GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Deegaan lagu raaxeysto

SOMALI. Ka qayb qaado!

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Buuggayga xasuus qorka

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Ku soo dhowow Finland

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Hurdo iyo hurdo xumo

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Rikosseuraamusalan sanastoa

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Myllypuron koululaisten harrasteopas

2 Keminmaa Haaparanta TORNIO. > 40 db > 45 db > 50 db > 55 db > 60 db > 65 db > 70 db > 75 db. Vt 4 Kemi

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Usko, toivo ja rakkaus

i lc 12. Ö/ LS K KY: n opiskelijakysely 2014 (toukokuu) 1. O pintojen ohjaus 4,0 3,8 4,0 1 ( 5 ) L i e d o n a mma t ti - ja aiku isopisto

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

Toimilaitteet AJAC, pneumaattinen

HÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2

LEMPÄÄLÄN KUNTA ESITYSLISTA 1/ Lempäälän Aleksi 1, Lempäälän Veden kokoustila. Asia Otsikko Sivu

BI6.1 ENA17.7 HI1.1 MA1.2 MA1.3 MB4.7 PS3.2 RUB11.6 SAB34.1 YH3.1 KYT 16 KAH 17 ROM 26 HAL 21 LEH 22 JÄÄ 29 LAT 14 SIL 30 JÄR 9 VUO 15

Omassa kodissa omilla mausteilla

Helka-neiti kylvyssä

TURUN RAITIOTIE KESKUSTA-SKANSSI

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

Myllypuron koululaisten harrastusopas

OLMALAN KAAVA-ALUE, YLIVIESKA

MAMULA OPAS ALLE KOULUIKÄISTEN MAAHANMUUTTAJALASTEN VUOROVAIKUTUSTAITOJEN TUKEMISEEN

ENA11.2 ENA117.2s15 FY1.1 GE5.1 HI3.2 RUB17.1 ÄI1.1 ÄI4.7 KAH SIL SIH KYT VUO JÄR HÄR VII

Lasse-Maijan etsivätoimisto. Uimahallin arvoitus TAMMI

KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

Liikkuva maali SM-kilpailu Kuopio

TEHTÄVÄKORI Monisteita matikkaan. Riikka Mononen

Luento 6 Luotettavuus ja vikaantumisprosessit

Veittijärvi-Moision ja Vuorentausta-Soppeenharjun kouluyksiköiden nimien muutokset alkaen

omakotitontit omakotitontit Saaristokaupungin Pirttiniemessä

ML 25 Valmistelija ja esittelijä: Marina Bergheim-Ahlqvist, Lähi- ja virkistysmetsät ha

MERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä

FCG Planeko Oy HELSINGIN KAUPUNKI MUNKKINIEMEN KÄYTTÄJÄKYSELY. Yhteenveto ja johtopäätökset 0100-D1194

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

Transkriptio:

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA -KESKUSTA BULSHADA FINISHKA AH BARKEED WAXAY DEGAN YIHIIN GURYAHA DABAQYADA AH KUWAAS OO LEH QAAB NOLOLEED WANAAGSAN OO AMAAN LEH. KUSOO DHAWOW KOOXDEENA! JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA Finland waxay leedahay afar xilli oo kala ah gu, xagaa,deyr iyo jiilaal. Roobabkana waxay u da, aan si isku dheelitiran, laakiin heerkulka ayaa is bedbedela in badan waqtiyada kala duduwan ee sanadka. Guryaha qaab dhismoodkooda iyo farsamadooda waxaa si weyn looga taxaderay in guriga uu noqdo mid lagu raaxeysto sanadkoo idil, gurigu waa inuu ku siiyo badbaado isla markaana uu kaa ilaaliyo qabowga, dabeysha iyo roobka. Deganuhu waa inuu ogaadaa sida saxda ah uu u dhowri lahaa guriga.

ISTICMAALKA GURIGA... 4 Hadii ay dhacdo in gurigaaga ay biyo ku furmaan wargeli arintaas sida ugu dhaqsaha badan. 2 NIDAAMKA DIIRINTA GURIGA Qolalka guriga diirimaadkooda waxa uu uga imaanayaa hiitarada. Hiitarada diirimaadkooda waxaa lagu qiyaasaan ama lagu hagaajiyaa xarunta diirimaadyada iyadoo la eegaayo hadba jawiga banaanka ka jira. Hiitarkasta waxa uu leeyahay mitircabira heerkulka guriga ama meel laga rajiistareeyo. Waxay rajiistareeyaan heerkulka hiitarka si heerkulka guriga uu unoqdo mid aad loo jecleysto. HEERKULKA GURIGA IYO QOYAANKA Heerkulka guriga waa inuu ahaadaa marwalba mid isku dheelitiran. Heerkulka qolkana waa inuu ahaadaa 20-20 C. heerkulka qolka waa inuusan ka hoos marin8 C ama ka kor marin 24 C. Hawada guriga qoyaankeeda waa in aan kor looqaadin ilaa ay daaqadaha ka huuraan. Guryaha waxaa laysku dayaa in loo dhiso si diirimaadkoodu ay ugu baxdo wax yar oo tamar ah. Sidaa darteed guriga saqafkiisa sare iyo darbiyada waxay yihiin kuwo si fiican u xajiya kulka daaqadahana waa kuwo leh dhowr muraayadood. Markay tamarta kaydsanto qarashka ku baxa tamarta wuxuu noqonaayaa mid yar. Haddii guriga uu yahay mid qabow la xiriir shirkada guryaha qeybteeda dayactirka. HIITARADA Haku daboolin hiitarada tusaale: Daahyada, Waa in aadan dhigin hiitarka hortiisa kuraasta fadhiga ama alaabada guriga kuwaas oo idil waxay ka celinayaan in uu kuleylku guriga oo dhan gaaro.

4 Kahortaga waxyeelada qoyaanka Waxyeelada qoyaanka waxaa keeni kara tubooyinka iyo makiinadaha guriga kuwa biyaha lagu isticmaala oo biyo daadiya. Sidaa darteed waxaa muhiim ah in marmarka qaarkood aad fiiriso in makiinaduhu aysan dhulka biyo ku daadineynin. Qaboojiyaha, barafeyaha iyo makiinada alaabta waa in la hoos dhigaa caag ka ilaaliya biyaha dhulka. Waxaa laga soo iibsadaa isla meesha aad makiinada ka soo iibsatay isla markaana halmar ayaa la wada xiraa. Makiinada alaabta iskaa u ma xeran kartid, shaqadaas waa in loo dalbaa oo qaban kara kaliya qof xirfad u leh ama shirkada xirta. Markasta oo aadan isticmaalaynin makiinada alaabta iyo tan dharka waa inaad ka xertaa tubada biyaha ay ka qaataan. Marnaba haka tagin makiinada dharka dhaqdo iyo tan alaabta dhaqdo oo shidan markaad ka tagayso guriga. 5 6 Qalabka biyaha Hadii tubada biyaha ama godka musqusha ay daadiyaan biyo waa in la hagaajiyaa. Waxyar oo biyo daadasho ah waxay si deg deg ah kor ugu qaadaysaa qarashka biyaha. Wargeli biyo daadashada isla markiiba shirkada guriga qeybteeda dayactirka. Shabakada tubiooyinka biyaha Tubooyinka biyaha waxay guriga u keenaan biyaha kulul iyo kuwa qabow iyagoo ka keenaayo xarunta biyaha looga qeybiyo degmada. Biyahan waa kuwo lacabi karo. Haddii tubada biyaha ay keeneynin biyo kulul la xiriir shirkada guriga qeybteeda dayactirka. 7 A Biyaha wasaqda ah Biyaha wasaqda ah iyo kuwa musqulaha waxa ay maraan tubooyinka bullaacadaha waxaana tagaan xarunta biyo nadiifinta. Godka musqusha waxaad ku ridi kartaa oo kaliya warqada musqusha. Ha ku ridin haraaga cuntada godka musqusha. Tubooyinka kuma shubi kartid saliida cuntada ama dufinka. Waxay keenayaan in tubada bulaacada ay xeranto. 7 B Qashinka Qashinka waxaa lagu kala soocaa guriga adigoo ku ridaaya weelasha loogu tala galay. Waxaadna ku shubaysaa qashinka guriga meeshiisa loogu tala galay in qashinka lagu tuuro. Ahow mid feejigan markaad kala soo caysid qashinka, inaad ku ridid qashinka meesha saxda ah ee loogu talagalay.

JIILAAL XAGAA -0 C +0 C +8 C - +24 C Heerkulka guriga 2 8 Daaqadaha Hiitarada Sistamka anteenada 2 2 Qashinka 7 B 4 kahortaga waxyeelada qoyaanku uu keeni karo 6 Tubiooyinka biyaha 5 Qalabka biyaha 7 A Biyaha wasaqda ah 9 7 A Nidaamka kuleelinta guriga 0 Meesha dharka lagu dhaqo 9 Meesha dharka lagu qalajiyo Saunada iyo qolka qubayska ARTO FORSELL 202

8 Daaqadaha Daaqadaha waxay guriga siiyaan iftiin. Hawa bixinta darteed daaqadaha waxay leeyihiin daaqado yar yar oo loogu tala galay inay hawada ka baxdo, waqti yar si xoog leh uga aaryey guriga daaqada qaas ahaan xilliga qaboobaha. Haka tegin guriga daaqadoo furan! Biyaha roobka ayaa laga yaabaa inay ka soo galaan oo ay waxyeeleeyaan daaqada, darbiga iyo dhulka. Agagaarka daaqada waxaa laga dareemayaa waqtiga qaboobaha qabow iyo hawo. Sidaas daraadeed hiitarka waxaa lagu dhejiyay daaqada hoosteeda. Hawada kulul waxay u ka caysaa kor daaqada horteeda waxayna yareyneysaa dareenka dabeysha qabow. 9 Daaqadaha waxay leeyihiin goomo kuwaa soo ka celinaaya in ay hawada qabow soo gasho guriga gudahiisa. Si kastaba ha ahaatee haddii daaqada halka ay ka furanto ay ka soo gasho hawada qabow la xiriir shirkada guryaha. Haddii ay daaqada uumi yeelato, ama barafowdo la xiriir shirkada guryaha. Dhar qalajinta Musqusha qubayska waxaa lagu qalajin karaa inyar oo dhar ah oo kaliya. Qolalka kale guriga laguma qalajin karo dharka, sidaa darteed qoyaanku wuxuu isugu soo u rurayaa tusaale, muraayadaha daaqadaha asagoo ku noqonaya uumi wuxuuna waxyeelaynayaa dhismaha. Balakoonka waad ku qalajinkartaa dharka ayadoon laga arkeynin banaanka. Guriga meeshiisa dharka lagu qalajiyo ayaa ah meesha ugu wanaagsan ee lagu qalajiyo dharka. 0 Meesha dharka lagu dhaqo Guriga meeshiisa dharka lagu dhaqo waxaad ku dhaqan kartaa dhar badan, waxaadna ku qalajinkartaa makiinada qalajisada ah ama qolka dharka lagu qalajiyo. 2 Saunada iyo musqusha qubayska Saunada guriga iyo musqusha qubayska uma aaryeenkartid qolalka xagooda adigoo u furaaya albaabka. Saunada iyo qolka qubayska waxa ay leeyihiin hawo saare, halkaas oo ay qoyaanka iyo uumiga ka baxaan. Sawirkan waa saunada shirkada guryaha. Nidaamka anteenada Shirkada guriga waxay leedahay anteeno guud ama waxay ka tirsan tahay shabakada Networka. Anteeno dheeri ah ama saxanka (diishka) laguma dhejinkaro fasax la, aan. Fasax waa innad weydiisataa Mas'uulka guryaha. Haddii uu dhaco qalad ama wax jabaan Haddii ay dhacdo in makiinad ama qalab uu gurigu leeyahay qalad kaaga jabaan (tussale, albaabka, godka musqusha, sagxada dhulka, hawosaaraha) Wargeli mas'uulka guryaha qofka dayactiraha ah.

B) A) B) 2 2 4 A) dhinaca ay u socoto hawada cusub Hiitarada hawadooda kulul meesha ay hawada ka baxdo ARTO FORSELL 202 Maashiinka hawada qaboojiya A) Mashiin hawada saara Hawada cusub waxay guriga uga timaadaa daaqadaha ama darbiga banaanka hawosaarihiisa. Hawada waxa ay ka baxdaa kushiinka, musqusha qubeyska iyo hawo bixiyaha kuyaala qolka dharka. 2 Mashiinka hawada saara. B) Mashiinka hawada keena iyo kan saara hawada cusub waxay guriga ka soo gashaa kanaalka hawada iyadoo soomareyso hawasaaraha. Hawada waxay ka baxdaa hawosaaraha. 2 hawada waxay martaa gurigoo dhan waxaana loo rajiistareeyaa ama loo hagaajiyaa si mashiin ahaan ah. Ha daboolin meesha hawada ay ka soo gasho ama ay ka baxdo. Nadiifi hawosaaraha qiyaastii laba jeer sanadkii: ku tirtir maro qoyan si aysan u badelmin rajiistaraha. Haddii hawo saaraha ay ka soo gasho hawo cusub ama qaaca cuntada ee guriga kugu dhagan la xiriir shirkada guriga. Hawo badalka ayaa markaas ciladaysan. Meesha hawada ay ka soo gasho Meesha hawada ay ka baxdo

Kushiinka iyo cunto diyaarinta Cuntada waxaa lagu diyaarinkaraa oo kaliya kushiinka. Balakoonka waa ka mamnuuc in wax lagu dubo! Markaad bilaabay sid inaad diyaariso cuntada shid hawasaaraha makiinada cuntada lagu karsado korkeeda 4 ku yaala. Uumiga ka dhasha marka cuntada la karinaayo ayaa halkaas ka baxaaya. Sawirkan makiinadda waxay leedahay filter, kaas u diida in dufanku ku ururo hawo saaraha. Dabka uu dufanku dhaliyo waa halis! Filtarka wasaqda waa in la dhaqo ama lagu bedelo mid cusub. Isla markaana waa in la nadiifiyo daboolka makiinadda cuntada kariso. Samee sidan.dii biloodba mar. War bixin dheeraad ah weydii dayactiraha shirkadda guriga. Haddii guriga uu leeyahay makiinada cuntada lagu kariyo oo ku shaqeysa gaaska baro sida loo isticmaalo una daryeel si taxadar leh warbixin dheeraad ah hadaad u baahan tahay waxaad ka helaysaa mas'uulka guriga. BUSTAHA DABKA LAGU DAMIYO Kataxadar in kushiinka meel fiican oo si sahal ah lagu heli karo uu yaalo bustaha dabka lagu damiyo laguna dhejiyay darbiga. Isticmaal bustaha markaad dabka bakhtiineysid (caburin). XASSUSO: Inaadan waligaa biyo ku daminin gubashada dufinka! Ku dami gubashada dufanka adigoo caburinaaya.

Badbaadinta dabka waa arin qofkasta khuseysa Sharciga ayaa amraaya in guriga uu lahaado ugu yaraan hal xabo oo ah digniin bixiyaha dabka. Guryaha waa weyn waa inay lahaadaan digniinbixiyayaal badan. Digniin bixiyaha dabka waa uu qeylinaayaaa marka qolalka ay gubanaayaan ama ay qiiqaayaan. Si joogto ah u xaqiiji in digniin bixiyaha dabka inuu shaqeynaayo. Ka bedel digniin bixiyaha bateriga haddii loo baahdo. Ogeysiis: Digniin bixiyaha ma u wacaayo qolada dabdamiska inay meesha yimaadaan. Waa inaad adiga sameysaa! Wac 2 Sidan ayaad uga hortagi kartaa dabka - Ha is ticmaalin makiinadaha dabka ku shaqeeya oo tayadoodu xun tahay ama fiilooyinka sii inuu qofka xirfada u leh dayactiraa. - Ha isku dayin inaad adiga nafsadaada aad udayactirtid makiinada cuntada lagu kariyo ama makiinadaha kale ee korantada ku shaqeeya laxiriir oo kaliaya shirkada dayactirta ama dukamada lagu sameeyo. - Haku daboolin dhar hiitarada korantada ah ama kuleylisada.. - Haku qalajinin dharka hiitarada korkiisa ama dhagaxyada saunada korkooda - Soo gado iftiimiye ama ileys bixiye ku haboon nalka, iftiin bixiyaha waa lagu calaamadeeyay quwada nalka uu noqonkaro. - Dami makiinadaha korontada ku shaqeeya isla markiiba, isticmaalka kadib. - U baney taleefishanka, mikrowga, qaboojiyaha ja baraf dhaliyaha meel ay hawo kaqaataan. Kuwaani lama dabooli karo! haka celinin in hawada ay ku dulwareegto mashiinadaas agagaarkoda - Ha ku keydinin dareerayaasha sida sahalka ah u gubta maqaasiinada guud. Guriga waxaa lagu keydin karaa in yar. Dareerayaasha gubtana waxay yihiin xitaa saliida cuntada. Xassuuso: korontada markey gubato inaad ku damiso si caburin ah, bustaha dabka lagu damiyo ama dab damiyaha! Ha is ticmaalin biyo! Sidan ayaad u dhaqaalaysan kartaa tamarta - Bedel nalalka guluubyada ah kuna bedel kuwa tamarta kaydiya - Si fiican oo degdeg ah u hawo sii - Ka jar dabka raadiyaha, taleefishinka iyo kumbiyuutarka isticmaalka ka dib xitaa adoon ku reebin wax daba.

Shaqooyinka wax bedelka Shaqooyin wax lagu badalo Guriga lagama sameenkaro wax shaqo ah oo waxlooga badelayo fasax la,aan. Shaqooyinka wax lagu bedelayo waa inaad kala hishiisaa mas'uulka guruga ama mulkiilahaguriga. Badalka waxaa kaloo loo baahan karaa fasax dhismo oo dowli ah. Sidaan ayaa loo ilaaliyaa inuu dhismuhu noqdo mid amaan ah oo caafimaad leh. guryaha kirada ah shaqada wax badalkooda Waxeey leedahay nidaam la raaco oo waadax ah kaasoo aad kaheli kartit mas'uulka guriga. Nidaamka xeerarka guriga Guri kastaa wuxuu leeyahay nidaam iyo xeerar. Ku waa soo ay tahay in lagu dhaqmo si ay u dhoorsanaato hishiiska darisnimada. Xasuuso inaad ku waan adiga sameesatid - Nadiifi ama badel makiinada cuntada filtarka hawosaaraheeda.dii bilood mar. - Nadiifi filtarka hawo bedelaha laba jeer sanadkii. - Nadiifi biyo mareenka iyo urxerayaasha iyo godadka dhulka ay biyuhu maraan markaad nadaafada ku jirtid. - Bedel digniin bixiyah dabka baterigiisa si waafaqsan nidaamka Tusa. sannadkii halmar. - Dhalaali oo nadiifi baraf dhaliyaha sanadkii hal mar Tusa. xiliga qaboobaha iyo xagaaga kala barkiisa markuu eber noqonaayo. Xaalada deg dega ah Waxyeelada biyaha. Isku day inaad ka xerto tubada biyaha meesha laga xero 2. Wac isla markaana shirkada biyaha nambarkooda heeganka ah ama. wac nambarka heeganka ah ee dukaanka tubooyinka biyaha Ku qoro xasuus qorkaaga shirkada iyo mas'uulkaguriga nambarkooda heeganka ah. Dab ama halis kale haddii ay dhacdo wac nambarka degdega ah 2 ASUMISOPAS maahanmuuttajille 20, HELSINGIN KAUPUNKI / Lähiöprojekti; Somalian kielen käänös tulkki/kääntäjä Mohamed Omar Hilowie; Axovaatio Oy/Teuvo Aro; Mainostoimisto Arto Forsell Oy