Q A A M U U S I S L A A M I A H:



Samankaltaiset tiedostot
Adeegga Kanta waxa uu ku socdaa nuunuuga illaa awooga iyo ayeeyda

SOMALI. Ka qayb qaado!

Sharciga sinnaanta. -sanduuqa qalabka la dagaalanka takooridda. SEIS Suomi Eteenpäin Ilman Syrjintää

Vammaisen. palveluopas TILMAANSIIYAHA ADEEGYADA EE LOOGU WADDANKA U SOO GUURAY. Vammaisfoorumi ry. Ururka foorumka naafada (Vammaisfoorumi ry)

Allaahin, Armeliaimman Armahtajan Nimeen. 1. Luku. Kuka Allaah on? Allaah on Ar-Rabb (Hän, joka luo, pyörittää asioita ja omistaa kaiken.

KU SOCOTA AKHRISTAHA

Buugeyga xusuusta. Sooshalkayga: Tel: Hawlwadeenkayga sooshalka: Tel:

Latalin ku saabsan deggenaanshaha

Ma la kulantay takoorid ama cunsuriyad?

>>"Siihen meni varmaan kauan aikaa mennä Mekasta Jerusalemiin sillä eläimellä.

Buuggayga xasuus qorka

QAAMUUSKA ARRIMAHA BULSHADA

HAGAHA. xigto daryeelaha ee ku qoran luqadda hufan. Waan caawiyaa xigtadeyda xageen ka helaaa nafsad ahaanteeyda caawinaad?

Aloitan Jumala Armeliaan Armahtavan nimeen. Tämä kirja on tarkoitettu muslimilapsille ramadanin ajaksi. Kirjassa on puuhaa ramadanin jokaiselle

Islam & Hyvinvoin ti. LK Anas Hajjar Vantaan terveyskeskus Suomen Islamilaisen neuvoston pj. Helsinki Abdirazak Sugulle Mohamed

Deegaan lagu raaxeysto

Yhtäläisyydet abrahamilaisten uskontojen kesken. Wednesday, August 19, 15

SOMALIN KIELEN OPPIMATERIAALI Digimateriaali

Kala duwaanshaha dhaqamada iyo waxa la-iska aamino Qoyska islaamka iyo hab dhaqameedkooda Kontiolahti iyo

Sisällys. Lukijalle Islam maailmassa. 2. Islamin perusteet. 3. Profeetta Muhammed. 4. Islam ja muut uskonnot

Olen luonut henkiolennot ja ihmiset vain palvelemaan Itseäni. [1]

Kuluttajaliitto - Konsumentförbundet ry. Nidaamka kirooyinka. Talooyin loogu talagalay dadka wax kireysanaya iyo kuwa wax laga kireysto

Käsikirjoittajat: Fadumo Bile Jama Abdulkadir Hamdi Abdalla

Hagaha waxaa isagoo qaab elekterikal ah looga helaa islamarkaasna laga daabacan karaa bogagga internetka ee magaalada Hämeenlinna.

Toivotamme kaikille Siunattua & Hyvää Ramädaania!

Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin. Gergaarka deg dega ah. Daad gureyn/qaxin/faaruqin/banneyn fadhi u ah

Islamin peruspilarit. Viisi asiaa, joita muslimit tekevät. 13. syyskuuta 16

JALO KORAANI - Viimeiset 10 Suuraa (2)

Lakashifay/daah laga qaaday ama marka gaari lajiidaayo laguxiro. Sun aad udaran dadka disha Macdan/wax aan dabku kareenin/karin

Islamin perusteet. ja islamilainen arki. 12. lokakuuta 16

Lahjanumero 5; 1. Muhärram 1427 Siunattua Hijraa /

Sisällys. 1 lk. 2 lk. IV Käyttäytyminen I Islamin merkitys ihmiskunnalle ja yksilölle II Allahin ominaisuudet... 23

Sidee guriga loogu hirgeliyaa daryeel daawo oo ammaan ah?

Allaahin, Armeliaimman, Armahtajan Nimeen

GURIGAYGA DABAQA AH HAGAHA DEGANAYAASHA JAWIGA FINLAND IYO DHISMAYAASHOODA

haluan jannaan (paratiisiin). Tämän pitäisi olla elämämme päämäärä:

WARBIXIN LOOGU TALA GALAY MACAAMIISHA CUSUB EE XAFIISKA SHAQABIXINTA IYO WAX SOO SAARKA

Suomen Tunnustuksellinen PYHÄKOULUMATERIAALI 1(5) HESEKIEL

Allahin, Armeliaan Armahtajan nimeen. Kirjoittanut Tri Naji I. Arfaj Englanninkielisestä käännöksestä suomentanut Ummu Mariam.

Hurdo iyo hurdo xumo

Turun Islamilainen Yhdyskunta Tammikuu (1)

JUMALAN VALTAKUNTA ALKAA MURTAUTUA ESIIN Jeesus voitti kiusaukset erämaassa. Saarna Ari Puonti

Turun Islamilainen Yhdyskunta Tammikuu (1)

USKOONTULON ABC. almondy.suntuubi.com

Mohamed Hassan Turku University of Applied Sciences

Qalqalka xusuusta, xanuunada xasuusta, hilmaanka

Lähetyshiippakunnan pyhäkoulutyö

Su aalo-weydiinta isqiimeynta ee awoodda shaqada iyo waxqabadka

Valoon saattaminen ja tilojen puhdistaminen

Allahin, Armeliaan Armahtajan nimeen. HADITH 1 (aikomus)

JIMICSIYADA DARDAR- GELINTA MASKAXDA

ISLAMILAINEN HAUTAUS

Kirjoittanut Imaami & Muhaddith Muhammad Naasirud-Deen Al- Albanee (k. 1420AH - rahimahullaah) Rukoile kuten olet nähnyt minun rukoilevan

Hän sanoo myös (merkityksen selitys): "Kaikki, mitä on siinä (maassa), tulee tuhoutumaan." (Koraani 55:26)

JEESUS OPETTAA JA PARANTAA GALILEASSA

JAAKOBIN PAINI. 1. Kertomuksen taustatietoja a) Kertomuksen tapahtumapaikka Penuelissa, matkalla Harranista, Laabanin luota takaisin luvattuun maahan.

Sūra al-fātih{an selitys. Abd al-rah{mān al-sa dī

Allaahin, Armeliaimman Armahtajan Nimeen JOHDATUS

Jehovan todistajien. Tämän kaavion kuvat: Pixabay ja JW.ORG. Kerubit. Kerubi. Jehova Jumala. Kerubit. Serafit. Sana, Logos, Mikael. Demonit.

Pitäkää rukouksenne ja antakaa almuja. Mitä hyvää teettekin itsenne puolesta, löydätte sen Jumalan luota. Jumala näkee mitä te teette.

Mikkelissä islamin opetus järjestetään keskitetysti ja yhdysluokkaopetuksena.

Tämän leirivihon omistaa:

ISMAEL SYNTYY. 1. Kertomuksen taustatietoja a) Missä kertomus tapahtui Mamren tammistossa

Totisesti, uskovaiset menestyvät. Ne, jotka nöyrtyvät rukoillessaan.

Missio Järvenpää/TV7 raamattukoulu 2011 Pekka Sartola V A R T I J A. Mikä hetki yöstä on?

Mashruuca ETNIMU, Koorsada horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 4aad. Farxada maskaxda

Nettiraamattu. lapsille. Jumalan. mies

Ensimmäinen Johanneksen kirje 2. osa

Islam TT. Islamin levinneisyys. Synty

Barnaamijka ETNIMU, koorso horumarinta caafimaadka maskaxda qeybta 5aad. Dareemada.

Matt. 7: 1-29 Pirkko Valkama

Af Soomaali - somali. hage ganacsi. Kaganacsiga dalka Finland

HAGIS CARUURTA LAGU HAYO XANAANADA KA HORTEGISTA JIROOYINKA FAAFA IYO DARY- EELKOODA

Assalam aleikum! -johdanto islamiin

Abrahamin tapaus. Roomalaiskirjeen selitys 9 Room. 4:1-8 Savonlinnan Tuomiokirkko,

Raamatussa. Kuka mitä

JEESUS PARANTAA NAISEN JA MIEHEN SURKASTUNEEN KÄDEN SAPATTINA

"Olen luonut jinnit ja ihmiset vain palvelemaan Itseäni." Suurah Zaariyat 51:56

Kun olen hätääntynyt ja ahdistunut, odotan

Nettiraamattu lapsille. Pietari ja rukouksen voima

Raamatun lainaukset vuoden 1992 raamatunkäännöksestä.

ISLAM YHTEINEN USKOMME TEHTÄVÄSARJA ISLAMIN OPETUKSEN TUEKSI. Harri Laitinen

Ristiäiset. Lapsen kaste

Simson, Jumalan vahva mies

Ma hadli karnaa? Mashruuca

Somalinkielinen kasvatusvihko vanhemmille Barbaarinta caruurta iyo waalidnimada. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola

SYNTINEN NAINEN FARISEUKSEN TALOSSA

Nettiraamattu lapsille. Jeesus, suuri Opettaja

Miten puhua Jumalasta muslimien kanssa?

Nettiraamattu lapsille. Kuningas Daavid (2. osa)

SUUREN PAASTON HETKET ja ENNEN PYHITETTYJEN LAHJOJEN LITURGIA III, VI JA IX HETKI

Aabrahamin isä Terah lähti ja myös halusi Kanaanin maahan. 1: Moos. 11: 31-32:

SYNTIINLANKEEMUS JA LUPAUS VAPAHTAJASTA

Nettiraamattu lapsille. Hyviä ja huonoja kuninkaita

MIHIN OIKEIN LUOTAT? JA KYSYMYS YLPEYDESTÄ JA NÖYRYYDESTÄ VARIKKO

Mikä neuvoksi, kun tällaiset kysymykset meitä askarruttavat ja saartavat?

Jeesus, suuri Opettaja

Warbixinta Habka Cadaaladda Danbiga ee Dhibanayaasha YARYAR ee la Dulmiyay

Ensimmäinen Johanneksen kirje 4. osa

Transkriptio:

Q A A M U U S I S L A A M I A H: SOOMAALI-FINISH ISLAM-SANAKIRJA: SOMALI-SUOMI 1

1. Painos / Dab cadii koobaad 2008 IQRA Islam Yhdistys ry, M. Abdulkarim ja M. Elo Kopiointioikeudet: Tätä kirjaa voidaan kopioida henkilökohtaista tai ei-kaupallista tarkoitusta varten IQRA - Islam Yhdistys ry:n luvalla. Ururka IQRA - Islam Yhdistys Wuxuu ogolyahay buugan in la badiyo, la miimguuriyo qayb ama dhamaantii (la koopiyeeyo) iyada oon lagu ganacsanayn. ISBN: 978-952-5779-01-1 2

TUSMADA Ereyada hore 4 Hordhac 6 Xilka Dacwada 6 Ujeedada Dacwada 8 Habka saxda ee dacwada loo fidiyo 8 Qofka daaciga ah waa in uu la yimaado 10 Daacigu waa in uu iska ilaaliyo 13 Liiska ereyada 15 Magacyada ambiyaatka 50 Ereyo Islaami ah oo wax badan la isticmaalo 52 Aayado Quraan ah oo kurgu gargaari dacwada 55 IQRA - Islam Yhdistys ry. waxaa kale oy daabaceen bugaagtan 58 3

Bismillaahi ar-raxmaani ar-raxiim EREYADA HORE Walaalahay muslimeed ow, Buugan yari waxaa loo diyaari si uu idiinku caawiyo in aad dadka finishka uga warantaan barakada diinta Islaamka, aad u qaybisaan aqoonta Eebe iyo Diintiisa aanad dadka ugu yeertaan diinta si ay dabka naarta uga badbaadaan Naxaarista Eebena u helaan. Waxaan Ilaahay ka baryeenaa buugani in uu idin anfaco aanad qiimeysaan. Waxaynu la daganahay dalkan dad badan oon ogeyn sababta ay u noolyihiin, una baahan in ay helaan Ilaahay. Dadkani waxay ku jiraan xabsi jaahilnimo maadama ay diinteena waxba ka ogeyn. Xilka dadkan naga saaran wuu culusyahay. Eebe Quraanka wuxuu ku leeyahay: Jinn iyo Insi wax aan cibaado ahayn uma abuurin. (Quraan 51: 56) 4

Ee ah kuwa rumeeyey Xaqa kuna xasishay Quluubtoodu xuska Eebe, xuska Eebeyna ku xasishaa Quluubtu. (Quraan 13: 28) Wixii sax ah oo halkan ku yaal waa xaga Alle wixii khalad ah na waa qoraayaasha iyo shaydaanka. Wax khalad hadii aad ku aragto qaamuskan, fadlan nala soo xiriir si aanu u saxno, Baarakallaahu Fiik. Eebe waxaynu ka baryeynaa in uu na caawiyo, uu ina hogaamiyo, dacwadana uu noo sahlo dambiyadeenana noo cafiyo. Aamiin. IQRA Islam yhdistys ry. 5

HORDHAC Xilka Dacwada Yaa ka fiican hadal ruux ugu yeedhay (dadka) Eebe xagiisa, oo camal fiican sameeya, oo dhaha anigu waxaan ka mid ahay muslimiinta. (Quraan 41: 33) Rasuulullaah (saws) wuxuu yiri: Qofkii dadka ugu yeera hogaanka,wuxuu leeyahay ajarka qofka raaca, qofkaas oon ajarkiisa waxba laga dhimin. (Saxiix Muslim) Quraanka iyo Sunnaha nabiga waxay tilmaamayaan in dacwada ay tahay mas uuliyad kamid ah kuwa waajibka uu Ilaahay ka dhigay. Quraanka Eebe Cazza wa Jall wuxuu ku leeyahay: Ha layidinka helo Umad u yeedha Kheyrka oo fari Wanaaga oo ka reebta waxa la Naco (Xumaanta) kuwaasina wuu uun kuwa liibaanay. (Quraan 3: 104) 6

Dheh tan waa waddadayda (xaqa ah) Waxaana ugu yeedhi (dadka) Xaga Eebe anoo ku sugan Xujo cadaniga iyo inta I raacda, Waxaana Nasahay Eebe, kamidna ma ihi mushrikiinta. (Quraan 12: 108) Sidaa darteed, Ilaahay Cazza wa Jall wuxuu sheegayaa in ummada nabi Muxammad (scw) ay yihiin dad isugu yeera diinta Ilaahay, ayna yihiin dad xikma leh si fiican diintana u fahmay oo mas uuliyad sidaan. Dadkaa qof ka mid ah markuu maqlo Rasuulka kalmad laga soo wariyey, wuu adeecaa oo sunnihiisa ayuu raacaa. Culamada waxay sheegayaan in Dacwada ay tahay fard kifaaya, meelaha ay daaciyada joogaan. Dad baahida buuxin karaan haday dacwa fidinayaan, dadka intiisa kale waajib ku ma aha, qofkii Ilaahay dartiis laakin u sameya camal wanaagsan oo sharaf leh ayeey u tahay. Saas oy tahay, dad meel haday isugu tagaan, iyaga oo qofna uu dacwa fidineyn dambi ayeey kulligood ku noqoneysaa. Markaa mas uuliyada waa in la qeybsado nin walbana uu dacwada fidiyo intii uu awoodo. Wakhtiyada ay daaciyada yar yihiin fitnada ay badantahay jaahilnimadana ay culustahay, 7

dacwada waa fard al cayn, waa mas uuliyad qof walba waajib ku ah intii tamartiis ah. Ujeedada Dacwada Ujeedada dacwada waa in dadka mugdiga laga soo bixiyo oo iftiinka la keeno, iyo in xaqqa lagu hogaamiyo ilaa inta ay ka qabsanayaan kana badbaadayaan dabka iyo xanaaqa Ilaahay. In qof gaal ah mugdiga laga soo bixiyo oo iftiinka la keeno iyo jidka saxda ah, in jaahilka mugdiga jaahilnimada laga soo bixiyo oo iftiinka aqoonta la keeno iyo adeecida Ilaahay subxaanahu wa tacaal sida uu sh. Ibn Baz raxiimahullaah sheegi. Habka saxda ee dacwada loo fidiyo Ummada inteeda dambe waxaa sixi doona wixii inteeda horay saxay, tan waxaa isku raacay dadka aqoonta iyo iimanka uu Ilaahay siiyey. Dhabtii, habka loo toosinkaro dadka, jidka saxdana loogu simikaro waa in la raaco tusaalihii Rasuulkeena (scw) iyo asxaabitiisa radiallaahu canhum, kadibna iyaga kuwii ku xigeen, xaqqana ku toosnaayeen ilaa wakhtigeena. Diinta marka la fidin, waa in loo fidiyo si sharaf lef, qofka fidinayo waa in uu yahay qof fahansan diinta, aqoon leh iyo aadaab, aqiidadiisana ay saxsantahay. Wax walba oo ka soo hor jeeda sharciga Eebe, iyo 8

wixii bidco ah waa in uu ka fogaado. Waxwalbana waxaa ka muhiimsan Towxiidka. Towxiidka waa sababta Ilaahay uu noogu soo diray amibiyaadka iyo kutubada waana sababta uu Ilaahay u abuuray bani aadamka iyo jinnka. Jinn iyo Insi wax aan cibaado ahayn uma abuurin. (Quraan 51: 56) Rasuulullaah (scw) arinta ugu horeysay uu dadka ugu yeeray waxay ahayd towxiidka. Ugu yeedh Jidka Eebahaa si xigmada iyo Wacdi fiicana kulana dood sida u fiican, Eebahaa wuu ogyahay cidda ka dunta Jidkiisa wuuna ogyahay kuwa hanuunsan. (Quraan 16: 125) Ugu yeer dadka kalimada - Laa ilaaha illallaah - Muxammadun ur-rasuulullaah - Diinta Ilaahay waa diin kaamil ah, islaamka ayuu qof waliba ka heli noloshiisha aduunyo iyo aakhiroba wax kasta uu ugu baahanyahay. 9

Qofka daaciga ah waa in uu la yimaado 1. Niyad toosan: waa in uu raadiyo Wajiga Ilaahay kaliya, uuna u sameeyo Ilaahay dartiis wax walba uu sameynayo. 2. Aqoon: waa in uu leeyahay aqoon diineed. Dheh tan waa waddadayda (xaqa ah) Waxaana ugu yeedhi (dadka) Xaga Eebe anoo ku sugan Xujo cad aniga iyo inta I raacda, Waxaana Nasahay Eebe, kamidna ma ihi mushrikiinta. (Quraan 12: 108) Waa muhiim qofka marka uu ka hadlayo Ilaahay iyo diintiisa in uu aqoon leeyahay. Bilaa aqoon qofka waxaa dhici karto in uu dambi uun isku soo jiido aakhiradiisa iska lumiyo. 3. Naxariis iyo fahmo: Daaciga waa in uu naxariis leeyahay, uu jilicyahay, samir badanyahay marka uu dacwo fidinayo, sidii Ambiyaadka Ilaahay ay ahaayeen. Una dhaha Hadal jilicsan bal inuu waxa xusuusto ama cabsado. (Quraan 20: 44) 10

4. Quraanka iyo Sunnaha : Daaciga waa in uu hubiyo in uu adeecayo Quraanka iyo Sunnaha. (Waxaana la dirray) xujooyin iyo Kutub waxaana kugu soo dejinay Quraanka inaad u caddayso Dadka waxa loo soo dejiyey, inay fikiraan. (Quraan 16:44) 5. Xikma : Daaciga waa in uu isticmaalo xikma marka uu dadka ugu yeerayo jidka xaqqa ah. Ugu yeedh Jidka Eebahaa si xigmada iyo Wacdi fiicana kulana dood sida u fiican. (Quraan 16: 125) 6. Tusaale: Daaciga waa in uu noqdo tusaale dadka ay ku dayan karaan. Diinta waa in ay isaga ka muuqataa iyo wanaaga uu dadka ugu yeeri. Dadka xaqa rumeeyayow maxaad u sheegeysaan wax aydaan falaynin Waxaa cadho weyn Eebe agtiisa ku ah inaad sheegtaan wax aydaan falaynin. (Quraan 61: 2-3) 11

Yaa ka fiican hadal ruux ugu yeedhay (dadka) Eebe xagiisa, oo camal fiican sameeyey, oo dhaha anigu waxaan ka mid ahay muslimiinta. (Quraan 41: 33) 7. Taqwa: Daacigu wuxuu u baahanyahay taqwa. Waa in uu ka cabsado Ilaahay, uu xasuusto Rabbigiisa xataa marka la caayo ama lagu dhibo dacwada uu fidin. 8. Dadaal: Daacigu waa in uu ku dadaalo dacwada fidinteeda uuna ka daalin. Waxaad dhahdaa Fadliga Eebe iyo Naxariistiisa arintaas ha ku farxeen (mu minuuntu) iyadaa ugu Kheyrroon waxay kulmine. (Quraan 10: 58) 9. Duco: Daacigu waa in uu u duceeyo dadka uu ugu yeerayo diinta Ilaahay, uu yiraa Allaha xaqqa kugu simo. Saa Rasuulullaah (scw) xataa marka ay diidaan dadku wuu u duceyn jirey oo wuxuu oranjirey Ilaahayow hogaami oo tus in ay aqbalaan Islaam. 10. Ha ka xishoon hana ka baqin dacwada: Daaciga dadka ugu yeeraya diinta Ilaahay ma aha in uu ka baqo ama ka yaxyaxo in uu tuso dadka wuxuu 12

rumeysanyahay. Waa in uu ku faanaa u yiraa Muslim ayaan ahay, jidkan weeye ka aan idiinku yeeri. 11.Xaqqa raacidiisa: Daacigu waa in uu aqbalaa runta, xataa haday dhib ku tahay ama ay ka soo hor jeedo fikradiisa shakhsi. 12. Talo dhiib dhibkana u samir: Daaciga waa in uu talo siiyo dadka saa diintu waa talo. (A diinu nasiixa) wixii dhib uu la kulmana uu u samro sida ayaadaha Quraanka ay ina farayaan: Eebe wuxuu ku dhaartay Waqtiga Casarka. In dadku khasaaro ku suganyahay. Marka laga reebo kuwa rumeeyey xaqa ee camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka. (Quraan 103: 1-3) Culamada waa in la qiimeeyo oo diinta laga wareysto. Daacigu waa in uu iska ilaaliyo: 1. Ka dardarka / Xad dhaafka: Rasuulullaah (scw) waxaa lago soo wariyey in uu yidhi Dadow iska ilaaliya waxa xad dhaafka ah, oo diinta xad keeda dhaafaya, saa dadkii idinka horey wax kale ma baabi in oon ahayn xad dhaafka diinta. 13

Sidoo kale wuxuu yiri sallalaahu caleyhi wasallam Dadka xadka dhaafa waa la baabi in, dadka xadka dhaafa waa la baabi in, dadka xadka dhaafa waa la baabi in. 2. Eebe oo laga hadlo bilaa aqoon: Waa dambi weyn ruuxa muslimka in uu dhaho kan waa xalaal ama kan waa xaaraan isaga oon hubin in arintaa ayaad ama xadiis uu ku soo aruurey. 3. Iska ilaali in aad qofna ku odhan gaal : Rasuululaah (scw) wuxuu yidhi Qofkii walaalkii ku yidhaa gaal ama cadowgii Eebe taas oo been ah, isaga ayeey ku noqon kalmadaa. (Saxiix Bukhari) 4. Dagdaga: Dagdaga wax kheyr leh kama dhasho ee iska ilaali dagdaga. 5. Koox raaca: Si indoolnimo ah ha u raacin koox, mar walba hubi dadka aad la socoto in ay xaqa ku toosan yihiin. Sax markaad awoodo, haday ku adkeystaan khaladkooda se ka har. Kuwa ku jahaaday Dartanno waxaanu ku hanuunin Jidkanaga, Eebanawuxuu la jiraa kuwa wanaagga fala. (Quraan 29: 69) 14

LIISKA EREYADA Ogeysiis: Erayadan waxaa ka mid ah magacyada Eebe qaarkood, dadka marka magacyadan looga warami wa in loo sheego in tafsiirka uusan sheegayn macnaha magaca oo kaamil ah, ee uu yahay macana u dhaw uun. B Bismillaah, Magaca Eebe Al-Basiir Bisha Ramadaan Barako Bani Israiil, Ilmo Yacquub Bani Aadam Badbaado Bidco Buuga camalka Allahin nimeen Kaiken Näkevä (Jumalan nimi) Ramadanin Kuukausi Siunaus Israelin lapset, Jaakobin lapset Ihminen, (Aatamin jälkeläinen) Pelastus Uudistus (uskonnossa) Tekojen kirja 15

Barzaq Been sheegid Tämän elämän ja tuonpuoleisen välitila Valehtelu 16

T Taqwa, Alle kacabsi Towxiid Taraawiix Tafsiirka Quraanka Taaghuut Tawraat Tasliim Taqliid, Ku dayasho Takfiir, Gaaleyn Towba Takbiir Tiraarka Islaamka Tiraarka Iimaanka Jumalan pelko, Tietoisuus Jumalasta Yksijumalaisuus Ramadan kuun yöllinen rukous Koraanin selitysteos Epäjumala Toora Rukouksen lopettaminen Sokea seuraaminen Epäuskovaksi julistaminen Katumus Sanoa Jumala on Suurin Islamin pilarit Uskon pilarit 17

J Jannada Jinn Jacayl Jaahil Jaahiliyya Janaaba Jibriil Jihaad Jimco Jumuca (Uruurid) Paratiisi Tulesta luotu henkiolento Rakkaus Tietämätön Tietämättömyys, Pakanuus Epäpuhtauden tila (sukupuoliyhteyden / siemensyöksyn jälkeen) Gabriel (Arkkienkeli) Kamppailu, Pyhä sota Perjantai Perjantairukous (kokoontuminen) 18

X Al-Xayyu Xajj Xaawo Xaaraan Xalaal Xadiith Xasad Xijaab Xaya Xasuusta Ilaahay Xasana Xumaan Xushmo Xornimo Xan 19 Elävä, (Ikuisesti, Todella Elävä (Jumalan nimi) Pyhiinvaellus Eeva Kielletty Sallittu Perimätieto Kateus Huntu Kainous, Ujous, Vaatimattomuus, Kunniallisuus, Siveys Jumalan muistaminen Hyve Pahuus Kunnioitus Vapaus Juoruilu Panettelu, Pahan puhuminen

Xaqq Xalaqa Xanaaq Xamdi Xaas Xaasas badan Xur al cayn Xukun Totuus Opintopiiri Viha, Suuttumus Ylistys Vaimo Moniavioisuus Paratiisin neidot Tuomio 20

KH Al-Khaaliq Khushuuc Khula Khutba Khamri, maan dooriyo Luoja (Jumalan nimi) Nöyryys, Antaumus Naisen ottama avioero Saarna Alkoholi, Päihteet 21

D Daartii nabada Diin Dambi Dalka Islaamka Dalka Gaalada Duco Dacwo Dulmi Daalim Dulqaad Dalaaq Daliil, Cadeyn Duhur (Salaad) Rauhan tyyssija Uskonto Synti Islamin tyyssija, Islamilainen maa Epäuskon tyyssija, epäuskovien maa Pyyntörukous Islamiin kutsuminen Vääryys Väärintekijä Kärsivällisyys Miehen ottama avioero Todiste Keskipäivän rukous (päivän 2. rukous) 22

R Rabbi Ar-Razzaaq Ar-Raxmaan Ar-Raxiim Rasuul Riyo Rajo Ruux Run Risala, Fariin Raali ahow Rukuuc Rakco Raxma, Naxariis Herra, Ylläpitäjä, Hyväntekijä (Jumala) Elättäjä, Hän joka antaa elannon kaikille (Jumalan nimi) Armollisin, Laupias (Jumalan nimi) Armahtaja (Jumalan nimi) Lähettiläs Uni Toivo Sielu, Henki Tosi Viesti Anteeksi Kumartaminen Rukouksen osio Armo 23

Riba Radiallaahu canhu Rizq Korko Olkoon Jumala häneen tyytyväinen Elanto 24

S As-Samad As-Samiic Sanam, Asnaam Soo Kicinta, Youmal Qiyaama Salaad Samada, Samaawaat Sadaqo Soon, Sowm Samir, Sabir Siyaaro Siraad Sujuud Saxaabi, Asxaab Suurad Hän joka ei tarvitse ketään mutta jota kaikki tarvitsevat (Jumalan nimi) Kaiken Kuuleva (Jumalan nimi) Epäjumalan kuva Ylösnousemus Rukous Taivas, Taivaat Almut Paasto Kärsivällisyys Vierailu Tie (Suora tie, tai silta helvetin yli) Maahan kumartaminen Profeetan Seuralainen, Seuralaiset Koraanin luku 25

Sunna Sanad, Isnad Salaan, Nabad Siddiiq Sixir Saxiix Saalix (Profeetan) Esimerkki Kertojaketju Rauha Totuudenmukainen Noituus Luotettava Hurskas, hyveellinen 26

Z Zina Aviorikos 27

SH Ash-Shakuur Shahaado Sharci, Shariica Shuruud Shukr Shahiid, Shuhadaa Shirk Shaki Shaydaan, Shayaadiin Shiici Kiitollisin (Jumalan nimi) Uskontunnustus Islamilainen lainsäädäntö Edellytys Kiitollisuus Marttyyri, Marttyyrit Epäjumalan palvonta, Vertaisten liittäminen Jumalalle Epäilys Saatana, Paholaiset, Demonit Shia-muslimi 28

DH Dhulka Dhalasho Dhimasho Maa Syntymä Kuolema 29

C Al-Caliim Al-Cadiim Al-Caziiz Carshiga Eebe Cabdullaahi, Adoon Alle Caalamiin, Wax walba oo jiro Cilmi Caalim Caro Ceeb Tietävin, Kaiken Tietävä (Jumalan nimi) Mahtavin (Jumalan nimi) Voimakkain, Mahtava (Jumalan nimi) Jumalan Valtaistuin Jumalan palvelija (miehestä) Kaikki olevainen (ihmiset, henkiolennot, maailmat jne.) Tieto (Uskon)oppinut Maa, savi, tomu (josta ihminen on luotu) Häpeä 30

Cawrah Cidda Cabsi Cisha (Salaad) Casar (Salaad) Camal Camal wanaagsan Cibaado Camal la aqbalay Cafis Ciqaab, Cadaab Ruumiinosat, joiden paljastaminen muille on kiellettyä Avioeron harkitsemisaika, Naisen odotusaika avioeron tai miehen kuoleman jälkeen Pelko Ilta/yörukous (päivän 5. rukous) Iltapäivän rukous (päivän 3. rukous) Teko Hyvä teko Palvonta Hyväksytty teko (Jumalan hyväksymä) Anteeksianto Rangaistus 31

Cadaabka qabriga Cumra Haudan rangaistus Pienempi, vapaaehtoinen pyhiinvaellus 32

G Al-Ghafuur Gacan furni Gaal, Kristan Gar Ghaib Ghusl Gudniin Gaal, Kaafir Anteeksiantava, Säälivä (Jumalan nimi) Anteliaisuus Kristitty Parta Näkymätön Rituaalinen peseytyminen (kylpeminen) Ympärileikkaus Epäuskova, Uskon torjuva 33

F Faasiq Fiqh, Cilmiga shariicada Fiirin, In laa fiiriyo Fard, Qasab,Waajib Firdoud Fitna Fitrah Fasaad Fatwa Fajar (Salaad subax) Fard Kifaya Kapinallinen, Jumalalle tottelematon Lainoppi Katsoa Pakollinen Paratiisin keskimmäinen ja korkein osa Koettelemus Luodun luonnonmukaiset taipumukset Korruptio Uskonoppineen mielipide / päätös Aamunkoiton rukous (päivän 1. rukous) Yhteisöllinen vastuu (jollekin osalle yhteisöä pakollinen) 34

Fard al-cayn Yksilöllinen vastuu (jokaiselle pakollinen) 35

Q Al-Qudduus Qabri Qoumu Luut Qadr Qansiir Qalbi, Wadno Qibla Qiyaamu layl, Salaada habeenka Pyhä, Hän joka on Pyhä (Jumalan nimi) Hauta Lootin kansa, Homoseksuaalit Kohtalo Sika Sydän Rukous suunta Yörukous 36

K Al-Kariim Kalmad, Eray Kitaab Kibir Kufur Kacba Antelias, Jalo, Kaikkein Anteliain (Jumalan nimi) Sana Kirja (yleensä Koraani) Ylpeys Epäusko, Uskon torjuminen Kaaba 37

M Al-Malik Makka Madiina Maryam Madhab Minhaaj Muslim Mu min Muttaqiin Muxram Muhsin Kuningas (Jumalan nimi) Mekka Medina Maria (Profeetta Jeesuksen äiti) Koulukunta (uskonnossa) Metodologia Muslimi, Jumalalle alistuva Uskova Jumalaa pelkäävä Mies, jonka kanssa nainen ei koskaan voi mennä naimisiin (lähisukulaisuuden vuoksi), tai aviomies Hyväntekijä 38

Masjid Malag Masiixi Dajjaal Masiix Mushrik Mugdi Munkar, Wax xun oo dhan Mahad noq Mu addin Maghrib (Salaad) Maqal, In la Meher Mujahid Murtad Munaafiq Miikail 39 Moskeija Enkeli Antikristus, Valemessias Messias Monijumalainen, Epäjumalain palvoja Pimeys Pahuus Kiitollisuus Rukouskutsun tekijä Auringonlaskun rukous (päivän 3. rukous) Kuulla Myötäjäislahja Uskonsoturi Luopio, Uskostaan luopunut Tekopyhä Mikael (Arkkienkeli)

Malakul Mowt Malaa igta wax qoraan Miisanka camalka (Youmal Qiyaama) Mahdi (Imaam) Maulaa Kuoleman Enkeli Kirjurienkelit Tekojen punnitseminen (tuomiopäivänä) Imam Mahdi Herra, Suojelija 40

N Naar Nafs, Nafta Naxariis Naxariis Alle Nadaafad Najaasa, Wasakh Nuur Namiima Nifaaq Nin Nikaax Niqaab Nolol aduunyo Helvetti, Helvetin tuli Sielu, Persoona Armo Jumalan armo Puhtaus Epäpuhtaus Valo Juorun kantaminen, Pahan puhuminen Tekopyhyys Mies Islamilainen avioliittosopimus Kasvohuntu Maallinen elämä 41

W Al-Waduud Wali Wajiga Ilaahay Weyso Wabiga Jannada Waswaas Wanaag Wax la nacay, Makruuh Wax wanaagsan, Mustahab Rakastava, Kaikkein Rakastavin (Jumalan nimi) Auttaja Jumalan kasvot Rukouspesu, Rituaalinen peseytyminen Paratiisin joki Saatanan kuiskuttelu Hyvyys Paheksuttu, Inhottu Suositeltu 42

H Al-Hakiim Hijra Hawaa Hogaansi Viisas, Kaikkein Viisain (Jumalan nimi) Maasta muutto Halut Johdatus 43

Y Yaqiin Youmal Qiyaama Yahuud Varmuus Tuomionpäivä Juutalainen 44

A Al-Awwal Al-Aakhiru Al-Axad Al-Aclaa Amar Alle Amiir Adoon Amatullaah, Adoontii Alle Anbiyaa Aadaan Aayad Ajar, Abaal marin 45 Ensimmäinen (Jumalan nimi) Viimeinen (Jumalan nimi) Yksi (Jumalan nimi, joka viittaa Hänen absoluuttiseen ykseyteensä ja ainutlaatuisuuteensa) Kaikkein Korkein (Jumalan nimi) Jumalan käsky Johtaja Palvelija, Orja Jumalan palvelija (naisesta) Profeetat Rukouskutsu Koraanin jae Palkkio

Aamin (Qof) Amaana Aqiidah Akhlaaq Aakhira Albaabka Naarta Albaabka Jannada Asxaabul Naar Asxaabul Janna Aduunyo Aamiin Luotettava (ihminen) Luottamustehtävä tai moraalinen vastuu Usko Käytös Tuonpuoleinen (elämä) Helvetin portti Paratiisin portti Helvetin asukas Paratiisin asukas Maallinen (elämä) Oi Allaah, hyväksy rukouksemme 46

E Eebe Jumala 47

I Ilaahay Istighfaar Islaam Iimaan Il, Isha xun Ikhlaas Israfiil Ixsaan Iftar Ibliis, Shaytaan Jumala Anteeksiannon anominen (Jumalalta) Islam, Alistuminen Jumalan tahtoon Usko Paha silmä Vilpittömyys Enkeli Israfil Uskon täydellistyminen (Jumalan palvominen siten kuin jatkuvasti näkisi Hänet, tai ainakin tietäen että Hän näkee) Paastonrikkomisateria Iblis, Saatana, Paholainen 48

U Ummad Ubad Uskovien yhteisö Jälkikasvu 49

MAGACYADA AMBIYAATKA Quraanka waxaa lagu magacaabay 25 Rasuul ama Nabi, inkasta oo muslimuuntu ay aaminsanyihiin in tiradooda ay intaa ka badneyd. Ambiyaatka ay muslimiintu xushmeeyaan waxaa ka mid ah: (*Rasuulada/Nabiyada xidigta la daba dhigay kitaabka Injiil xitaa waa lagu sheegi.) Koraanissa on nimeltä mainittu 25 profeettaa, muslimit kuitenkin uskovat että profeettojen todellinen luku on paljon suurempi. Muslimit kunnioittavat mm. alla mainittuja profeettoja (rauha olkoon heidän kaikkien yllä.) (*Profeetat, joiden nimien perään on merkitty tähti, esiintyvät myös Raamatussa.) Aadan Aatami* Isxaaq Iisak* Idriis Eenok* Luut Loot* Nuux Nooa* Yacqub Jaakob* Huud Huud Yuusuf Joosef* Saalix Saalih Shucaib Shu eib Ibraahim Aabraham* Ayyuub Job* Ismaaciil Ismael* Muuse Mooses* 50

Haarun Dhu'l-kifl Daawuud Sulaymaan Ilyaas Al-Yasa Yuunus Zakariya Yaxye Ciise Muxammad Aaron* (Mahdollisesti Hesekiel, ei varmuutta*) Daavid* Salomo* (Mahdollisesti Elia tai Elias, ei varmuutta*) (Mahdollisesti Elisa, ei varmuutta*) Joona* Sakarias* Johannes* Jeesus* Muhammad 51

EREYO ISLAAMI AH OO WAX BADAN LA ISTICMAALO Allaahu Akbar Alxamdulillaah Subxaan Allaah Fii Sabiilillaah Sallaahu Caleyhi Wasallaam Caleyhis Salaam Jazaakallaahu kheyr Jumala on Suurin Kaikki ylistys Jumalalle Kuinka täydellinen onkaan Jumala (Subhään: Yläpuolella, vapaana kaikesta epätäydellisyydestä mitä kukaan Hänen luoduistaan kykenee Hänen täydellisyydestään käsittämään, on Allaah) Jumalan tiellä, Jumalan vuoksi, Jumalan tarkoituksessa Olkoon rauha ja siunaus hänen yllään Rauha Hänelle Jumala Palkitkoon sinua hyvällä 52

Inshaa Allaah Laa ilaaha illallaah Muxammad waa Rasuulkii Eebe Acuudu billaahi mina shaytaani rajiim Astaghfirullaah As-Salaamu Caleykum Yarxamukallaah Yahdiikallaah (wa Yuslix Baalikum) Xuduud, Xadka oo Ilaahay Faray Jos Jumala suo Ei ole muuta jumalaa, kuin Allaah, Ei ole ketään, jolla on oikeus tulla palvotuksi, paitsi Allaah (Jumala) Muhammad on Jumalan Sanansaattaaja Etsin turvaa Jumalasta kirottua saatanaa vastaan Pyydän anteeksi Sinulta Allaah Jumalan rauha olkoon kanssasi Jumala sinua armahtakoon Jumala sinua johdattakoon (ja Korjatkoon asiaintilasi) Jumalan asettamat rajat 53

Quraan Furqaan Injiil Zabbuur Towraat Koraani Al-Furqaan, Koraani (Yksi Koraanin nimistä; tarkoittaa erottavaa tekijää, jonka avulla voidaan erottaa oikea väärästä, totuus valheesta jne.) Evankeliumi (Jeesukselle ilmoitettu Jumalan Pyhä Kirja sen alkuperäisessä muodossa) Psalmit, Psalttari (Daavidille ilmoitettu Jumalan Pyhä Kirja sen alkuperäisessä muodossa) Toora (Moosekselle ilmoitettu Jumalan Pyhä Kirja sen alkuperäisessä muodossa) 54

AAYADO QURAAN AH OO KURGU GARGAARI DACWADA (INSHA ALLAH) Ogeysiis Muhiim ah: Buugan tafsiirka quraanka ee lagu isticmaaley, sida tafsiirada kaleba ma ah micnaha quraanka on kaamil ah waxaana ka maqan quruxda uu u qoran yahay quraanka kariimka. Tafsiirka halkan lagu isticmaalay ujeedada in laga fahmo umbaa loogu talagalay waxaana laga yaaba khaladaad in ay ku jiraan. Tärkeä huomio! Tässä kirjassa käytetyt tai muut Koraanin käännökset eivät täysin vastaa alkuperäisen arabiankielisen Koraanin merkitystä tai sen ilmaisutavan kauneutta. Ne ovat lähinnä suuntaaantavia tulkintoja Koraanin merkityksestä, ja saattavat sisältää virheitä. SUURAT AL-IKHLAAS (Quraan 112) VILPITTÖMYYDEN SUURA (Koraani 112) Magaca Eebe yaan ku billaabaynaa ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. Jumalan, Armeliaimman Armahtajan nimeen. 55

1. Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (Wehelna ma leh). Sano: Hän on Allaah (Jumala), al-ahad (Yksi Ainoa). 2. Waana Sayid (deeqtoon). Allaah - as-samad (Hän, joka ei tarvitse ketään, mutta jota kaikki ikuisesti tarvitsevat). 3. Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin. Hänellä ei ole jälkeläisiä, eikä vanhempia. 4. Wax la mid ahna ma jiro. Eikä ole ketään Hänen kaltaistaan (ei ketään, joka olisi verrattavissa Häneen). SUURAT AL-CASR (Quraan 103) AJAN SUURA (Koraani 103) Magaca Eebe yaan ku billaabaynaa ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. Jumalan, Armeliaimman Armahtajan nimeen. 56

1. Eebe wuxuu ku dhaartay Waqtiga Casarka ah. Kautta al- Asrin (Ajan)! 2. In Dadku khasaaro ku suganyahay. Totisesti ihminen jää häviölle (on mennyttä). 3. Marka laga Reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaaraarma xaqa, isuna dardaarma Samirka. Paitsi ne, jotka uskovat ja tekevät hyviä tekoja, ja kehottavat toinen toistaan totuuteen ja kehottavat toinen toistaan kärsivällisyyteen. Subhaanaka Allaahumma wa bi hamdika, nashadu an laa ilaaha illaa Anta, nastaghfiruka wa natuubu Ilaika. 57

IQRA ISLAM YHDISTYS RY WAXAA KALE OY DAABACEEN BUGAAGTAN / MUITA IQRA ISLAM YHDISTYS RY:N JULKAISUJA: Arki ja palvonta (2007) Kielenkäytön pahat seuraukset (2007) Kolmen profeetan äidit (2007) Käsiteltäessä huolia ja stressiä (2007) Lasten tehtäväkirja 1 (2008) Lasten tehtäväkirja 2 (2008) Musliminimiä (2007) Muslimipojan opas elämän suuriin muutoksiin (2008) Muslimitytön opas elämän suuriin muutoksiin (2008) Profeetta Muhammadin vaimot (2008) Ramadân (2007) Sielun matka kuoleman jälkeen (2007) Sûra al-fâtihan selitys (2008) Vaaroja kotona (2008) Tilaukset osoitteesta: www.iqra-islamkirjat.com iqraislamkirjat@yahoo.com 58