttuuri

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

BI6.1 ENA17.7 HI1.1 MA1.2 MA1.3 MB4.7 PS3.2 RUB11.6 SAB34.1 YH3.1 KYT 16 KAH 17 ROM 26 HAL 21 LEH 22 JÄÄ 29 LAT 14 SIL 30 JÄR 9 VUO 15

ENA11.2 ENA117.2s15 FY1.1 GE5.1 HI3.2 RUB17.1 ÄI1.1 ÄI4.7 KAH SIL SIH KYT VUO JÄR HÄR VII

SÄRKÄNNIEMEN ASEMAKAAVA Viitesuunnitelmaluonnos ARKKITEHDIT MY

PS. Jos vastaanotit Sinulle kuulumattoman viestin, pyydän ilmoittamaan siitä viipymättä allekirjoittaneelle ja tuhoamaan viestin, kiitos.

Eo C)sl. oarl. d to E= J. o-= o cy) =uo. f,e. ic v. .o6. .9o. äji. :ir. ijo 96. {c o o. ';i _o. :fe. C=?i. t-l +) (- c rt, u0 C.

Omakielisenä opettajana Turun opetustoimessa. Opas koulujen käyttöön

KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6

Täydellistä harmoniaa.

OLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA

Transkriptio:

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti 11.5. iyo 18.5.2011 FT Sylvia Akar, Helsingin yliopisto, FT Marja Tiilikainen, Helsingin yliopisto Islamka, muslimka iyo dunidda islaamka ee maanta FT Sylvia, Helsingin yliopisto Kontiolahti 11.5.2011 Baaxaad ahaan islaamku waa diinta labaad ee ugu weyn caalamka meelaha ay ku baahday sida weyna saameynta ugu leedahay waxaa ka mid ah Waqooyiga Afrika, Bariga Dhexe iyo Bartamaha Aasiya ilaa iyo Indonesiya iyo shiinaha. Sidoo kale, Yurub gudaheeda qiyaastii ilaa iyo 40 milyan ayaa haysta diinta Islaamka. maadaama diinta Islaamku ay saameysay dhaqamo aad u baaxad weyn, waxaa cad in diinta islaamku ay tahay diin firqooyin leh. laakiin barashadda diinta Islaamku kuma kala duwana hadba meesha lagu baranayo ama barashadeeda sidaasi darteed malahan kala duwanaansho weyn, laakiin kala duwanaanshaha dhaqanka ayaa waxa uu yahay mid weyn. kala duwanaanshaha dhaqamada waxaa uu isbadel ku keenaa fahamka iyo macnaha qaaska ah ee diinta taasoo hadba isbadelka weyn uu ku xiran yahay lahjada bulashadda. Diintu waxa ay fareyso ama ay fareyso diintu shaqsiga waa mid la mid ah diimaha badankood ee ay dadku aaminsan yihiin. Badanaaba diinta Islaamku waxaa lagu tilmaamaa Carabaha. Bulshooyinka ugu badan ee Islaamka waqtigaan waxa ay ku nool yihiin wadamada Indoneesiya, Pakistaan, Hindiya, Bangaladheesh, dunidda carabta sida Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe waxaana ku nool Muslim garaaya boqolkiiba 20. Luuqadda Carabiga waa luuqad karaameysan xagga Islaamka. Qur aaanka waxa uu kusoo degay luuqadda Carabiga. Qof walba oo Muslim ahina waa in uu ku aqrin karaa carabiga suuradaha ugu horeeya iyo salaadda. Luuqadda guud ahaaneed ee Islmaaka dunidda oo dhan waa luuqadda carabiga ama magac ahaan waxa ay la baxaan magac kasoo jeeda luuqadda carabiga. Islaamka badankiis waxaa ay ku hadlaan luuqado kale, carabiguna ma aha luuqadooda hooyo, sida Indoniisiyaanka, Malaayiinta, Pershiyaanka, Bashtuuga, Turkida, Soomaalida, Urduugga ama Shiinaha. Laakiin waxaa xasuusnaan mudan in carabta oo dhan aanay aheyn Muslim, Barigga Dhexe waxaa ku nool Krishtan ama masiixi badan oo ah kuwa laga tirada badan yahay kuwaasoo afkooda hooyana yahay carabi. Islaamka labada firqo ee ugu weyn waa Sunni iyo Shiico. Muslimka Sunnida ah waa boqolkiiba 85. labadda firqo barashadoodana wax badan ayay isaga mid yihiin. Waxayna isaga mid yihiin sida: in uu aamino in ilaahay kali yahay, aamino malaa igtiisa, aamino kutubtiisa, rumeeyo nabiyadiisa,

rumeeyo maalinta yowmul-qiyaamaha iyo in dib loo nooleynayo aaminana khadarta Alle. Iyo sidoo kale waxa ay isaga mid yihiin aaminaada tiirarka diinta: ashahaadada, salaadda, soonka, sakada iyo gudashada waajibaadka xajka. Farqiga kala duwaananshaha ee labadan firqo waxay yihiin: Shiicada qirashada ashahaadada waxay kaga duwan yihiin in erayga ma jiro Ilaah la caabudo Ilaah moyee, Muxamadna yahay rasuulkii alle Shiicadu waxay ku dareen iyo in Cali yahay mid Alle u dhaw. Darajeynta Calina ay tahay mid ku weyn Shiicada. Shiicada waxaa ay aad kaga duwan yihiin Sunniga kaga dayashada imaamka illaa firkii Cali. Sidoo kale waxbarashada Shiicada iyo Sunniga waxay ku saleysan tahay kala duwanaanshaha xukunka iyo xadiisyada kala duwan. Qur aanku waa kitaab muqadas ah sida Islaamku qabana xaraf walbana uu yahay muqadas. wax walbana ku sugnaadeen, aan qalad laheyn iyo sheyga ugu qiimaha badan oo muqadas ah. Qur aanka ku qoran luuqada carabigana yahay hadalkii Ilaahay. Qur aanku lama tarjumo ee waa la fasiraa. Qur aanka waxaa ku qoran xarfo badan oo kala duwan. waxaana loo qoray hab shid iyo mad leh taasoo qeynuunka qoraalku uu noqonayo mid is weydiin leh waxayna adkeynaysaa in la tarjumo qoraalkii. Qur aanka aayadda looga hadlayo abuurka waxay sheegeysaa xaquuqda (4:1) Dadow ka dhowrasada Eebihiina idinka abuuray nafkaliya (Aadam) kana abuuray xaggeeda haweeneyda (Xaawo) kana abuuray xaggooda rag badan iyo haween badan. Qur aanku waxaa lagu sheegay rag iyo dumarba! Sunnadu waa warbixin soo jireen ah, taasoo ka kooban sida xadiis iyo sunadii Rasuulka (SCW) waxyaabihii uu sameyn jiray, nolol qoys ahaaneed iyo sidii uu u xalin jiray tusaale ahaan ismaandhaafka. Xadiisku ma ahan Qur aanka kariimka laakiin shareecada xageeda waa mid aad u muhiim ah. Sunniga iyo Shiicada waxay ku kala duwan yihiin xagga isku soo uruurinta xadiisyada. Xeerka Islaamku waa shareecada waxaana lagu sheegay Qur aanka. Shareecada waa dariiiqa saxda ah waa mid kugu rideysa dariiqa toosan, taasood ku badbaadeyso. Ilaahay waxaa uu wax ku faray Qur aanka taas oo looga baahan yahay Islmaaku in ay ku dhaqmaan. Qof Islaam ah oo si dhameystiran u yaqaan shareecada Islaamka ma jiro oo Ilaahay unbaa u aqoon badan. Fiqh oo ah xeerka ku dhaqanka ahna xeer dadku ay sameysteen. Kaasoo sida ugu dhow shareecada, waana mid ku sal leh fasiraada xadiisyadda iyo quraanka. Sidoo kale kuwa u bartey sida leysku fahmey ama la go aansadey ee saxda iyo sida loo fasariyey xeerka laga sameeyey. Fiqh waa qeynuun ay dagsadeen dadka. Islaamkuna waxay inta badan isku qaldaan shareecadda iyo fiqhiga, sidaa daraadeed ayaa adkeyneysa in bulashadda islaamka ay wax kabadalaan xeerka. Badanaaba dowladaha islamka waxay si xoogan ugu dhaqmaan xeerka qoyska ama si aan badneyn siyaabaha loo fasirey. Shareecada islaamka waa lagu saleeyey xaalada qoyska sida guurka iyo furritaanka, dhaxalka, cibaadadda diinta iyo ilbaxnimada guud ahaaneed. Qodobka denbiyada inta badan dunidda islaamka waxay ku dhaqmaan habka sharciyadda dowladaha reer Galbeedka.

Isalaamku sidey u arkaan galmadda waa wax muhiima, wanaagsana, Ilaah baana u sameeyey. Nuuc walbooy galmaddu tahay islaamka waa la xadadey waxaana loo baneeyey ninka iyo naagta is qaba. Taas ayaana keeneysa in ay muhiim u tahay bulshadda dhexdeeda galmadda ahaato wax koontoroolan. Quraanka aayada lagu sheegey in ninku yahay masuulka qoyska (4:34) Raggaa u taagan (maamulka) haweenka, ka fadilida Eebe qaarkood qaar iyo ku nafaqeynta xoolahooda darteed (haweenka). Waxaa si fiican loogu qeexay Qur aanka arrimaha la xiriira guurka. Inta xaas la baneeyeyna waxaa loogu qeexay (2:221, 4:19 28) Sidoo kalena furrinkana (2:26 236), taasoo la baneeyey laakiin sameynteyda aysan wanaagsaneyn karaahiyana ah. Qur aanka waxaa ku qoran in la ogol yahay xaasas badan (4:3), laakiin wadamo badan waxaa loo adkeeyey sharuudaha. Furritaanku waa dhowr nuuc. Dalqadda waxaa haya ninka, laakiin naagtu wey codsan kartaa furriin. Markaa iyadana waa iney haweeneydu heysataa sababo cad sida, haddii ninku dilo, u galmoon waayey, jiro ama nacitaan takooris. Haweeneyda waxay heli kartaa iney hesho maherkeedii. Denbiga gogol dhaafka guurka waa ku denbi qoyska iyo weliba bulshadda islaamka dhexdooda. Eebana wuxuu ka soo saarey sharci. Qur aankiisa (4:15 16) Denbiga gogol dhaafka waxaa ka yaala qodob denbi oo ah boqol jeedal oo ninka iyo naagtaba ah (24:2 10) Dardargelinta xukunkaasna wuxuu u baahan yahay dhabtii afar marqaatti, taasoo iyana adkeyneysa go aanka dadargelintiisa iney suurto gasho. Ilbaxnimadda iyo labisashadda suuradaha looga hadlayo Qur aanka waa mid baaxadeysan. Kuwa cibaadadda badan ama aaminsan diinta raggooda iyo dumarka waxaa lugu amrey gacmihiina ka adkaada oogadiina astura xijaabta haweenkuna waa iney ahaadaan kuwo aan muuqan xubnihiina inta la baneeyey mooyaane aad asturataan inta kale qoortana ku asturataan garbasaar (24:27 31) Mida kale (33:59) Rasuulka scw. ayaa ku talinaya inaad xaaskaaga, gabadhaada iyo nagaahaaga ku adeecsan in, dharka ay ka xirtaan madaxa dushiisa. Waana mida ugu wanaagsan, ee quruxdiina muujineysa mana aha mid dareen kicineysa. Eebe waa naxariistaa, waana denbi dhaafe. Sidan ay tahay iyo sida ku qoran xadiisyada ee ay barteyna waxay go aan ku qaateen in haweenku is xijaabaan jirkoodoo dhan aan ka aheyn wejiga iyo labadda curcur. Islaamka waxaa loo arkaa, in sharciga islaamka uu yahay mid adag. Laakiin muslimiin badan waxay ka helaan qalbigooda raxmad iyo nabad. Waxay aad u qiimeyaa xikmadda diintooda, macnaha iyo sida ay waxwalba ugu cad yihiin. Diinta masiixiga iyo diinta islaamka markii leys barbardhigo islaamku sey aaminsan yihiin iney tahay mid ka darajo sareeysa xaqiiqdii, maadama ay tahay hal Eebe. Fikirka islaamku waxay tahay in Masiixigu mid ay qalad u fahmeen nebi Ciise csw. Islaamka inta badan ayaa aaminsan diinta jiritaankeeda iyo dhowrsanaanteeda, qoyska dhexdiisa iyo u kala cadeynta ragga iyo haweenka, galmaduna waa mid ay xurmeeyaan, Ruuxa wuxuu u baahan yahay inuu leeyahay xad, taasoo ah midi ilaahey farey.

Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda FT Marja Tiilikainen, Helsingin yliopisto Kontiolahti 18.8.2011 Finland waxaa lagu qiyasaa iney ku nooshahay in ka badan 40,000 oo Muslim, taasoo lookala saari karo sadex nooc. Islaamka taatariyiinta kuwasoo taariikdoodu aheyd Finland qarnigii 1870, finnishka qaatey markaa kuwii ugu badnaa oo billowgii 1990-kii ee ajaanibta ahaa iyo caruurtooda. Soomaalidda ayaa ah kuwa ugu badan ee muslimiina Finland. Dabayaaqaddii sannadkii 2010-ka Finland waxaa ku sugnaa in ku dhow 13,000 oo ku hadla afka soomaaliga. Soomaalidda dhaqankeedu waa mid bulshadeedu isku duuban oo iyagu iscaawiya. Qoyska soomaalidu waa ka baaxad weyn yihiin reerka finnishka, waana mid howlaha ay qabtaan iyo caawimaada ay isasiiyaan, balse finnishku ay dowladda u doontaan. Qoyska ama reerka balaaran ee soomaalidda ah waa kuwo isku xiriira oo iyagga wax isku qabta, taasooy wada tashtaan, wax wadaqorsheystaan, sida xanuunka caruuraha, iyo daryeelka waalidka da da ah arrimahaas la xiriira. Reerka iyo qabyaaladda waa mid ku weyn aabayaashii ama odeyaasha taliyaha qabiilka ahna abtirsiimaha dhinaca aabaha. Ilmuhu saddexda magac ee ay wataan waa kan koowaad oo ah midkiisa kan labaadna magaca aabaha kan saddexaadna waa magaca awoowaha. Magaca gabdhuhu isma baddelo hadey guursadaan, waxay wadataa magaca ama abtirsiimaha aabaheed xitaa hadey guursato. Haweeneydana waxay isku xirtaa ama xididisaa qabiilka reerkeeda iyo iyo reerka ay u dhaxdey qabiilkiisa. Qoysku waxay ilmaha u koriyaan sidey dhaqso ku noqon lahayeen ama ku gaari lahaayeen ninnimo iyo haweeney ahaan, iyo kala saarida ama u kala soocnaanta rag iyo dumar iyo qof walba howshiisa iyo waajibaadka saaran. Soomaalidda u soo guurtey Finland nidaamkii qoyska waxaa iska baddeley wax weyn. Qoyskii ama reerkii baaxadda lahaa wey kala jabeen, reerkiibaa wadamo kala duwan ukala aadey qaxootinimo, waxaana adkaatey istaakuleyntii reerka. Waxaa intaa dheer oo wadamadda cusub ooy degeen sida waddankan Finland u fidiyeen adeegyo sida xanaanadda caruurta, taasoo u buuxisey midey ehelku isku qaban jireen. Xiriirka reer ahaaneed ee soomaalidu waa mid xad dhaafa, qaraabooyinka fogfog xitaa waa la xiriiiiriyaay hadey wax ku soo siyaadaana ama masiibo timaato waxay isku caawiyaan reer ahaan. Markii loo eego ajaanibta kale qoyska soomaalidu waxay isku dayaan iney is caawiyaan oo caawiyaan ehelkooda. Lacagaha loo diro Soomaaliya iyo caawimaada ay u diraan waddankooda, sida taakuleynta ay kataakuleynayaan dib u dhisidda iyagoo u adeegsanaya hay ado iyo mashruucyo. Finland xitaa nidaamka qoysku waxaa ku yimi isbeddelo. Nimanka soomaalidda ee yimid billowgii nidaamkii qoys ahaaneed ee ahaa, ninku inuu biilo reerkiisa waxaa ku yimid isbeddel madaama ay adkeyd inuu helo shaqo. Sidoo kalena haweenkii waxay heleen fursado cusub Finland, sida iney wax kabartaan meel ka baxsan guriggeeda, shaqeystaana si ay u helaan lacag. Fursadahaan sinaanta ragga iyo haweenka horumarintooda waa mid uu qabo sharciga Finaland. Kullamada dhaqamaduna haweenka soomaalidu waxay ku heleen fursado cusub oo ah iney awood u yeeshaan waxqabadka iyo howlaha laga qabato gurigga wixii ka baxsan. Sidoo kale haweenka soomaalida iyo

hooyooyinkuba wixii iyaga ahaa howshooda sida, caadadda u aheyd karinta raashinka, xanaaneynta ilmaha iyo howlihii gurigga iney ragii kala qeybqaateen noqotey mid aad u badatey. Caruurta soomaalidda waxay iskuullada ku dhigtaan afka finnishka sidoo dhaqanka iyo bulashadda finnishka waxay u bartaan si dhaqso leh, sidaa daraadeed ayey waxay heleyaan awood cusub ama quwad xaga xiriirkii waalidka. Waalidkana waxaa laga yaabaa iney kala kulmaan, in cisaddii waalidnimadda ay noqto mid wax loo dhimey tusaale: xaaladaha qaar oo aay ilmuhu turjubaan u noqdaan. Suurtogal ahaan iney is dareensiiyaan oo ay dareemaan baqdin ah xaga tarbiyeenta iyo sidey u dhowri lahayeen dintooda iyo dhaqankoodba. Finland ogaanshaha diinta islaamka waxay si wanaagsan u ogaadeen, waana qeyb nolosha qoyska ee soomaalidda. Islaamka loogama hadlin sida ay haweeneydu islaamka u dhaqmeyso, ee waxay haweenku sameeyaan ama u dhaqmaan sida ay diintu fareyso iyagoo si joogto ah ula tashaneyso. Caadiyan waxaa suurtogal ah in qoysas qaarkood wax u fahmaan siyaabo kala duwan. Waxaad ku dareemeysaa islaamka, sida xafladaha ciidaha sannadka, goobaha cibaadeysiga, ku tarbiyeenta ciyaalka diinta iyo barista diinta, kala meleynta labka iyo dhediga, labiska, salaada, iyo habka xoolaha u qashaan waxyaabaha la xiriira, caafimaadka, jirada, baxnaansha iyo siyaabaha daryeelka caafimaadka wixi la xiriira iyo weliba diinta iyo dhaqan nidaamkooda sida (gudniinka wiilasha). Xafladaha ugu muhiimsan ciidaha waxay yihiin (ciidul fitriga Ramadaanta kadib iyo ciida ciidul aladxa waana ciida ka danbeeysa markii la soo guto waajibaadka xajka. Xafladaha kale la xiriira guurka (meher ama nikaax iyo xafladda arooska). Xafladaha dhalashadda caruurta soomaalidu ma aheyn mid u caadda ah iney u sameeyaan xaflad, laakiin dhalashadda caruurta ama markuu ilmuhu dhalanayo waxaa jirta xaflad la xiriirta diin ahaan oo (laguna magacaabo Xaawo iyo Faaduma) Markey hooyadu uurkeedu yahay 9-bilood hooyadana waxay sameysataa kur (abaayo-abaayeey) markii ilmuhu dhasho oo ay ka soo wareegto 40-maalmoodna waxaa loo sameeyaa afartan kabax hooyadda iyo ilmaha. Sida diinta islaamku qabtana raashinka ka reeban waa hilibka doofaarka, raashinka laga diyaariyey dhiiga iyo cabitaanka qamriga. Sharuudahan ama qaynuunkan waa hadba sida loo turjunto tusaale ahaan: isticmaalidda fixisadda ay ku jirto duxda doofaarka ama raashimada uu ku jiro in la isticmaali karo. Nuucyadda raashinkuna waa mid saameyn ku leh xagga diinta, dhaqanka, dhaqaalaha iyo ilbaxnimada. Tusaale soomaalidu way jecelyihiin waana qiimeyaan hilibka, iyadoo xitaa Soomaaliya ku taal xeeb aad u dheer. Xilligga soonqaadka bisha Ramadaan waxay uga taxadaraan si adag xitaa waxay saameyneysaa tusaale isticmaalka daawadda, Martigelinta ama soorista soomaalidu waa mid u dhaqana iney raashin siiyaan martida. Nadaafaduna islaamka waa mid qaaliya. Markii lacunaya raashinka waxaad ku ogaaneysaa in ay tahay in gacanta midig lagu cuno. (Gacanta bidixdaana markii musqusha la istijoonayo in la isticmaalo). Ilkahana waxaa lagu cadeydaa cadey qori laakiin Finland in la isticmaalo buraash waa iska caadi. Fikradaha caafimaadka, jirooyinka iyo reesashadda waa mid had iyo goor la xiriirta hab dhaqameed. Daawo dhaqameed xitaa Finland waxay u leexdaan dhinaca dhaqaatiirta aqoonta u leh iyo iyagoo iskood isku daryeela ama isticmaala daawo dhaqameed. Fikirka islaamka sida uu qabo

cudur iyo caafimaadkaba waxay ku jiraan gacanta ilaahey. Dhibta iyo jiraduba waa mid ilaahey ku imtixaanayo waana mid loogu denbi dhaafo ibni aadamka. Ilaaheyna waa sheegey daawadda waana inuu ruuxu iskagu raadsadaa daawada. Daawooyin dhaqameedka oo iyadana leysku daaweeyo, daafaha Afrika daawo dhaqameedku waa mid ay isku daaweeyaan. Soomaalidda daawo dhaqameedka waa nidaam aad ugu weyn. Daaweeye dhaqameedyadda qaarkood waxay ku daryeelaan tusaale toobitaan, dab in lagu gubo iyo dhir iney isticmaalan. Kuwa kale iyaguna wax daaweeya waxay wax ku daaweeyaan hab dabiiciya sida ka shidida iyo katumista ama quraan saar uga daawaaya jinka, rooxaamaha dhibaatadda. Jirooyinkaasna waa kuwa aan caadi aheyn oo lagu ogaado hab dhaqameedka ruuxa iyo sida uu bulshadda ula dhaqmo nafsiyan. Qaarkoodna waxaa lagu daaweeyaa Qur aanka in lagu aqriyo. Wadaadada diinka ku xeesha dheer taladooda iyo taakuleynta qoyska waa mid kaalin ku leh daryeelka. Soomaalidda sida ay aaminsan yihiin xanuunka maskaxiyanka iney sabab u tahay waxa naxdin geliya qofka ama masiibo soo gaartey iney sabab u tahay, dareenka xoogan, dhibaatooyinka dad la dhaqanka ama dhibaato nafsiyan ah sida (jiniga iyo saarka) waalasho aan ku kulano xaalad caafimaad daro, taasoo lugu hormarinayo sidii looga hor tegi lahaa jirooyinka lugu caawinaya sida daryeelista daaweyayaasha. Daryeelka dhimirka waa mid si weyn ula muuqata ceeb. jirada nafsiyanka ama jinka waxay ku keentaa jirooyin kala duwan sida (Baqdin, daal, xanuun, dareen naafonimo, neerfo xanuun). Jirooyinka nafsiyan xitaa waxaa kaloo lagu daryeelaa quraan saar ama siyaabo kale oo jinka loo shido. Hadda soomaali badan oo baratey diinka iyo kuwii haore ay u arkaan in saarku yahay quraafad yahayna wax aan diintu raali ka aheyn, taasina ay keentey iney yaaraatey aaminsanaantii la aaminsanaa. Waxaa sidoo kale suurtogal ah inaad ka hesho Finland xitaa daryeel diimeed Quraan saar, wixii dhameystir daryeel, sidoo kalena suurtogal ahaan ka heli karaa caawimo daryeel caafimaad iyo daryeelkuu u raadsado ruuxa Finland meel ka baxsan