Rikosseuraamusalan sanastoa

Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

SOMALI. Ka qayb qaado!

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Buuggayga xasuus qorka

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Hagaha dadka dalka u soo guuray HÄMEENLINNA

TAMMIKUU 2017 VIIKKO 1

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

TAMMIKUU 2016 VIIKKO 1

Alkupiiri (5 min) Lämmittely (10 min) Liikkuvuus/Venyttely (5-10min) Kts. Kuntotekijät, liikkuvuus

Ku soo dhowow Finland

Seminaarka barayaasha afka soomaaliga ee waqooyiga Yurub 2011

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

Deegaan lagu raaxeysto

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Työvoima Palvelussuhdelajeittain %-jakautumat

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Hurdo iyo hurdo xumo

SOMALI SUOMI TERVETULOA OULUUN

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

WARAR LOOGU TALAGALAY DADKA MAGANGELYADA CODSADAY

2004 TOUKOKUU. Oulu/ Tila 1 Oulu/ Tila 2 Oulu/ Tila 3 Rovaniemi

Ku hagista habka degganaanshada ee dadka ajaanibta ah

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :24 33/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 23

3. kappale (kolmas kappale) AI KA

AJANILMAISUT AJAN ILMAISUT KOULUTUSKESKUS SALPAUS MODUULI 3

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

Kala duwanaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska kurdida iyo hab dhaqameedkooda

SOMALI. Tilmaanbixiye. ku saabsan waxbarashada iyo shaqooyinka oo loogu talaggalay dhallinyarada dhaqammada kala duwan ka soo jeeda

VANKEUSAIKA MAHDOLLISUUTENA! - Yhteisasiakkuus sosiaalista osallisuutta ja työllisyyttä tukevissa verkostoissa

KOULUMATKATUKI TAMMIKUUSSA 2003

MITEN TEET AIKAAN LIITTYVIÄ KYSYMYKSIÄ JA MITEN VASTAAT NIIHIN?

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Tammikuu Muista äänestää! Sunnuntai. vk 52. Vk Maanantai Tiistai Keskiviikko Torstai Perjantai Lauantai 1

YHDISTYS- JA HANKETYÖN SUOMI ENGLANTI SOMALI SANASTO QAAMUUSKA FINNISH INGRIIS SOOMAALI URURADA- IYO MASHRUUCYADA

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :11 33/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 0

Badbaadadu waa qaadista tallaabooyin taxaddar ah oo yar yar maalin kaste. Warbixinta iyo tilmaanbixinta ka hortagga shilka iyo xaaladaha degdegga ah

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :43 36/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 7

Helsingin vankilan tulo-opas

Intensiivikurssi uusille opiskelijoille

Tammikuu. Sinun apteekkisi. Maanantai Tiistai Keskiviikko Torstai Perjantai Lauantai Sunnuntai

Warbixinta ajaanibka ee dee gaanka dabiiciga ah

VAASAN KIRKKO 9.00 RO 9.45

Viikko

Työttömyysaste, työttömät työnhakijat ja avoimet työpaikat - Arbetslöshetstalet, arbetslösa arbetssökande och lediga arbetsplatser UUSIMAA - NYLAND

VAASAN KIRKKO 9.00 RO 9.45 erillinen info

Elokuu Viikko 33 Jakso 1 11 Maanantai 12 Tiistai 13 Keskiviikko 14 Torstai 15 Perjantai 16 Lauantai RO juniorit WILMA 14A v05 /KLm

VAASAN KIRKKO 9.00 RO 9.45

Q A A M U U S I S L A A M I A H:

EI MIKÄÄN NÄISTÄ. KUVITETTU MINI-MENTAL STATE EXAMINATION Ohjeet viimeisellä sivulla. 1. Mikä vuosi nyt on? 2. Mikä vuodenaika nyt on?

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :11 33/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 25

VAASAN KIRKKO 9.00 RO 9.45

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :56 36/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 7

HAWEENKA! - NAISET SOMALIAN SODASSA JA RAUHASSA

JUKARA KARATE. Junnukalenteri 2008

RATAVARAUKSET 2018 Pesämäen Moottoriurheilukeskus // puh / Marko Ylinen,

WOP-kuntoutuksen historiaa ( ) lyhyesti:

Toimintasuunnitelma vuodelle 2016

VAASAN KIRKKO 9.00 RO 9.45

TOIMINTAOHJELMA KESÄKUU VKO 23

Puhelutiedot 2015, Joensuun terveysasemat

RATAVARAUKSET 2017 Pesämäen Moottoriurheilukeskus // puh / Marko Ylinen,

Padasjoki Johtola Rakennus 5 Iso sauna Pieni sauna Ajoharjoittelurata 150 m ampumarata Telttamajoitusalue

Kajaanin kaupungin varhaiskasvatuksen kotouttamisohjelma 2013

RATAVARAUKSET 2015 Pesämäen Moottoriurheilukeskus // puh / Sami Vainionpää, sami.vainionpaa@pesamaki.

Säännöt/Shuruudaha Solay. Säännöt/Shuruudaha Solay

Elokuu Edustuksen jäähallikierros 18: :20-14:20 Heinolassa Jyrää Järkkärit

Ahlmanin ammattiopisto, Tampere :27 33/2015 (1. jakso) Viikkotuntimäärä: 0

KUOPIO, TAMMIKUU 2013 PÄIVÄ AIKA TAPAHTUMA VAST.HLÖ PUHELIN Keskiviikko Klo

arjen aakkoset a c luku- ja kirjoitustaidon opiskeluun Petra a u t i o e va Lönnbäck Arjen aakkoset turun kristillinen opisto 2012

SISUSTUSSUUNNITTELUKOULUTUS TAMPERE KEVÄT 2020

Perustilasto / Tapaturmavakuutuslaitosten liitto Vahinkotilasto

Työttömyysaste, työttömät työnhakijat ja avoimet työpaikat - Arbetslöshetstalet, arbetslösa arbetssökande och lediga arbetsplatser LOHJA - LOJO

SISUSTUSSUUNNITTELUKOULUTUS TAMPERE KEVÄT 2019

1009/2017. Huonelämpötilan hallinnan suunnittelussa käytettävät säätiedot

TV08S1E(CD) Mediatekniikan koulutusohjelma, S08, ryhmät C &

Työttömyysaste, työttömät työnhakijat ja avoimet työpaikat - Arbetslöshetstalet, arbetslösa arbetssökande och lediga arbetsplatser LOHJA - LOJO

Ennakkoväkiluku Lapin kunnissa ja seutukunnissa kuukausittain vuonna 2010

Ennakkoväkiluku Lapin kunnissa ja seutukunnissa kuukausittain vuonna 2014

Ennakkoväkiluku Lapin kunnissa ja seutukunnissa kuukausittain vuonna 2014

Transkriptio:

Rikosseuraamusalan sanastoa SUOMI SOMALI Finnish Somali apulaisjohtaja maamule ku-xigeen arviointikeskus xarunta qiimeynta asianajaja qareen erikoissuunnittelija qorsheeye gaar ah erityisohjaaja hage khaas ah gynekologi jenekolojiiste, dhakhtarka ku takhasusay cudurada ku dhaca xubnaha taranka ee haweenka hammaslääkäri dhakhtarka ilkaha hoitaja daryeele kirjasto maktabad lääkäri dhakhtar notaari ansaxiye; qof leh awood ansixin,ama markhaati ka noqonaya saxiixa waraaqda ohjaaja hage opinto-ohjaaja la taliyaha arimaha waxbarshada pastori (hengelliset asiat) baadari (arimaha ruuxiga ah) poliklinikka xarunta bukaan-socodka psykiatri dhakhtarka qaabilsan daaweynta cudurada ku dhaca maskxda psykologi saykolojiiiste rikosseuraamusesimies qofka qaabilsan fulinta ciqaab-dambiyeedka sairaanhoitaja kalkaalisada caafimaadka sosiaalityöntekijä sooshalka, qofka qaabilsan daryeelka arimaha bulshada tulkki turjubaan työnjohtaja horjooge shaqaale täytäntöönpano fulin, dhaqan-gelin vankila xabsi,jeel vankilanjohtaja madaxa/maamulaha xabsiga vartija waardiye virkailija shaqaalaha, mas uulka xafiiska yhdyskuntaseuraamustoimisto xafiiska ciqaabaha ee bulshada järjestyssäännöt sharciyada/nidaamka goobta looga dhaqmo kanttiini dabakaayo, makhaayad yar oo ku dhextaal isbitaalka, xabsiga, xero askareed, jaamacad iwm. kirkko/hiljentymishuone kaniisad/qolka deganaanta kutsuvalo sellissä badhanka la taabto marka aad cid u yeereyso xabsiga dhexdiisa liikunta isboorti maksukortti kaarka lacag bixinta ovet auki albaabadu waa furan yihiin ovet kiinni albaabadu waa xiran yihiin perhetapaaja qof ka tiran qoyska oo la kulmaaya qofkiisa ka xiran poistumislupa ogolaanshaha bixitaanka puhdistaja (putsari) nadiidfiye

puhelin telefoon puhelinaika waqtiga telefoonka kuntosali hoolka jimicsiga päiväjärjestys qorshe-maalmeedka ruoka-aika waqtiga cuntada sellipuhelin telefoonka qolka xabsiga asiointilomake kaarka lagu qoro ballanka soo shaladda tapaaja qof la kulaamya maxbuuska tilauslista liiska dalabka tulo-opas hagista loogu talagalay qofka cusub ulkoilu lugo baxsi, socod bannaanka lagu aado si loo soo hawo qaato ehdollinen vankeus xabsi shuruud ku xiran ehdoton vankeus xabsi aan shardi ku xirneyn kantelu cabasho valvottu koevapaus tijaabinta sii deynta, tijaabinta xoriyad siinta lainvoimainen dhaqangal sharciga waafaqsan oikaisuvaatimus dalbasho sixitaan oikeudenkäynti dacwad-qaadis, dacwad oogis, maxkamad saaris qaadista kiiis-maxkamadeedka päihdetesti dhiigga ama kaadida laga qaado qofka, si loo ogaado inuu wax maandooriye ah isticmaalay iyo in kale päihteettömyys joojinta ama goynta isticmaalka maandooriyaha rangaistusajan suunnitelma qorsheynta waqtiga ciqaabta siirtoanomus codsi ku saabsan bedel syyte dacwad ku oogis, eedeyn tuomio xukun xukun-maxkamadeed tutkintavankeus xabsi lagu hayo qofka inta uu u socdo baaritaanka dambiga ee lagu tuhunsan tahay valitus racfaan, rafcaan valitusoikeus xuquuqda racfaan qaadashada valvonta ilaalin vankilatarkastus baaritaanka xabsiga vapautuminen sii deyn/xorriyad siin vapauttamissuunnitelma qorshaha sii deynta, qorshaha xorriyad siinta yhdyskuntapalvelu u adeegga bulshada(waa nooc ganaax ah oo lagu xukumo qofka, oo uu si lacag la aan ah ugu adeegayo bulshada) allergia xasaasiyad, alleerji diabetes sokorow, kaadi-macaan hengitysoire calaamad neefsashada la xiriirta ihottuma finan, firiirac, nabaro yar-yar oo jirka ka so baxa kipu xanuun kutina cun-cun

kuukautiset dhiigga caadada (dhiiga caadada ee dumarka ku dhaca) kuume qandho, xummad lääke daawo raskaus uur ripuli shuban sydänsairaus wadne xanuun särky kaar, xanuun ummetus calool fariisaho, waxaa keena saxaradii oo adkaata verensokeri dhiigga sokorta verikoe dhiig qaadis hanskat goloofyo, gacmo-gashi koneet aalado, mashiino, makiinado kuulosuojaimet dhago ilaaliyaal, waa qalab dhagaha shanqrta xooga badan looga ilaaliyo marka laga shaqeynaao meel ay shanqar xoog badan ka jirto lasit muraayado ookiyaalayaasha indhaha lagu dhowro marka shaqada la hayo suojavaatteet dharka shaqada loo xirto ee qofka ka ilaalinaya in jirkiisa ama dharkiisa caadiga ah wax ka gaaraan turvakengät kabaha ammaanka (kabaha loo xirto shaqada ee qofka ka ilaalinaaya in lugaha ay dhibaato ka soo gaarto) turvallisuusohjeet talo-bixin la xiriirta dhinaca ammaanka varoitus digniin kirja buug koulu iskuul oppitunti xisadda waxbarashada tietokone kombiyuutar aviomies ninka xaaska leh isä aabo kadonnut lumay, la waayay, kansalaisuus jinsiyad, dhalasho karkotus xoog uga saarid qof waddan, musaafurin, tarxiilid kotimaa dalka hooyo lapset carruur oikeudenkäynti dacwad-qaadis, dacwad oogis, maxkamad saaris (qaadista kiiis-maxkamadeedka) oleskelulupa sharciga deganaanshaha dalka (ciqaamad) perhe qoys sisko walaasha skype iskaayb (waa nooc ka mid ah warbaahinta bulshada ee lagu wada xiriiro) sota dagaal sähköposti iimeyl ulkomaat wadamada ajnabiga, wadamada shisheeyaha ah vaimo xaas

veli walaalka yhteydenpito wada xiriirid, xog- isdhaafsasho äiti hooyo maanantai tiistai keskiviikko torstai perjantai lauantai sunnuntai tammikuu helmikuu maaliskuu huhtikuu toukokuu kesäkuu heinäkuu elokuu syyskuu lokakuu marraskuu joulukuu yksi kaksi kolme neljä viisi kuusi seitsemän kahdeksan yhdeksän kymmenen isniin talaado arbaco khamiis jimco, jamce. Jimce sabti axad jannaayo feberaayo maarso abriil maajo, maarso juun luuliyo, juulaay agoosto sebteembar oktoobar nofeembar diseembar kow laba saddex afar shan lix toddoba sideed sagaal toban Jos haluat soittaa, paina sellipuhelinta ja kysy vartijalta, voitko Haddii aad dooneyso in aad cid u yeerato, waxaad taabataa badhanka qolka ku rakiban, dabadeedna weydii waardiyaha, ma awooddaa Jos haluat ulos, kuntosalille, kirjastoon tai kirkkoon, paina kutsuvaloa Haddii aad dooneyso inaad aado hoolka jimicsiga, maktabadda ama kaniisadda, waxaad riixdaa badhanka cid u yeerista Kanttiiniostokset tilauslomakkeella, maksaminen omalla maksukortilla Waxyaabaha aad ka gadaneyso tabakaayada waxaa ay ku qoran yihiin liiska dalbashada, adigoo ku bixinaaya lacagta kaarkaaga bankiga Kanttiinista ostetaan myös puheaikaa waxaa sidoo kale tabakaayada aad ka gadan kartaa, risiidka ku hadalka telefoonka, telefoonka ayaad ka buuxsan kartaa Jos haluat olla yhteydessä terveydenhoitoon, kirjoita asioimiskaavake poliklinikalle tai pyydä henkilökunnalta apua asian selvittämisessä Haddii aad uu baahan tahay in aad la xirirto kalkaalisada caafimaadka, waxaad ku qortaa foomka xarunta bukaan-socodka ee arimahaas loogu talagalay, ama waxaad shaqaalaha weydiisataa in ay kaa caawiyaan sidii aad arinkaas ku heli laheyd Pastori hoitaa hengelliset asiat, myös eri uskontoon kuuluvien kanssa Baadarigu wuxuu ka mas uul yahay arimha la xiriira xagga ruuxda, xitaa dadka diimaha kale heysta waa ay la kulmi karaan Arviointikeskus ja erikoissuunnittelijat päättävät sijoitusasioista (suljettu vai avovankila) Dadka qaabilsan qorsheynta gaarka ah iyo wadahadalka qiimeynta, ayaa waxaa ay go aan ka gaari karaan arimaha la xiriira qaabka uu ahaanayo xariga maxbuuska, ma xabsi furan baa, mise waa mid uu qofku gudaha ku jirayo

Erikoissuunnittelija tekee rangaistusajan suunnitelman kanssasi Qorsheeyaha gaarka ah ayaa adiga kula sameyn doonaa qorshaha la xirira xilliga ciqaabta Kirjastosta voi pyytää lainaan myös sanakirjoja Maktabadda waxaad sidoo kale ka dalban kartaa in ay ku amaahiyaan qaamuusyada