SOMALI. Ka qayb qaado!

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Buuggayga xasuus qorka

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Deegaan lagu raaxeysto

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Hurdo iyo hurdo xumo

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

Ku soo dhowow Finland

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Myllypuron koululaisten harrasteopas

Rikosseuraamusalan sanastoa

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

SELKOESITE. Tule mukaan toimintaan!

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

Monikulttuurinen lapsi- ja perhetoiminta-hanke. Tule mukaan toimintaan!

SELKOESITE. Tule mukaan toimintaan!

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

Liite 1 b. Nousiaisten (13.) tarjousalueet kartalla

Työllisty järjestöön!

MERKKIEN SELITYKSET. Kartta: Vt13. Parannettava tieosuus. Uusi tai parannettava yksityistie. Ohituskaistaosuus ja kaistamäärä. Kevyen liikenteen väylä

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

Ohjeita asumiseen svenska, english, soomaali, eesti Google :)

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Liite 1 b. Naantalin (12.) tarjousalueet kartalla

Liite 1 b. Loimaan (7.) tarjousalueet kartalla

Tällä viikolla / This week / на этой неделе:

Myllypuron koululaisten harrastusopas

TALOUSARVION 2015 MUUTOS / HUOVILAN KOULUN ILTAPÄIVÄTOIMINTA / OPETUS- JA VARHAISKASVATUSPALVELUT

Liite 1 b. Oripään (14.) tarjousalueet kartalla

omakotitontit omakotitontit Saaristokaupungin Pirttiniemessä

Usko, toivo ja rakkaus

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

HÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

Murkkufoorumi - Vertaisryhmät nuorten vanhemmille. Johanna Syrjänen, Varsinais-Suomen Lastensuojelujärjestöt ry

SOSIALIDEMOKRAATTINEN PUOLUE SAARINIEMENKATU HELSINKI POSTISIIRTOTILI VAIHDE

PS. Jos vastaanotit Sinulle kuulumattoman viestin, pyydän ilmoittamaan siitä viipymättä allekirjoittaneelle ja tuhoamaan viestin, kiitos.

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Omassa kodissa omilla mausteilla

JÄRJESTÖT KUNTIEN KEHITTÄJÄKUMPPANEINA Eija Heimo, TtT, toiminnanjohtaja

KESÄN. tapahtumat. Onneksi. HAE MUKAAN VIPINÄ-YKSIKÖKSI s. 6

37. 50p p p lähellä p kaukana , p

3/ Hakunilan ja Länsimäen uutisia

Videokoulu PASSE LEI TA VI NKKE JÄ TA RIN A N K E RT OJ A L L E

Hennattuja partoja. Ikääntyvät somalimiehet ryhmätoiminnassa

SKT Suomi Oy KUSTANNUSARVIO alv 0%

ERITYISOPETUKSEN TEHTÄVIIN AMMATILLISIA VALMIUKSIA ANTAVAT OPINNOT, SYKSY 2017 PÄIVITETTY

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

SAMMONKATU SAMMONKATU JAAKON- SARVI- KATU SARVIJAAKONKATU 1: Kalevanrinteen katujen yleissuunnitelma, Liite 3 Asemapiirros 1/4

Huomaa minut! - menetelmäopas palautteen keräämiseen alle kouluikäiseltä lapselta. Mitä minä haluan? Elma 3 v.

Transkriptio:

SOMALI Ka qayb qaado!

Mannerheimin Lastensuojeluliiton Varsinais-Suomen piiri ry Perhetalo Heideken (Guriga Qoyska Heideken) Sepänkatu 3 20700 Turku Telefoon. +358 2 273 6000 info.varsinais-suomi@mll.fi varsinaissuomenpiiri.mll.fi

Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim Waa ururu aan dowli ahayn oo la aasaasay 1920 wuxuu ka shaqeeyaa samaanta carruurta, dadka da'da yar iyo qoysaska carruurta leh Waxay ka shaqaysaa Finland oo dhan on poliittisesti ja uskonnollisesti sitoutumatonma leh ku xidhnaan siyaasadeed ama diineed Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim: Urur xaruntiisu tahay qarankoo dhan Ururada 10 degmo Ururo gudaha ah oo 588 ah In ka badan 91,000 oo xubnood. Qiimayaasha MLL Qiimaynta carruurta iyo carruurnimada Wadaaga masuuliyad guud Aadaminimada Sinaanta Mabaadi'da MLL Furnaanta Farxad Rafiiqnimo Ka qayb galka Qiimaynaya ta maalin walba 3 Ka qayb qaado!

Hawlaha iyo adeegyada qoysaska iyo carruurta Goobta Kafeega Qoyska Goobta Kafeega Qoyska ee MLL wuxuu siiyaa waalidka carruurta yar yar goob ay kula kulmi karaan waalidka kale oo ay la wadaagaan khibradooda. Carruurtu waxay awood u leedahay in ay xiisayso fursado ay kula ciyaarayaan carruurta kale. Goobta Kafeeha Qoysku waa lagu sheekaystaa, koob bun ah baan lagu cabbaa ama shaah, iyo la ciyaarka carruurta. sidoo kale waxay marti geliyaan bandhigyada khabiirada. hawlahaas waxa wada hagayaal mutadawaciin ah. Goobta Kafeega Qoysku waxay soo dhowaynaysaa dhamaan qoysaska iyo carruurta! Sidoo kale waxaad ka qayb qaadan kartaa oo noqon kartaa hage Goobta Hafeega Qoyska adiga laftaadu. Ka qayb qaado! 4

Naadiyada MLL waxay wadaa naadiyo kala duwan oo carruurta iyo qoysaska ah. Naadiyadan, carruurtu waxay samaysaa waxyaabaha xiisa geliya, waxaana loo ogolyahay in ay ciyaaraan, sahamiyaan oo tallaabadooda wax ku bartaan. Jawiga naadiyadani waxay ka caawisaa iyaga in ay saaxiibo cusub samaystaan oo waxaa kaloo ay bartaan sida kuwa kale loola jaanqaado. MLL waxay ku soo dhowaynsaa naadiga dhammaan carruurta! le waxaad ka qayb qaadan kartaa oo noqon kartaa hage Goobta Hafeega Qoyska adiga laftaadu. 5 Ka qayb qaado!

Mutadawaciinta taageerta qoyska MLL waxay tababartaa mutadawaciin si ay u noqdaan dad taageera qoysaska carruurta leh.mutadawiciinta taageera qoysasku waxay bixiyaan caawimo oo waxay taageeraan qaybo kala duwan oo nolosha qoyska ka mid ah, iyagoo waano siinaya waalidnimada oo ka caawimaya waalidka in ay la tacaalaan nolol maalmeedka. Mutadaciinta taageera qoyska waxaa heli kara qoysaska carruurta leh mid ama carruur ka badan oo dugsiga barbaarinta dhigta iyo qoysaska ay hooyadu uur leedahay. Sidoo kale waad ka qayb qaadan kartaa oo tababari kartaa si aad adiga laftaadu u noqoto mutadawic qoyska taageera. La saaxiibayaasha La saaxiibayaashu waa barnaamij si xirfad ah loo maamulo oo ku beegta shakhsiyaadka la saaxiibayaal mutadawciin ah. La saaxiibayaashu waa dad waa wayn oo la isku halayn karo oo doorkooda loo tababaray-- si ay u taageeraan qofka yar ama ilmaha ay la saaxiibaan. la saaxiibayaashu waxay la kulmaan saaxiibadood si caadi ah si ay wakhti u wada qaataan oo hawlo ay labbadooduba xiiseeyaan u wada qabtaan, la saaxiibayaasha waxaa loo heli karaa carruurta iyo dadka yar yar ee da'doodu tahay 6-16. Nala soo xidhiidh haddii aad jeclaan lahayd in aanu kugu beegno qof la saaxiiba ah, ama haddii aad jeclaanlahayd in aad ka qayb qaadato oo tababarato si aad u noqoto la saaxiibe adiga laftaadu. Ka qayb qaado! 6

Hawlaha aabbaha--ilmaha Hawlaha aabbaha--ilmaha waxaa loo qorsheeyay in uu taageero aabbonimada oo xoogeeyo is dhex galka u dhexeeya aabbaha iyo carruurtooda. Hawlahan waxaa ku jira naadiyada, kaamamka aabbaha-ilmaha, kullamada kooxaha isla filka ah iyo dhacdooyin kale oo kala duwan. Dhammaan aabbayaashu ha soo dhowaadaan! Waxaad sidoo kale ka qayb qaadan kartaa oo tababaran kartaa si aad u noqoto hage kooxaha isla filka ah ee aabbayaasha. 7 Ka qayb qaado!

Hawlaha waalidiinta Kooxaha isla filka ah Kooxaha isla filka ahi waa la kullanka waalidka kale kuwaas oo ay wadaagaan isla xaalad isku mida oo nololeed. Waa fursad khibrado mid lagu wadaagayo iyo dareemada waalidka kale. Kooxaha isla filka ah had iyo jeer waxaa hogaamiya hage.waxaa jira kooxa kala duwan oo ah waalidka marka ugu horaysa iyo waalidka carruurta da'da cadhadda leh siiba kooxo kale oo badan. Dhammaan waalidku ha soo dhowaadaan! Waxaad sidoo kale ka qayb qaadan kartaa oo aad noqon kartaa hage kooxaha isla filka ah laftaadu. Ka qayb qaado! 8

Kooxda awoowyaasha Kooxda MLL ee awoowyaasha waxay ka samaysantahay dad waa wayn kuwaas oo raba in ay wakhtigooda ku tadawucaan oo ay carruurta la sameeyaan hawlo. Kooxda awoowyaasha waxa dhici karta, tusaale ahaan, in ay booqdaan Goobaha Kafeega Qoyska ee MLL si ay sheekooyin ugu akhriyaan, riwaayado, oo ay carruurta la sameeyaan fan iyo xirfado Noqo kooxda woowyaasha! 9 Ka qayb qaado!

La saaxiib hooyo muhaajirad ah Mashruuca "La saaxiib hooyo muhaajirad ah" wuxuu ku beegaa hooyooyinka Finland hooyooyin muhaajiriin ah si ay wakhti wada jir u wada qaataan oo ay bartaan midba midka kale dhaqankiisa iyo luqaddiisa.qof la saaxiibe ahi waxa uu bixin karaa talo muuqata oo arimaha maalin walba ah, sida la macaamilka saraakiisha. Ka qayb qaado oo noqo la saaxiibe! Ka qayb qaado! 10

Dhacdooyinka MLL waxay door firfircoon ka tahay abaabulida dhacdooyinka iyo wixii ka dhacaya qoyskoo dhan. MLL sidoo kale waxay marti gelisaa khudbadaha samaanta carruur, waalidnimada iyo waalidnoqoshada. Kaalay si aad u hesho xogtii u dambaysay ama aad u caawiso abaabulada dhacdooyinka! 11 Ka qayb qaado!

Noqo mutaduwac Mutadawacnimadu waa halka aad ugu deeqdo qayb wakhtigaaga ah in aad ka shaqayso adoon lacag lagu siin si aad u caawiso kuwa kale. Mutadawacnimadu waxaa laga faa'iidaa abaalmarin dareen wanaaga ah oo aad awood u yeelanyso in aad cid wax tarto. mutadawacnimadu sidoo kale waa dariiqo lagula kulmo dad cusub oo lagu helo khibrado cusub. Goobta MLL, dhammaan mutadawaciintu waxaa la siiyaa tababarka ku habboon iyo taageerada doorkooda, tusaale ahaan hagaha naadiga ama kooxda. Waxaad mutadawac u noqon kartaa MLL, xataa haddii luqaddaada finishku aanay aad u wanaagsanayn. Mutadawacnimadu waa, dhab ahaan, mid wayn oo barashada luqadda ah. Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim waxay bixisaa noocyo badan oo fursado mutadawacnimo ah: Hagaha Goobta Kafeega Qoyska Hagaha naadiga Mutadawaca taageerada qoyska La saaxiibaha carruurta ama dadka da'da yar Hagaha hawlaha Aabaha-ilmaha Hagaha kooxaha isla filka ah Kooxda awoowyaasha La saaxiibaha muhaajirka mutadawaca dhacdooyinka Waxaanu leenahay fursado aad u balaadhan oo kala duwan oo mutadawacnimada ah oo ku habboonaada jadwalkaa iyo xiisahaaga qof ahaaned. Ka qayb qaado! 12

Sideen uga qayb qaadan karaa? Kaalay oo nagu soo booqo Xafiiska Degmadda, shaqaalahayagu halkan way ku caawin. Mannerheimin Lastensuojeluliiton Varsinais-Suomen piiri Perhetalo Heideken (Guriga Qoyska Heideken) Sepänkatu 3 20700 Turku Telefoon. +358 2 273 6000 Wixii xog dheeraada ah: MLL Degmadda Koonfurta Finland http://varsinaissuomenpiiri.mll.fi Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim. http://www.mll.fi 13 Ka qayb qaado!

Daryeelka carruurta Xidhiidhka daryeelka carruurta ee Mannerheim waxa uu tababaraa oo siiyaa qoysaska qof u haya carruurta. Adeega daryeelka carruurta ee MLL waxaa loo qorsheeyay in uu buuxiyo baahiyaha ku meel gaadhka ah ee xiliga gaaban ee caawimada daryeelka carruurta. waxaa loogu talo galay waalidka u baahan in ay shaqada u safraan oo u baahan nasasho in ay wakhti ku wada qaataan, tusaale ahaan. kuwa carruuta daryeela waxaa la heli karaa saacadahoo dhan. Kharashku waa 8.20 saacadii, Axadahana waa 16.40 saacadii. Diiwaan gasho daryeelaha carruurta telefoon. +358 2 235 4720 Wiiga wakhtigay furantahay 8 galinka hore--1 gelinka dambe http://lastenhoito.mll.fi Ka qayb qaado! 14

15 Ka qayb qaado!

Xidhiidhka Daryeelka Carruurta ee Mannerheim (MLL) waa Ururu Xubinimadiisu furantahay oo ka shaqeeya si kor loogu qaado samaanta carruurta, dadka da'da yar iyo qoysaska carruurta leh. MLL waxay ku marti qaadaysaa qof walba in ay ka qab qaataan!