JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Samankaltaiset tiedostot
SOMALI. Ka qayb qaado!

Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

Hurdo iyo hurdo xumo

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Buuggayga xasuus qorka

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Deegaan lagu raaxeysto

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Ku soo dhowow Finland

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

AFKEYGU WAA GARAADKEYGA SOMALI

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

HARJOITUKSIA AIVOJEN AKTIVOINTIIN. ETNIMUprojekti. Etnistaustaisten ikääntyvien ihmisten aivoterveyden edistäminen

Rikosseuraamusalan sanastoa

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

JÄRJESTÖTIEDOTE Toukokuu 2012

KÄÄNNETTYJÄ SOMALIALAISIA SATUJA JA ÄITIEN AJATUKSIA SATUJEN MERKITYKSESTÄ LASTEN KEHITYKSELLE

Suomi somali suomi sanakirja. Qaamuus finnish soomaali finnish. Laatinut. Abdirizak Elmi. Diyaariyay. CabdiRisaaq Maxamed Cilmi ina Warfaa

MAAHANMUUTTAJALAPSET TULKKEINA

HARJOITUKSIA AIVOJEN AKTIVOINTIIN. ETNIMUprojekti. Etnistaustaisten ikääntyvien ihmisten aivoterveyden edistäminen

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

t P1 `UT. Kaupparek. nro Y-tunnus Hämeenlinnan. hallinto- oikeudelle. Muutoksenhakijat. 1( UiH S<

AIKAKAUSLEHDET. tammik. Suomen Suurin SiSuStuSlehti. Kevään. värikkäät astiat. Talvi 1/0. arke. herkut. retkel MAK

1. Kaikki kaatuu, sortuu August Forsman (Koskimies)

Syrjintätapausten kerääminen ja tietoisuuden luominen - hanke SEVITYSRAPORTTI

Myllypuron koululaisten harrastusopas

HYVINKÄÄN KAUPUNKI KUNTATEKNIIKKA

Marina Kostik. Joulu. Naiskuorolle

FORD KA KA_202054_V5_2013_Cover.indd /06/ :59

Myllypuron koululaisten harrasteopas

Usko, toivo ja rakkaus

YOUTH SERVICES INFORMATION, SUP- PORT AND ACTIVIES TO YOUNG PEOPLE NUORISOTYÖ TIETOA, TUKEA JA TOIM- INTAA NUORILLE NOORSOOTÖÖ TEAVET, TUGE JA TE-

Lataa Chic - Karina Ericsson-Wärn. Lataa

PSYKOTERAPIAISTUNTOIHIN LIITTYVÄ SANASTO Suomi somali-sanastotyö

E-ka-luok-ki-en. O-ma ni-mi : ... Luok-ka : ...

YMPJåoSTÖ 2?.5.14 J Ub,

Lataa Luonnon omat lääkkeet - Maria Treben. Lataa

Esittelyssä Meri-Rastilan kaupunkiuudistus

K Ä Y T T Ö S U U N N I T E L M A Y H D Y S K U N T A L A U T A K U N T A

I Perusteita. Kuvien ja merkkien selitykset Aika arvot Lämmittelyharjoituksia Rytmiharjoituksia Duettoja...

LAPUAN KAUPUNKI 8. LIUHTARIN KAUPUNGINOSA ASEMAKAAVAN KUMOAMINEN KUORTANEENTIE I

ILOMANTSIN KOULULAITOKSEN VIRAT

KUN JAKSAT! 2kk 0 VUOTTA! KAKSI KUUKAUTTA VIIHDETTÄ VELOITUKSETTA! ETU: Noranza 001 on tehty Pohjolan talveen! 04 k0pl

Lataa Aktivoi aineenvaihduntasi - Anu Marin. Lataa

HÄMEENLINNAN VERKATEHDAS, PAVILJONKI ALUSTAVA LUONNOS VE-2

LAHDEN AHKERAN YLEISURHEILUENNÄTYKSET N A I S E T

Lataa Kumppanina muistisairaus - Tuula Vainikainen. Lataa

Lataa Kalat - Aivo Blum. Lataa. Lataa kirja ilmaiseksi suomalainen Kalat Lataa Luettu Kuunnella E-kirja Suomi epub, Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen ja saapuneiden kirjeiden diaari. Lähetettyjen kirjeiden diaari

LAHDEN AHKERAN YLEISURHEILUENNÄTYKSET N A I S E T

Tuoteluettelo/hinnasto Liesikuvut. Oma moottori Huippuimuriohjaus. Keittotasot.

Lataa Kalat. Lataa. Lataa kirja ilmaiseksi suomalainen Kalat Lataa Luettu Kuunnella E-kirja Suomi epub, Pdf, ibook, Kindle, Txt, Doc, Mobi

KULTTUURISENSITIIVINEN MUISTITYÖ: Kokemuksia Suomesta. ETNIMUprojekti. Etnistaustaisten ikääntyvien ihmisten aivoterveyden edistäminen

ESIMERKKI 2 Harri Laine

Maahanmuuttajien neuvontapiste Myyringissä

Kirjainkiemurat - mallisivu (c)

O ,00 e 16, O.O00,00 e 1 6,00 900,00 e Haltija O.O00,00 e 1 6,00 900,00 e Haltija

Toiminta- ja taloussuunnitelma sekä talousarvio vuodelle 2010 KHALL 532

LIITE 1 Jaksoarviointi, Syntymäpäivätaivas Opettaja

Harjoituksia ELLIn korteille.

KULTTUURITAUSTAN JA TULKKAUKSEN MERKITYS SOMALINAISTEN SYNNYTYKSISSÄ

/ FLORISTISEN ALAN TUTKINTOTILAISUUDET 1/6 Päivitetty

SVA RIISTAMAALI ENNÄTYKSET päiv

Lataa. Syksylle ja keväälle on erilliset vihkot, joihin on saatavana yhteinen vastausvihko.

Transkriptio:

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA mashruuca ETNIMU Horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah

JIMICSIYADA DARDARGELINTA MASKAXDA

Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETIMU, kaas oo loogu talagalay horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah. Mashruuca waxaa maalgeliyey RAY. Sii aqri: www.muistiasiantuntijat.fi/etnimu DAABACAAD: Ururka khaburada xasuusta ee Finnishka (Suomen muistiasiantuntijat ry) KOOXDA WADASHAQEYNTA: Siiri Jaakson, Maareeyaha mashruuca, ETNIMU Eva Rönkkö, qorsheeye shaqada dhaqamada kala duwan, Eläkeläiset ry Urve Jaakkola, isuduwaha mashruuca, ETNIMU Tuula Vainikainen, soo saare Ene Rönkkö, sawirada Batulo Essak, turjumaad Tiina Auer, hindisaha naqshadeynta Kooxda wadashaqenytu waxay si diiran uga mahadcelinayaan tababaraha xasuusta ee Istooniyaanka ah FIE Anu Jonuksi fikradaheeda. TAXANAHA: Daabacaadaha Suomen muistiasiantuntijat ry ISSN 2343-2489 Julkaisu 9/2017 ISBN 978-952-7227-08-4 (nid) ISBN 978-952-7227-07-7 (pdf) DALABKA: Suomen muistiasiantuntijat ry Fredriksberginkatu 2 00240 Helsinki Puh: (09) 454 28 48 Email: info@muistiasiantuntijat.fi www.muistiasiantuntijat.fi MACLUUMAADKA TIXRAACA: Jaakson S, Rönkkö E, Jaakkola U. Batulo Essak, turjumaad qoraal Jimicsiyada dardargelinta maskaxda. Suomen muistiasiantuntijat ry, daabacaada 9/2017. Helsinki: Paintek Pihlajamäki Oy, 2017.

Jimicsiyo farxad u leh dardargelinta maskaxda Buug-hagehaan idinka ayaa la idiin qoray, hagayaasha kooxaha, kuwaas oo horumarinaaya nolosha dadka waayeelka ah ee Finland soo degay. Buug-hagehaan waxaa lagu soo aruuriyey 22 tababar ee iskuduwida iyo foojignaanta, kuwaas oo caawinaaya caafimaadka maskaxda horeyna u marinaaya isla shaqeynta maskaxda iyo murqaha. Maskaxduna waxay u baahantahay firfircooni. Dhaqdhaqaaq iyo jimicsiga habba yaraadaanee waxay noqon karaan mid muhiim u ah tayada nolosha. Awooda lagu xakameeyo murqaha laguna hago dhaqdhaqaaqa hoos ayey u dhacdaa marka la duqoobo. Jimicsi joogto ah ayaan hoos ugu dhigi karnaa isbedelkaas. Dhaqdhaqaaqa wuxuu xoojiyaa faya-qabka maanka wuxuuna taageeraa xusuusta. Way wanaagsan tahay in naftaada aad ku qasabtid wax aadan horey u sameyn. Xirfadaha cusub waxay maskaxda u furaan xiriiryo cusub. Foojignaanta oo kor loo qaadana waxay maskaxda ka caawisaa howl-maalmeedka. Firfircoonida iyo xiriirka bulshda ayaa lagama maarmaan u ah shaqada maskaxda. Jimicsiyadaan waxaad ku sameyn kartaan koox ahaan ama keligaa gurigaaga. Markaad jimicsiga isla sameyneysiin waxaad ka helaysaa caawimaad qofka kale isla markaana wax isla qabashadu waxay keentaa qosol qofka u wanaagsan. Barashada dhaqdhaqaaq cusub waa lagu guuleystaa markuu jimicsigu xiiso leeyahay oo dhaqdhaqaaqa lagu celceliyo dhowr jeer. Jimicsigaan waxaa loo diyaariyey in, laga bilaabo qeyb fudud loona gudbo tan adag. Heerar kala adag ayaa loo gudbaa iyadoo lagu siyaadinaayo dhaqaaqyo kala dhinac duwan iyo iyadoo lagu soo kordhinaayo qeybaha kale ee jirka, tusaale ahaan lugaha iyo gacmaha. Jimicsiga waxaa lagu sameyn karaa fadhi ama istaag. Isku daya inaad isla sameysaan jimicsiyo cusub. Jimicsi farxad leh ayaan idiin rajeynaynaa Siiri Jaakson, Eva Rönkkö iyo Urve Jaakkola Xusuustu kuma dhamaato isticmaalka, ee waa bilcaksi!

Fariimo caawinaaya jimicsiga: Samee hal dhaqaaq markiiba. Si yar ugu dar qeybaha adaga. U feejignow waxaad sameynaysid, dhaqdhaqaaqana xusuusnow. Jimicsiga waad ku guuleysaneysaa, markaad kor u hadashid. Dhib maleh haddaadan isla markii ku guulaysan. Waqtiga jimicsiga waad isku qosli kartaa! Guusha waxay u baahantahay celcelis, tababarkana wuxuu kaa dhigaa horyaal. Bed-bedal jimicsiga si aad u waafajisid dareenkaaga iyo baahidaada. Ku socoto hageyaasha: Hubi dhaqdhaqaaqa islamarkaana baro intaadan kooxda u tegin. Ha sameeyaan markiiba hal dhaqaaq. Ku xisaabtan heerka kooxda iyo awoodooda. Dhaqaaqa waxaa lagu sameyn karaa fadhi ama istaag. Ku dhiiri geli xubnaha kooxda ka qeyb qaadashada. Qof walba ma aha inuu ku guulaysto, laakiin tababarka wuu wanaagsanyahay. Jimicsiga khasab ma aha inuu noqdo mid dhidid badan, qosolkuna qof walba ayuu u fiicanyahay! Xasaasi u ahow baahi-dhaqameedka kooxda. Kana faa iideyso awooda qof walba.

Gacmaha oo dhinac la geeyo Jimicsiga waxaad ku sameeyn kartaa istaag ama fadhi. Gacantaada midig utaag dhinac iyagoo faraha laaban yihiin iyo gacanta bidixna saar xabadka iyagoo faraha furan yihiin. Bedel gacanta. Gacanta aad markasto dhinaca u taagaysid faraha ha u laabnaadeen sida feerka. Adkee: Cirbahaaga kor qaad marba mid. Gacanta oo faraha laabanyihiin suulka hoos u dhig, marba gacan ku samee. 1

Gacan wareejis iyo sacab Gacantaada midig ku sacab garaac madaxa. Dhaqaaqa kudar gacanta bidixda kuna samee wareeg xabadkaaga. Bedel gacanta, ku sacab garaac gacanta bidix tan midigtana samee wareeg. Adkee: Isku mar kor u qaad jilbahaaga. 2

Wareejinta gacmaha ayagoo feer u duuban lugahana kor loo qaado Samee adoo fadhiya jimicsiga. Laab farahaaga adigoo si toosan horay ugu taagaya gacmaha. u wareeji labada gacmood isku mar dhanka middig. Isla markaasna labada lugoodna ku gaardi. Adkee: Jilbahaaga isku mar kor u qaad, gacantoo feer ahaan u duubana bidix u wareeji. 3

Wareejinta calaacasha Gacmahoo fidsan horay keen, calaacashana kor u jeedi Markaan dhaho midig, gacanta midig hoos u jeedi. Markaan dhaho bidix, gacanta bidix hoos u jeedi. Markaan dhaho labada, u gedi labada calaacalood siday markaas ahaayeen dhanka ka duwan. 4

Feerka/tantoomada oo la wareejiyo Toosi gacmahaaga iyagoo feer u duuban, gacanta kale dhinaca kale u wareeji. Markaad gacanta feerka u duuban midig u leexisid, u soo saar suulka banaanka. Markaad gacanta feerka u duuban bidix u leexisid, suulashana ha soo saarin. Adkee: Lugaha ku gaardi, markaad gedinaysid gacanta feerka. 5

Taabashada sanka iyo dhegaha Gacantaada midig ku soo wareegi madaxa korkiisa kuna taabo dhegta bidix iyo gacantaada bidixna ku taabo sankaaga. Gacmahaaga horay u taag iyagoo toosan. Gacantaada bidix ku soo wareegi madaxa korkiisa kuna taabo dhegta midig iyo gacantaada midigna ku taabo sankaaga. Adkee: Samee jimicsigaan adoo u soconaaya (horay iyo gadaal). 6

Lambarada gacanta Gacantaada oo toosan ku qor tirooyinka. 1,2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9, iyo 10 iyo mida kale gacantaada midig ku sawir kadib tan bidix waxay sameynaysaa mid lamid ah oo sawir muraayadeed oo kale ah. Adkee: Waxaad kalood ku dartaa sawirida tirooyinka inay lugahaaga horay iyo gadaal u dhaqaaqaan. 7

Faraha xir kadib fur Labada gacmood si fudud feer ugu duub, gacantoo kor u jeeda. U fur feerka bidix farahiisa mid-mid, laga bilaabo suulka. U fur feerka midig farahiisa mid-mid, laga bilaabo suulka. Isla markiina mid-mid u xir faraha gacanta bidix adigoo ka bilaabaaya far yareyda. Sii wad furitaanka faraha isku marka ah suulkana lagabilaabayo iyo xiritaankooda oo far yareyda laga bilaabayo. 8

Lugaha oo xawaaro kala duwan 1 1 1 2 2 3 2 3 Samee Jimicsi adoo fadhiya. Lugta bidix dhulka ku samee saddex xagal(1,2,3) Lugta midig waxaad ku taabataa dhulka marna faraha marna ciribta(1, 2) Adkee: Ku dar dhaqdhaqaaq walba ee gacmaha. 9

Faraha miiska saar Jimicsiga ku samee miiska. Ku bed bedel miiska geeskiisa faraha si dhaqso ah: farta hore iyo mida dhexe farta dhexe, farta ku xigta faryareyda(faadumo) iyo faryareyda farta hore iyo faryareyda si isku mid ah usii samee Adkee: Ku samee jimicsiga labada gacmood. 10

Gacanta ka dhig banooni farahana wareeji Waad sameyn kartaa jimicsiga adoo fadhiya ama taagan. Ka samee gacanta banooni suulashana isku kor wareeji, kadib u bedel dhinaca kale. Isku kor wareeji faraha hore, u bedel dhinac kale. Isku kor wareeji faraha dhexe, u bedel dhinac kale. Isku kor wareeji faraha ku xigta faryareeyda, u bedel dhinac kale. Isku kor wareeji faryareyada, u bedel dhinac kale. 11

Furka oo lagu dhaqaajinaayo labo farood Dhig furka labada suul dhexdooda, kuna hay. U durji furka faraha hore dhexdooda. U durji furka far-dhaxaadka dhexdooda. U durji furka faraha faadumo dhexdooda. U durji furka faraha faryareyda dhexdooda. Ku soo celi furka wadadii hore. 12

Furka ku dhaqaaji hal gacan faraheeda Kuqabo furka farta iyo suulka dhexdooda. Ku bedel furka farta dhexe iyo suulka dhexdooda. Ku bedel furka farta faadumo iyo suulka dhexdooda. Ku bedel furka faryareyda iyo suulka dhexdooda. Ku soo celi furka wadadii hore kuna cel-celi. 13

Gacmaha si kala duwan u kala qaad U dhaqaaji gacanta bidix kori yo hoos (1, 2). Gacanta midigna u dhaqaaji isla markaas dhinaca geeska, kori yo hoos (1, 2, 3). Isku bed-bedel dhaqdhaqaaqa gacmaha. 14

Wareejinta faraha Gacmaha horay u taag. Far yareyda ku samee wareeg. Wadajir ugu samee faryareyda iyo farta faadumo wareeg. Ku sii dar far dhexaadka kuna same wareeg saddexda far. ku sii dar farta hore kuna same wareeg afarta far. Suulasha ha dhaqaajinin waqtiga jimicsiga oo dhan. Adkee: Ku dar lugaha dhaqaaqooda adigoo u wada horey iyo gadaal. 15

Isku qabashada faraha Isku taabo suulka iyo farta hore afkooda. Ku taabo suulka farta dhexe. Ku taabo suulka farta faadumo. Ku taabo suulka faryareyda. Adkee: Kasoo bilow dhanka kale, inaad gacanta midig suulkeeda ku taabatid faryareyda iyo gacanta bidix suulkeeda farta hore. Sii wad adigoo taabanaaya faraha oo dhan. 16

Gacmaha midba mar kor uqaad Ku bilow adigoo taagan ama fadhiya, gacmahana hoos u dejisan iyagoo toosan. Gacanta bidix ku qabo miskaha. Ku qabo marka xigga gacanta bidix garabka, gacanta midigna miskaha ku qabo. Kor u qaad gacanta bidix tan midigna garabka saar. Gacmaha hoos u soo deji iyadoo gacanta bidix u dhaqaaqayso horay tan midigna daba socoto. 17

Gacmaha toosintooda iyo gedintooda Si toos ah u fariiso kuna taabo gacmahaaga garbaha. Gacmaha saaran garabka si toos ah u fidi kadibna cududka gacmaha u ged- gedi kor iyo hoos. Ku taabo gacmaha garbaha kadib gacmaha horay u toosi, calaacasha kor u jeedi. Adkee: Gaganta kor loo qaaday oo wareegsan isku xir (feer ka dhig). Ku taabo horey ciribtaada midba mar. Sii adkee jimicsiga: Ku taabo horey ciribtaada midba mar. 18

Furida faraha Ka fur faraha dhexda. Ka fur faraha geesaha. Suulkana ha dhaqaajinin. 19

Wadashaqeyn joornaalka la war-wareejinaayo 1 Jimicsiga 1: Si wareeg ah u fariista, qofwalbana lugihiisa hoosteeda uu yaalo joornaal. Adigoo labada lug isku haayo u riix joornaalka qofka ku ag fadhiya. Qofka ku ag fadhiyo uga qaad joornaalka lugtaada bidix kuna sii dhiib lugtaada midig. Markuu hagaha sabciyo, bedela joornaalka dhankuu u socday. Ka bilaaba dhanka midig loona bedelo dhanka bidix kadibna dhanka kale. Adkee: Si isku mid ah u sabciya. 20

Wadashaqeyn joornaalka la war-wareejinaayo 2 Jimicsiga 2: Si wareeg ah u fariista, isagoo qof walba gacanta ku hayo joornaal. U dhiib qofka dhankaaga midig fadhiyo joornaalka. Markuu hagaha sacbiyo, bedel joornaalka dhankuu u socdo. Adkee: Ku dar dhaqdhaqaaqa lugaha - lugaha marka hore horey iyo gadaal u dhaqdhaqaaji - midba mar horay iyo gadaal. Joornaalka ku wareeji gacanta dhanka midig iyo ku wareeji lugaha dhanka bidix, bedel dhankuu u socdo. 21

Fadhiga wareega ee buufinka lagu dhaqdhaqaajinaayo. Si wareeg ah u fariista, buufinka gacmaha keliya ayaa lagu taaban karaa, kana ilaaliya inuu dhulka taabto. Buufinka waxaa lagu dhaqaajinaa lugaha oo keliya. Adkee: Tirada buufinada badiya. 22

Käden pyöritys ja taputus Farxad ka qaata jimicsiga idinkoo dhan Lea (72 sano) waxaan idinku dhiirigelinayaa jimicsiga, sabatoo ah waxaa laga helaa farxad iyo niyad wanaagsan. Si xoog ah ma fiicna inaad jimicsiga u sameyso, inkastoo ay wanaagsan tahay in la raaco tilmaamaha jimicsiga. Waxaa muhiim ah in jimicsiga si tartiib ah loo bilaabo kadibna xawaaraha loo kordhiyo tartiib tartiib. Dhaq-dhaqaaqyada ama jimicsiga mar walba laguma guulaysto, laakiin ha ka niyad-jabin. Haddii dhaqdhaqaaqa uu isla markiiba lagu guuleysan, waxaa wanaagsan in la isku dayo ugu yaraan 10 jeer. Haddii intaas ka dib aad sameyn weysid, waxaa wanaagsan in aad jimicsi kale sameysid, kadib isku daydid mar kale. Markii aad dhaqaaqa jimicsiga ku guuleysatid waxaa wanaagsan inaad ugu yaraan shan jeer oo isku xigta si sax ah u sameysid, markaas ayaad ka faa iideysan kartaa. Lea waxay aaminsantahay in foojignaanta ay wanaagsan tahay. Isla waqtigaas ma fiicna in arimo kale la sameeyo. Jimicisiyda oo dhan si fiican uguma guuleysan, laakiin micna maleh. Jimicsiga faraha sidii loogu talagalay uma sameyn, maxaa yeelay way igu adkeyd. Laakiin, aniga dhaqaaqa faraha ee fudud waan isku dayey, markaas dhaqaaq wanaagsan ayuuna ahaa. Lea markaas way qososhay. Lea caruurteeda iyo kuwa ay ayeeyada u tahay farxad ayay u aheyd arintaan, kuwaas oo jimicsiga ka qeyb qaatay. 23

Hagahan waxaa loo sameeyey mashruuca ETIMU, kaas oo loogu talagalay horumarinta caafimaad maskaxeedka dadka duqoobaaya ee ajnabiga ah. Suomen muistiasiantuntijat ry Fredriksberginkatu 2, 00240 Helsinki Puhelin: (09) 4542 848 Sähköposti: info@muistiasiantuntijat.fi www.muistiasiantuntijat.fi